Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii Luis Suarez ayaa gar waaqsaday qaladkii waalida ahaa ee uu galay wuxuuna xidigan raali galin buuxdo ka bixiyay qaniinyadii uu kula kacay Giorgio Chiellini taasi oo uu ku muteestay ganaax 4-bilood ah, inkastoo maalmo ka hor uu xidigan sheegay inuusan si toos ah u qaniinin Chiellini hadana Suarez…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in Kaka ay iska fasaxday kadib markii labada dhinac ay arinkan ku heshiiyeen Milan ayaa saxaafada aduunka aqbaartan la wadaagtay waxayna kooxdan sheegtay in Kaka la fasaxay sidoo kalena uu xur yahay naadigii uu doono inuu ku biiro, halyeega reer…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gudoomiyaha kooxda Inter Milan Erick Thohir ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in halyeega kooxdan Javier Zanetti oo dhawaan cayaaraha ka fariistay in laga dhigay gudoomiye ku xigeenka Inter Milan sidoo kalena lambarkiisa 4-aad gabi ahaanba meel la dhigi doono si loo sharfo waxqabadka halyee Zanetti, daafaca reer Argentina…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Bayern Munich oo mudo dheer ku raad joogtay saxiixa mashiinka xulka Chile iyo kooxda Juventus Arturo Vidal ayaa sare u qaaday qiimaha ay ku dooneyso waxayna Munich isku diyaarinee bartamaha todobaadkan inay dalab rasmi ah u gudbiso kooxda Juventus madaama Vidal ay kooxo badan saxiixiisa ku raad joogaan, Sport…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Qoraa reer Australia ah kuna caan baxay inuu sadaal ka bixiyo dhacdooyin Sports-ka ayaa sheegay in Luis Suarez uu mar afaraad cayaaryahan qaniini doono marka uu soo dhameesto ganaaxa 4-bilood ee la dul dhigay wuxuuna qoraagan sheegay in Suarez uusan dareenkiisa xakameyn karin sidaa darteed hadaba waa kuma xidiga xiga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca garabka midig ee xulka Argentina iyo naadiga Man City Pablo Zabaleta wuxuu haatan xulkiisa kala qayb qaadanayaa koobka aduunka sidoo kalena xidigan wuxuu ka mid yahay daafacyada aduunka ugu wanaagsan, Zabaleta kubada cagta heerkii ugu sareeyay ayuu dhanka naadiyada ka gaaray wuxuuna Man City kula guuleestay labo jeer Premiership-ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama haatan lasoo gaaray kulamo kala baxa ah dabcan xulkii laga badiyo gurigiisa ayuu aadi doonaa waxaana isugu soo hareen 16-xul, waxaana xusid mudan in 8-ka mid ah xulalkan ay qaaradaha Waqooyiga iyo Koonfur Ameerika ka socdaan halka Yurub ay ku leeyihiin 6-dal sidoo kalena qaarada Afrika 2-xul ayaa matalayaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahankii hore ee xulka Brazil Ronaldo kaasi oo koobka aduunka ku guuleestay sanadii 2002 ayaa sheegay in kama dambeesta tartanka Brazil haatan ka socdo ay isugu imaan doonaan xulalka Brazil iyo Argentina madaama koobka aduunka haatan soo gaaray wareega 16-aad sidoo kalena Argentina iyo Brazil aysna marnaba isku aadi doonin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkasto saxaafada aduunka iyo shaqsiyaadka kubada cagta ehelka u ah ay intooda badan qabaan in Luis Suarez ganaaxii la dul dhigay uu yahay midkii saxda ahaa ama lagu yareeyay hadana weeraryahanka xulka Brazil Fred ayaa aaminsan in Suarez la dul dhigay ciqaab aad u adag sidoo kalena ay tahay mid…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha xulka Colombia Faryd Mondragon ayaa noqday cayaaryahankii ugu da’da weynaa ee ebid koobka aduunka kasoo muuqdo ruug cadaagan ayaa garoonka badal kusoo galay cayaartii Colombia ay 4-1 ku suul daareen xulka Japan wuxuuna Mondragon iskoorkan dhigay asigoo 43-sano iyo sedex maalmood dabcan goolhayahan waaya araga ah wuxuu iskoorkan ka…