Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigaha Xulka Brazil ayaa ku sugan Mareykanka kuwaas oo 5-0 ku garaacay Honduras kulan ka dhacay Miami. Neymar JR ayaa ah wiil jecel buun-buuninta dhacdooyinka lagula kaco taasoo noqotay mid ay hadal heyso saxaafada caalamka, xidigaan heerka caalami ayaa soo badhigay shalayto oraah uu kula kaftamo xidigaha Honduras kaas oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka Xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa amaanay qaab ciyaareedka hogaamiyaha xulka Brazil Neymar JR kaas oo markaan lala barbardhigi karo Messi & Ronaldo sida uu ku waramay Scolari. 21-jirkaan ayaa kusoo biiray Barcelona isagoo kasoo hayaamay Santos xagaagan wuxuuna dhaliyay 4-goal, 11-kulan oo uu u saftay kooxdiisa Bulgarana. Sidoo kale…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha Barcelona ahna Hogaamiyaha Xulka Brazil Neymar ayaa ku qoslay qaladaadka adag ee ay xidigaha Honduras ku galayeen kulankii xalay Ka dhacay Miami ee kusoo dhamaaday 5-0. Xulka Selecao lagu neynaaso ayaa u maha celinaya Bernard, Dante, Maicon, Willian iyo Hulk kuwaas oo ahaa dhaliyayaashii shanta gool ee Brazil ay ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha Xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa shaaca ka qaaday in xulka Brazil ay xagaaga dambe noqon karto hogaanka Aduunka taaso la micno ah in Brazil ay koobka Aduunka ku guuleysato. Wiilasha Scolari ayaa xalay ka gudbay Honduras iyagoo ku xaaqay 5-0 waxaana ay gaareen guushoodii 11-aad, 12-kulan oo ay ciyaareen…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga Barcelona Lionel Messi ayaa ku wargaliyay Kooxdiisa Barceloa iney u dhaqaaqaan saxiixa xidiga ay dhalashada wadaagaan ee Sergio Kun Aguero. Sida ay qortay Daily Express Hogaamiyaha Xulka Argentina ayaa doonaya inuu Camp Nou Ku arko Xidigii hore Athletico Madrid Sergio Kun Aguero kaas oo haatan ku sugan Manchester City.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Lionel Messi ayaa xidigaha Argentina kala qeyb qaatay soo bandhigista Maaliyada cusub ee ay Koobk Adunka ku ciyari doonaan. Xulka Albiceleste lagu neynaaso ayaa goor sii horeysay soo gaaray Koobka Aduunka madama ay kaalinta koowaad kaga soo baxeen wareega isreeb-reebka wadamada Latin America Colombia, Chile & Ecuador ayaana ka mid ah sidoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtankii hore ee xulka England David Beckham sidoo kalena horey ugu soo cayaaray kooxaha Man United, Real Madrid, LA Galaxy, AC Milan iyo PSG ayaa kulan la qaatay wiilka beryahan laga dabadhacay Neymar ayagoo kulan ku wada qaateen dalka Mareekanka gaar ahaan magaalada Florida, David ayaa soo booqday xarunta tababarka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka latin America ka socda ee Uruguay ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigiisa Jordan kulan ka tirsan kulamada Kala Baxa ee qaaradaha kulan ka dhacay Dalka Jordan. Uruguay ayaa hal lug ku ridatay Koobka Aduunke ee 2014-ka lagu qaban doono Brazil markii ay 5-0 ku garaaceen Xulka Jordan oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inta badan kubada cagta waxaa lagu raaxeestaa daawashada kubad sameeyayaasha ama weeraryahanada farsamada wanaagsan balse maanta waxaan idiin heynaa maqaal ku saabsan xidigaha laga cabsado in garoon lala galo kuwaaso oo ay shaqadoodu tahay inay kubada raacaan sidoo kalena jalaafaan xidigaha kasoo horjeedaan sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka laacib…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeyga Kooxda Inter Milan iyo Xulka Argentina Javier Zanetti ayaa lagu wadaa in heshiiska loo kordhiyo looguna daro hal sano oo dheeraad ah taasoo ka dhigeysa in xidigaan da’da ah uu ciyaaraha kusii jiri doono ilaa sanadka 2015-ka. 40-jirkaa ayaa ku sugan kooxda Inter Milan 18-sano wuxuuna xidigaan la kowsaday milkiilaha kooxda…