Home » Archives by category » Latin America (Page 16)

Robinho & Kaka Oo Jaanis U Heysta Iney Kasoo Muuqdaan Koobka Aduunka Hadii Ay Waxqabad Mujiyan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha Xulka Brazil ayaan indhaha ka qabsan doonin waxqabadka Lieta Kaka Hadii uu xidigaan heerka caalami muujiyo qaab ciyaareed wanaagsan ka hor koobka Adunka ee Bisha June 2014 lagu qaban doono dalka Brazil 31-jirkaan dib ugu soo laabtay naadigiisa Milan ayaa ugu dambeysay inuu u ciyaaaro Brazil sanadkii 2012-ka kulan…

Luis Scolari: Kama Tageen Francesco Totti Koobka Aduunka Ee 2014-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeeyga Roma Francesco Totti ayaa qarka u saaran in loo magacaabo inuu hogaamiyo 23-ka xidig ee xulka Azzuri kaga qeyb qaadanaya tartanka Koobka Aduunka ee 2014-ka lagu qaban doono Brazil. 37-jirkaan heerka caalami ayaa soo bandhigtay qaab ciyareed loo riyaaqo waxaana suuragal ah in Cesar Prandelli uu u xusho wiilashiisa…

Hernan Crespo: Lionel Messi Ayaan Ka Doorbidaa Halyeeygii Hore Diego Armando Maradona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidigii Hore Kooxaha Inter Milan, Ac Milan, Chelsea & Parma Hernan Crespo ayaa iska idha tiray waxqabadka Diego Armando Maradona oo ahaa halyeey soo maray xulka Argentina kaas oo u hogaamiyay xulkiisa Koobkii Aduunka ee 1986-dii. Crespo oo si toos ah ay taageerayaashiisa su’aalo ugu weydiinayeen aaladda Twitter-ka ayaa ka…

Sawiro: Taalo Laga Sameeyay Hertidii Uu Zidane Ku Dhuftay Materazzi Oo Laga Tagay Dooxa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aduunyada Layaab uma aysan arkin in Xidigii ugu wanaagsanaa ee dunida soo maray 50-kii sano ee lasoo dhaafay uu sanadkii 2006 qaato kaarka cas markii uu hertiyay Marco Materazzi oo ahaa daaficii xiligaas ee xulka Talyaaniga kulan ka tirsan Koobka Aduunka isagoo ahaa Final ka dhacay Jarmalka. Marco Materazzi ayaa hadalo hoose…

Ciyaariyahan U Dhashay Dalka Brazil Oo Madaxa Laga Jaray Madaxiisana Lasoo Dhigay Gurigiisa Hortisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Booliiska ayaa bilaabay inay ugaarsadaan rag dilaa ah ka dib markii madaxa ciyaaryahan hore oo kubada cagta ah la soo dhigay albaabka hore ee gurigiisa. Xaaska Joao Rodrigo Silva Santos ayaa boorso ku dhex aragtay ninkeeda madaxiisa oo la soo dhigay albaabka gurigooda subaxnimadii shalayto. Ciyaaryahanka indhihiisa iyo carabkiisa ayaa…

Tottenham & Arsenal Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Xidigii Hore Ac Milan Alexandre Pato

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha reer London ee Tottenham iyo Arsenal ayaa ku dagaalamaya saxiixa xidiga da’da yar ee xulka Brazil iyo Corinthians Alexandre Pato kaas oo xili ciyaaredkii hore ay ku fashilantay kooxda White Hart Line ka dhisan ee Spurs. Tottenham ayaa soo rogaal celisay rabitaankii Pato iyadoo dooneysa iney mar kale isku…

Luiz Felipe Scolari Oo Kacarooday go Aanka Diego Costa.Xili Uu Go Aansaday …

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Macalinka xulka qaranka brazil  Luiz Felipe Scolari ayaa sikulul; uga jawaabay  isago Diego Costa ku ee deeyay in uu in kiray wadankiisa hooyo ee Brazil. uuna kadoorbiday in uu uciyaaaro spine  laacibka weerarka uga iyaara kooxda kadhisan spine   ee Atletico Madrid ayaa go aan ku gaaray in uu uciyaaro xulka…

Ronaldinho Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma ahan shaqsi caadi ah waayo Ronaldinho wuxuu ka mid yahay xirfadlayaasha ugu qatarsan ee caalamka soo maray wuxuuna ku leeyahay daafaha caalamka taageerayaal farabadan sidaa darteed mudadii uu qaarada Yurub ku sugnaa ruug cadaaga reer Brazil magac iyo maal ayuu Yurub ka kasbaday sidaa darteed waxaan idiin heynaaa Ronaldinho…

Sawir Gacmeedka: Neymar JR Oo Daawanaya Filmka Hororka Ah Ee Pepe Ka Hor El-Clasico

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Xidiga dhawaan galka ah ee Barcelona Neymar JR ayaa saxaafadda u sheegay ka hr kulanka El-Clasico inuu wax badan ka feejigan yahay ficilada Pepe ee uu ku kaco. Omar Miammi oo ah nin caan ku ah sameynta Sawir Gacmeedyada ayaa maanta soo saaray sawir uu kaga hadlayo Neyamr JR…

Brazil Oo U Yeertay Xidiga Diego Costa Kulamadoda Saaxiibtinimo Xilli Uusan Wali Cadeyn Go’aankiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga Athletico Madrid Diego Costa kaas oo laba jeer u ciyaray xulka Brazil sidoo kalana Fifa Ay Spain u ogolaatay inuu u ciyaaro karo ayaa la xaqiijiyay in looga yeeri doono Xulka Brazil kuwas oo bisha November laba kulan oo saaxibtinimo ciyaari doona. Xiriirka Kubada Cagta Brazil ee [CBF] ayaa…

Close