Home » Archives by category » Horyaalada » Serie A (Page 84)

Hordhac Ac Milan vs Barcelona: Wiilasha Tata Martino Oo Xasusan Dhacdadii Sanadkii Hore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Milan iyo Barcelona ayaa ku kulmi doona markii seddexaad oo isku xigta Champions League marka ay caawa madaxa isku geliyaan San Siro. Labada kooxood ayaa isku arkay wareega 16ka xilli ciyaareedkii hore, iyadoo Barcelona lugtii hore looga badiyay 2-0 ka hor inta aysan lugta labaad ee Camp Nou ku badinin…

Manchester United Oo £30m Ku Dooneyso Laacib Ka Cayaaro Serie A Bisha January

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester United ayaa lagu wadaa inay £30m ku qaadato Xidiga Napoli ka tirsan ee Marek Hamsik Markii la gaaro Bisha January sida laga soo xigtay Sports Diret News. Laacibkaan kasoo Jeeda Slovakia ayaa noqday kubad abuuraha ugu wanaagsan Serie A shantii sano ee lasoo dhaafay, welina wuxuu kusii wadaa…

Allegri: Balotelli Wuu Caafimaaday Wuxuu Ku Dhawyahay Inuu Safto Kulanka Caawa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka Kooxda Ac Milan Massimiliano Allegri ayaa shaaca ka qaaday suuragalnimada in Balotelli uu ciyaaro kulanka caawa ee Sansiro ay ku qaabili doonaan dhigooda Barcelona kulan ka tirsan Champions League. Kooxda reer talyaani ayaa 1-0 ku dhaaftay Udinese isbuucaan kadib kulan xiiso leh oo ay Sansiro ku qaabishay iyadoo soo dhaweysay…

Arturo Vidal & Paul Pogba Oo La Filayo Iney Goor Dhaw Heshiis Cusub Saxiixaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Warbixin kasoo baxday Juventus ayaa cadeyneysa iney ka war dhowrayaan xiliyada soo aadan heshiiska cusub ee Paul Pogba kaas oo jecel sii joogitaanka Turin. Saxafiga caanka ah ee dalka talyaaniga Gianluca Di Marzio ayaa xaqiijiyay in wakiilka Paul Pogba ninka lagu magacaabo Mino Riola uu la kulmi doono madaxda kooxda…

As Roma Oo 24-ka Saac Ee Soo Socota Xaqiijin Doonta Mudada Uu Ka Maqnaanayo Gervinho

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda As Roma ayaa markaan dhibaatoyin ay hareyn doonaan iyadoo dhaawacyo soo gaaray wiilashooda muhiimka ah kadib kulanki adkaa ee Napoli ay ku garaaceen 2-0 kulan ciyaareed jimcihii ka dhacay Olympic. As Roma ayaan laga adkaan 8-kulan ee Serie A-da ah taasoo ka dhigan iney hogaanka u heyso Horaalka iyadoo…

Riccardo Montolivo “Waxaa Suura Gal Ah In Waa Cusub Inoo Dilaaco Hadii Aan Barcelona Ka Badino”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtanka kooxda AC Milan Riccardo Montolivo ayaa fursad weyn u arko in kooxdiisa ay wajahdo naadiga Barcelona madaama Milan weli xili cayaareedkan hurdada ka kicin waayo kooxdan kaalimaha dhexe ayay kaga jirtaa Serie A-da wuxuuna aaminsan yahay Montolivo in kulanka Barcelona uu wax walbo badali karo hadii ay guuleestaan, wuxuuna…

Todobaadkan iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Serie A-da Talyaaniga…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

iyadoo la cayaaray kulankii    8-aad ee horyaalka Serie A, ayaa lasoo saaray 11-ka xidig ee ugu wanaagsanaa asbuucaan, waxayna u dhacday sidaan hoos ku qoran: Goolhaye: Alberto Frisson [Catania] Daafaca: Fabrizio Cacciatore [Verona], Mehdi Benatia [Roma], Luca Antei [Sassuolo], Andrea Costa [Sampdoria], Khadka dhexe: Daniele De Rossi [Roma], Luca…

Juventus Oo Ka Walwalsan Dhaawac Soo Gaaray Arturo Vidal Ka Hor Kulanka Real Madrid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus ayaa weyn doonta xubin muhiim ah kulanka ay u safreyso Madrid Isbuucaan Kulan ka tirsan Champions League waxaana xidigaan uu dhaawac kasoo gaaray kulankii mucjisada ahaa ee shalayto guuldarada ay kasoo gaartay Fiorentina. Vidal ayaa kursiga keydka kusoo bilowday kulankii Fiorentina madama lagu ciqaabay inuu kursiga fariisto iyadoo…

Roma Oo Xaqiijisay Dhaawaca Kabtankooda Francesco Totti & Mudada Uu Maqnaanayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxda As Roma Ayaa shaaca ka qaaday in Kabtankooda da’da ah uu garoomada ka maqnaanayo mudo aad u dheer kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray muruqa lugta kulankii kooxdiisa Roma ay Napli ku dhaaftay 2-0. Roma ayaase website-keeda gaarka u ah ku xaqiijisay in Kabtankooda uu garoomada ka maqnaanayo…

Tottenham Oo Pirlo U Ballan Qaaday Heshiis La Yaab Leh Haddii Uu Imaanayo Garoonka White Hart Lan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Tottenham ayaa dalab la yaab leh u dirtay Laacibka Waayeelka ah ee Kooxda Juventus Andrea Pirlo sida maanta lagu qoray Sports Direct News, waxaana lagu soo waramayaa in kooxda Reer London ay diyaar u tahay inay Qalinka ugu duugto Heshiis Waqti Dheer qaadanayo. Laacibkii Hore ee Kooxda AC Milan…

Close