Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa soo ifbaxday in Super Mario iyo Jose Mourinho ay dib u midoobi doonaan waxaana hadal heyntan sii xoojiyay wakiilka xidigan Mino Raiola oo shaaca ka qaaday in albaabada uu Balotelli Chelsea ku aadi karo u furan yahay sidaa darteed meesha lagama saari karo in xidigan uu bisha Janaayo dib…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kusoo dhawaada aqristayaasheena sharafta leh qiimeynteenii taxanaha ahayd ee aan todobaad walbo idiin soo gudbino waxaana inta badan uga hadalnaa todobaad walbo 10-ka naadi ee ugu wanaagsan qaarada Yurub ayadoo qiimeyntan lagu saleeyo todobaad walbo kooxaha reer Yurub waxa u qabsoomay sidaa darteed waxaa naga xasuusin ah in naadiga hogaamineyso…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Dhawaan waxaan idiin soo gudbinay xog muhiim ah oo ku saab saneed xidigaha ugu mushaarka badan Premiership-ka England waxaana maanta idiin heynaa warbixin ka baahsan midaas oo ka turjumeyso xidigaha caalamka ugu taajirsan sidaa darteed xogta aan idiin heyno ayaa ka hadli doonto 10-ka laacib ee caalamka ugu hodansan ama…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa lagu ballansan yahay in la cayaaro kulamo badan oo ka tirsan tartamada kala duwan ee Yurub waxaana idiin soo gudbineynaa saacadaha kulamadaas iyo meelaha aad ka daawan karto, waana sida hoos ku qoran Kulamada wareega 16-aad ee Capital One Cup oo caawo la cayaari doono 10:45 habeenimo Arsenal…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa Mar kale iyo Xubinteenii Maanta oo kale Xidighee Dhashay oo aan maalin kasta idiin soo gudbin, waa Barnaaamij ay naga soo codsadeen akhristayaasheena Sharafta leh, waxaana maanta kusoo qaadaneynaa Xidigahana: Dhammaan Xidigaha Dhashay Maanta oo kale 29 October. Xidigga Kooxda Tartanka Sanadkan F. Plăviţu Mureşul Deva Liga II 1987…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Lasoo saaray liiska 10-ka Macalin ee u sharaxan abaalmarinta macalimiinta ugu fiican sanadka, iyadoo si rasm ah ugu dhawaaqi doonto FIFA Macalinkii ku Guuleysto Abaalmarintaad. Sirx Alex Ferguson Macalinkii Hore ee Manchester United ayaa kamid ah 10-kaas tababare ee u sharaxan. Waxaa kula wehleysa macalinka Chelsea Jose Mourinho, kan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shan Xidig oo kaliya ayaa laga soo xulay Horyaalka Premier League sanadkaan madama ay Fifa soo saartay 23-xidig oo sanadkaan u tartamaya Abaalmarinta Fifa Ballon D’Or markaas oo xaflad lagu qabasn doono Zurich. Mesut Ozil (Arsenal) Eden Hazard (Chelsea) Yaya Toure (Man City), Robin Van Persie (Man United) iyo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sanad walbo waxaa la abaal mariyaa dhalinta da’dooda ka hooseyso 21-sano si niyada loogu dhiso sidaa darteed waxaa lasoo gaaran xiligii la abaal marin lahaa wiilasha wacdaraha ka dhigayaan horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub laga cayaaro sidaa darteed wargeska Tuttosport ee laga leeyahay dalka Talyaaniga sanad walbana abaal mariyo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo naadiga AS Roma ay todobaadkan guusheedii 9-aad oo xariir ah gaartay ayadoo oo uu ka maqan yahay kabtankeeda Francesco Totti hadana waxaa lagu soo waramaa in xidigan uu kasoo kaban rabo dhaawacii uu qabay sidoo kalena dhawaan garoomada dib loogu arki doono, xidigan ayaa dhaawac dhanka muruqa hoose ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in Soo xiri rabto heshiiska ay ku dooneyso Weeraryahanka Kooxda Ac Milan Stephan El Shaarawy kadib markii Kooxda Reer London ay wadaxaajood la gashay kooxda Ac Milan. CaughtOffside ayaa sheegtay inay ogaatay wadahadalo Qarsoodi ah oo dhex maray kooxaha Arsenal iyo AC Milan kadib markii…