Home » Archives by category » Latin America (Page 3)

Adigaaba Qosli Doontid: Qaniinyadii Suarez Iyo Sawirada Shactirada Badan Ee Laga Sameeyay Wax Badan Ka Arag!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaaba macquul ah in koobka aduunka 2014 loo bixiyo “Koobkii Suarez waalidiisa lagu ogaada” waayo daafaca xulka Italy Giorgio Chiellini ayuu garabka ka qaniinay mana ahan markii ugu horeesay ee uu xidigan falkan oo kale ku kaco waa markii 3-aad sidaa darteed aduunka oo idil amakaag ayay ku noqotay, qaarkood…

10-Xul Ee Ugu Qiimaha Badan Xulalka Koobka Aduunka Kasoo Muqdeen Sanadkan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koobka Aduunka haatan dalka Brazil ayuu si habsami ku dheehan uga socdaa waxaana dhamaad ku dhow kulamada Guruubyada sidaa darteed waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay warbixin ka hadleyso 10-ka xul ee ugu qiimaha badan tartankan iyo xul walbo xidigahiisa ugu qiimaha badan waxaana kaalinta kowaad galay xulka Brazil…

Neymar Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaaa Kala Socotaa Sheeko Xiiso Badan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Neymar Jr. waa xidiga ay ku faanaan reer Brazil sidoo kalena ka mid ah laacibiinta caalamka ugu wanaagsan waxaaa intaas usii dheer in Neymar uu ka mid yahay xidigaha ugu saameynta balaaran kubada cagta marka ay noqoto xayeysiinta iyo suuq geynta qalabka Sports ee kala duwan waxaan oran karnaa waa…

Dhaqtarka Luis Suarez Oo Caafimaadkiisa Ka Hor Mariyay Midka Suarez Madaama Uu La Daala Dhacaayo Xanuunka….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma sahlano mudo 4-todobaad gudaheeda inuu cayaaryahan kaga soo kabto qaliinka dhanka jilibka looga sameeyay sidoo kalena soo labaashadiisa uu wacdaro muujiyo balse Luis Suarez inuu xulka England kala diro sidoo kalena qaab cayaareed wanaagsan soo bandhigo kulankii uu Uruguay u saftay waxaa sabab u ahaa Dr. Walter Ferreira oo…

Bollywood-ka Iyo Xiisaha Ay U Qabaan Tartanka Koobka Aduunka Ee Dalka Brazil Ka Socdo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qaar ka  mid ah jilaayaasha Bollwood-ka ugu caansan ayaa qarsan waayeen xiisaha ay u qaban tartanka koobka aduunka ee haatan dalka Brazil ka socdo, inkastoo qaarkood ay dalka Brazil ku sugan yihiin si ay tartankan u daawadaan hadana intooda badan waxay sheegeen inay magaalada Mumbai kala socon doonaan tartankan xiisaha…

10-Hat Trick Ama Sedexley Oo Aan Marnaba Koobka Aduunka Laga Iloobi Karin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii Thomas Muller uu noqday cayaaryahankii ugu horeeyay ee koobka aduunka sanadkan Hat Trick ama sedexley ka dhaliyo sidoo kalena uu xidigan nasiib u yeeshay inuu markii ugu horeesat sedexley dhaliyo asigoo xiran maaliyada xulka Jarmalka wuxuu 24-jirkan ku biiray liiska shaqsiyaadka koobka aduunka ka dhaliyeen sedexleyda aan la…

Colombia Oo Si Awood Ku Dheehan Cagta Ku Mariyeen Dhigooda Greece

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Colombia ayaa koobka aduunka daah fureen guushoodii ugu wanaagsaneed ebid waxayna 3-0 ku suul daareen dhigooda Greece oo kulankan awood dheeraad ah loo sheegtay, cayaartan ka tirsaneed qaybta C ayaa ku bilaabatay si dagan balse si guud waxaa maamulka ula wareegeen xidigaha reer Koonfur Ameerika waxaana goolkii ugu horeeyay…

EA Sports  2014 FIFA World Cup OO Sadaal Dhameestiran Koobka Aduunka Ka Bixiyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

EA Sports  2014 FIFA World Cup oo sanad walbo sadaal ka bixiso cayaaraha aduunka markii ay bilaaban rabaan ayaa soo bandhigtay sadaashii kala duwaneed, waxaana xusid mudan in EA Sports  2014 FIFA World Cup ay xulka Jarmalka u sadaaliyeen hanashada koobka aduunka waxayna sheegeen in Jarmalka uu noqo doono xulkii…

Arturo Vidal Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Hiilkubad oo marwalbo u taagan inay ka jawaabto codsiga aqristayaasheeda sharafta leh ayaa maanta idiin heyso xog ku saabsan nolosha gaarka ah ee Arturo Vidal waxaana naga codsaday aqriste magaciisa kusoo koobay Maahir Mahad, Vidal wuxuu ka mid yahay xidigaha aduunka ugu wanaagsan haatana waa mashiinka kooxda Juventus ay…

Angel Di Maria Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Wax Badan Ka Ogaaw:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga reer Argentina Angel Di Maria xili cayaareedkan wuxuu kaalin muuqato ka qaatay inay Real Madrid hanato markeedii 10-aad koobka horyaalada Yurub sidoo kalena Di Maria xili cayaareedka goolasha ay Cristiano Ronaldo, Karem Benzema iyo Grathe Bale dhaliyeen intooda badan lugtiisa ayay ka baxeen madaama uu dhiibay 23-kubadood oo ay…

Close