Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha reer Brazil iyo kooxda Queen’s Park Rangers (QPR) Julio ayaa qaab amaah ah ugu biiray naadiga reer Canada ee Toronto F.C. madama uu boos ka doonayo Xulkiisa Brazil ee koobka aduunka, isagoo ku sugnaan doona halkaas ilaa dhamaadka xili ciyaareedkaan. Cesar ayaa kaliya saftay hal kulan xili ciyaareedkaan waxaana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka xulka Brazil Luis Felipe Scolari ayaa ku abaal mariyay xidiga khadka dhexe uga cayaaro kooxda Man City Fernandinho dadaalka uu sameeyay kadib markii loogu yeeray xulka Brazil, xidigan tayada wanaagsan ayaa soo bandhigaayay bilihii ugu dambeesay qaab cayaareed aad u wanaagsan sidaa darteed waxaa fursad loo siin doonaa inuu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Nasiib xumaa weeraryahanka xulka Colombia iyo naadiga AS Monaco Radamel Falcoa ayaa la xaqiijiyay inuusan ka qayb qaadan doonin cayaaraha aduunka oo lagu qaban doono dalka Brazil bisha June ee sanakan 2014 kadib markii weeraryahankan uu soo gaaray dhaawac halis ah waxaana qaliin looga sameyn doonaa jilibkiisa bidix, xidigan ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii weeraryahanka kooxda Barcelona Neymar uu ku dhaawacmay kulankii wareegia 16-aad ee Copa dely Rey oo ay Barca la cayaartay naadiga Getafe waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday mudada uu garoomada ka maqnaan doono, inkastoo markii hore la hadal haayay inuu dhaawaca dhanka qoobka ka gaaray uu halis…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa safar gaaban ku aaday dalkiisa si uu uga qayb qaato barnaamij lagu furaayay bangi ganacsi, weeraryahankan ayaa go’aansaday inuu Koonfur Ameerika dib ugu laabto si uu u Bangiga Abitab ugu sameeyo xayeysiin waxaana la wada arkay Suarez oo shaqaalo ka ah Bangiga Abitab xirna…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Su’aasha ah horyaalkee ugu wanaagsan caalamka? jawaabteeda waxay inta badan abuurtaa muran iyo isku bar bar dhig lagu sameeyo horyaalada aduunka oo idil waayo wadan walbo wuxuu aaminsan yahay in horyaalkiisa uu yahay midka ugu madadaalada wanaagsan oo ay indhaha caalamka oo idil lagu wada haayo anagoo og midaas hadana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Anagoo tixgalineyno codsiha aqristayaasheena sharafta leh waxaan maanta si gaar u ah uga hadli doonaa kubad sameeyaha dhalinta yar ee ka tirsan naadiga Liverpool Philippe Coutinho iyo hantida uu leeyahay, xidigan u dhashay dalka Brazil ayaa haatan ku jiro xiligiisii ugu wanaagsanaa wuxuuna ku rajo weyn yahay in marlabaad xulka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shaqsiyaad kubada cagta magac ku leh kana qayb qaadan doonaan xaflada FIFA Ballon d’Or lagu bixin doono aya fikirkooda ka dhiibteen qofka mudan in la siiyo, waxaana xusid mudan in raggi hore ee kubada cagta cayaari jireen iyo kuwa haatana ay fikirkooda ka dhiibteen laacibka mudan inla siiyo abaal marintan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Mashiinka kooxda Juventus Arturo Vidal ayaa lasoo dariistay nasiib xumo kadib markii tuugo ay u dhaceen guriga uu ka dagan yahay magaalada Turin, xidigan ayaa ka maqnaa aqalkiisa xiligii ay burcada usoo dhaceen gurigiisa waxayna ka qaateen alaabo qaali ah iyo lacago farabadan, qiimaha waxyaabaha guriga Vidal laga qaatay ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xili cayaareed walbo xidigo aad u dhalin yar kuwaas oo leh tayo wanaagsan ayaa saxaada kubada cada kusoo biiraan sidoo kalena sanad walbo waxaa si naadir ah kubada cagta uga fariistaan halyeeyaal kubada cagta mudo dheer kusoo jireen sidaa darteed waxaan idiin heynaa xog ku saabsan xidigaa la hadal haayo…