Home » Archives by category » Latin America

Neymar Oo Ka Hadlay Sababta Uu Dalka Brazil Iyo Dib Ugu Laabtay Iyo Niyad Jabka Uu Ka Qaaday Copa America

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtanka xulka Brazil Neymar Jr. ayaa gabi ahaanba isaga tagay dalka Chile ee tartanka Copa America haatan ka socdo. Neymar oo dhawaan 4-kulan la ganaaxay ayaa ku rajo weynaa in ganaaxiisa laga qafiifin doono balse markii ay u cadaatay in ganaaxa la dul dhigay aan laga cafin doonin xidigan ayaa…

Macalin Dunga “Ganaaxa Neymar Brazil Kaliya Qasaaro Kuma Ahan Ee Tartanka Copa America Xitaa Qasaaro Ayay Ku Tahay!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka xulka Brazil Dunga ayaa ka hadlay ganaaxii lama filaanka ah ee Neymar la dul saaray wuxuuna xidigan seegi doonaa dhamaan kulamada tartanka Copa America madaama 4-kulan oo ganaax ah garka loo galiyay. Macalin Dunga ayaa sheegay in ganaaxa Neymar la dul dhigay inuu saameyn doono dhamaan habsima u socodka…

Rasmi: Neymar JR Oo Seegi Doona Dhamaan Kulamada Ka Harsan Copa America Kadib Markii Afar Kulan La Ganaaxay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Neymar JR ayaan gabi ahaan ciyaari doonin Copa America xitaa hadii Brazil ay gaarto kama dambeysta tartankaan madama afar kulan oo ganaax ah garka loo galiyay. Kabtanka Brazil ayaa casaan la siiyay kulankii ay guuldarada kala kulmeen Colombia dhawaan waxaana markii hore la ganaaxay hal kulan balse xal looma arkin…

Chile Oo Xasuuqday Bolivia, Ecuador Oo Dharbaaxday Mexico, Yaa Soo Baxay Yaase Haray Groupka A?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Xulka Chile ee ah martigaliyayaasha koobkaan ayaa xasuuqay xulka Bolivia waxeyna ku garaaceen 5-0, laba ka mid ah goolasha waxaa dhaliyay Charles Aranguiz, Alexis Sanchez ayaa markii ugu horeysay shabaqa gaaray tartankaan, halka Gary Medel uu dhaliyay goolka afaraad. Charles Aranguiz ayaa bilaabay bandhiga ngoolasha Chile daqiiqadii Sadexaad ee ciyaarta…

Lionel Messi “Diyaar U Ahay Koobabka Barcelona Aan La Qaaday Inaan Copa America Ku Badasho”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lionel Messi ayaa muujiyay sida uu baahi weyn ugu qabo inuu xulkiiisa Argentina koob muhiim ah kula guuleesti. Madaama xidigan ka dhawaajiyay koobabka Barcelona uu kula guuleestay inuu dhaafsan lahaa in xulkiisa Argentina la qaado sanadkan tartanka Copa America. Messi oo arinkan ka hadlaayo wuxuu yiri “Marwalbo ayaan ku riyoodaa…

Rasmi: Kabtanka Mexico Rafael Marquez Oo Dhaawac Ku Seegi Doona Wareega Groupyada Copa America

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Mexico ayaa weynaya kabtankooda Rafael Marquez labada kulan ee ka haray wareega groupyada kadib markii halyeeygaan uu dhaawac soo gaary. Sabtidii ayuu halyeeygaan dhaawacmay taasna waxey ka dhigan tahay in rajada Mexico ee Copa America ay ugu soo gudbi karaan wareega xiga ee tartanka ay noqotay 70%. Raajadii la saaray…

DAILY MAIL: Sanchez, Messi & Neymar Oo Hogaaminaya Koox Laga Soo Xulay Copa America & Di Maria & Cavani Oo Laga Waayay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Copa America ayaa si habsami leh caawa uga furmi doona dalka Chile waxaana ka qeyb galaya 12-xul oo dhaca qaarada America inkastoo laba dal oo ka mid ah ay ku casuuman yahiin tartanka madama ay dhacan waqooyiga America waana Jamaica iyo Mexico, balse dhamaan 10-ka dal ee kale waxey dhacaan…

Hordhac: Chile vs Ecuador: Tartanka Copa America Oo Caawa Saqda Dhexe Ka Furmi Doona Dalka Chile

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Caawa saqda dhexe xiliga Geeska Afrika waxaa magaalada Santiago ee caasimada u ah dalka Chile si rasmi ah uga furmi doona Koobka Copa America kaas oo ay u tahay markiisii 44-aad oo la qabto taariikhda waxaana nasiib u yeeshay iney kulanka furitaaka iska hor yimaadaan caawa xulalka Chile iyo Ecuador.…

Waa Kuwee Cayaarihii Ugu Yaabka Badnaa Ee Taariikhda Tartanka Copa America Lagu Soo Arkay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartanka Copa America wuxuu caawo ka bilaaban doonaa dalka Chile waana tartan xiiso badan kaasi oo loo sadaalinaayo sedexda xul Argentina, Brazil iyo Colombia midkood inuu ku guuleesan doono. Hadaba waxaan idiin heynaa taariikh ahaan kulamadii ugu yaabka badnaa ee tartankan xiliyadiisii kala duwanaa lagu arkay. Weliba natiijooyinka cayaaryahan kasoo…

Messi, Neymar, Sanchez, James & Tobanka Xidig Ee Tartood Loo Daawan Doono Copa America 2015

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartanka 44-aad ee Copa America ayaa caawo ka bilaaban doono dalka Chile waxaana tartankan ka qayb qaadan doonaan 12-xul oo awood ahaan kala liidanin. Sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-cayaaryahan oo la sheegay in tartankan madaxooda loo fiirsan doono madaama ay ka mid yihiin xidigaha aduunka ugu wanaagsan. Hadaba xidigahan…

Page 1 of 212