Home » Archives by category » Latin America (Page 13)

Ivan Zamorano Oo Ku Amaanay Macalin Tata Martino Sida Uu Fursada U Siiyay Alexis Sanchez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ruug cadaagii hore ee xulka Chile Ivan Zamorano sidoo kalena waqti aad u wanaagsan lasoo qaatay kooxaha Real Madrid iyo Inter Milan ayaa amaan balaaran usoo jeediyay macalinka naadiga Barcelona Gerardo Tata Martino wuxuuna ku amaanay sida uu xili cayaareedkan fursada u siiyay Alexis Sanchez oo haatan kusoo baxay gool…

Dani Alves Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daniel Alves wuxuu ka mid yahay daafacyada garabka midig ka cayaaraan kuwa ugu wanaagsan ee kubada cagta soo maray sidoo kalena magaciisa meel sare ayuu gaaray balse maanta kama hadli doono daafaca reer Brazil waxqabadkiisa Sports madaama aan ka wada dharagsanahay balse waxaan si gaar ah uga hadli doonaa noloshiisa…

Neymar Jr. Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anagoo tixgalineyno codsiga aqristayaasheena sharafta leh waxaan maanta si gaar ah uga hadli doonaa hantida uu heesto wiilka laga daba dhacay ahna hogaamiyaha xulka Brazil Neymar Jr. kana tirsan naadiga Barcelona, inkastoo xidigan dhalinta uu mudo gaaban ku sugan yahay qaarada Yurub hadana caalamka oo idil ayuu soo jiitay wuxuuna…

Wax Ka Baro 10-ka Shaqsi Ee Ugu Saameynta Balaaran Kubada Cagta: Waa Hore & Waa Cusub:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhacdooyinka lagu madadaalo ee kala duwan waxaa ugu xiiso badan kubada cagta oo al isku waafaqay 7-bilyan ee dunida ku nool inay wada xiiseeyaan si toos ah ama si dadban sidaa darteed waxaan idiin heyna 10-ka shaqsi ee ugu saameynta balaaran kubada cagta waxaan ua jeedaa shaqsiyaadka magacooda caalamka oo…

Manchester United & Chelsea Oo Ku Dagaalami Doona Saxiixa Xidig Da’yar Oo Reer Brazil Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxdaha ka dhisan dalka ingiriika ayaa ku dagaalami doona saxiixa xidig da’yar oo ka tirsan naadiga Atletico Paranaense ee dalka Brazil. Warbixin ay shaacisay Daily Mirror ayaa tilmaantay in da’yarkaa lagu magacaabo Mosquito ay ku dagaalamayan labadan kooxood ee ka dhisan Premier League. Sidoo kale da’yarkan 17-jirka ah waxaa doonaya…

Sawiro + Video: Taageerayaal Isku Gacan Qaaday Kulan Ka Tirsan Horyaalka Dalka Brazil

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mashaqo ayaa ka dhacday horyaaka Brazil markii ay isku gacan qaadeen taageerayaal badan oo daawanayay kulan u dhaxeeyay kooxaha Atletico PR iyo Vasco da Gama oo ah kooxo ka dhisan dalkaas. Labada taagerayaal ayaa is gacan qaaday waxaana halkaas ka dhacay dhaawacyo xun taasoo sababtay in garoonka la keeno Helicopter ka…

Ronaldo Luís Nazário de Lima Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anagoo maanka ku heyno codsiga aqristayaasheena sharafta leh sidoo kalena tixgalin gaar ah siino dalab walbo oo dhankooda naga soo gaaro waxaan maantana diirada inoo saaran inaan si gaar ah uga hadalno hantida uu heesto halyee Luis Ronaldo Da Lima oo lagu tilmaamo inuu yahay weeraryahankii ugu wanaagsanaa ee ebid…

Luis Nazario De Lima Ronaldo Oo Guursaday Markiisii Afaraad Sawirna Ku Cadeeyay Noloshiisa Cusub

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeeygii hore reer Brazil Luis Nazario De Lima Ronaldo ayaa soo bandhigay sawiro cadeynaya guurkiisa markiisii afaraad noloshiisa maanta isagoo la aqal galay gabadha Paula Morais la yiraahdo. Waa Markii afaraad ee uu guursado xidigii hore kooxo badan oo yurub ka dhisan wuxuuna horay usoo guursaday sadex xaas isagoo leh afar…

Muqaal: Neymar oo Sigaar Cabaayo Ayaa La Wada Arkay Hadaba Macalin Tata Muxuu Arinkan ka dhihi doonaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga reer Brazil Neymar oo haatan kusoo baxay hogaamiyaha kooxda Barcelona sidoo kalena booskii Lionel Messi buuxiyay xili cayaareedkan madaama uu kulan walbo soo bandhigaayay qaab cayaareed aad u wanaagsan ayaa markan is iloobay kadib markii sawiro laga qaaday asigoo sigaar dhuuqaayo sidoo kalena lagu faafiyay barta Interner-ka gaar ahaan…

Sepp Blatter: Koobkaan Aduunka Ee Brazil Wuxuu Noqon Doonaa Midkii Ugu Wanaagsanaa Ebid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gudoonka Xiriirka Kubada Cagta Aduunka ayaa amaanay Dalka Brazil isla markaana shaaca ka qaaday in Koobka Aduunka ee bartamaha 2014-ka lagu qaban doono Brazil uu noqon doono kii ugu wanaagsanaa ebid. Koobka Aduunka oo ay sanada soo aadan martigalin doonto Brazil waxaa lagu wadaa iney ku kulmaan 200 Million qofood.…

Close