Home » Archives by category » Horyaalada » Serie A (Page 79)

Francesco Totti Oo Ugu Damdbeyntii Heshiis Cusub U Saxiixay Kooxdiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Roma oo Maalmihii ugu dambeeyey Qorsheeneysay Inay heshiiska u kordhiso Francesco Totti ayaa ugu dambeyntii heshiis cusub ugu saxiixay Roma.  Totti ayaa kooxdiisa baaqai kusii ahaan doono ilaa June 2016, Halyeeygaan ayaa qalinka ku duugay heshiiska cusub suxufiyiinta hortooda maanta, isagoo shir jaraa’id qabtay islamarkaana uu ku lug lahaa…

11-ka Xidig Ee Naadiga SS Lazio Iyo Qiimaha Ay Ku Fadhiyaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anagoo marwalbo diyaar u ah inaan ka jawaabno codsiga iyo baahida aqristayaasheena ay uga baahan yihiin kooxaha ay taageeraan ama cayaartooyda ay xiiseenayaan maantana waxaan si gaar ah u falanqeyn doonaan kooxda SS Lazio ee ka dhisan dalka Talyaaniga iyo qiimaha ay ku fadhiyaan 11-ka xidig ee kooxdan muhiimka ah,…

Taves: Fernando Liorent Weligay Masheegin Inuu Ku Fiican Yahay Inuu meel kale Ka Ciyaaro.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka kooxda juventus Taves ayaa diiday inuu wax kasheego xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Fernando Liorent waxaana uu sheegay inuusan weligiis isku dayin inuu wax uu ka yiraahdo hab ciyaareedkiisa iyo dabeecadiisa weeraryahanka cusub ee dhawaan kooxda soo xero galisay. Jaraa’idka dalka spain ayaa daabacay dhawaan warar ku aadan…

Erik Tohir Oo Ku Dhawan Inuu yeesho Inta Badan Kooxda Inter Milan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wararka laga ogaaday kooxda inter ee dalka talyaaniga waxaa madaxa kooxda Morrati uu diyaar u yahay inuu iska iibiyo 7/ boqolkiiba waxaana uu hadda ku suganyahay magaalada Paris ee dalka france isagoo wada hadalkii ugu dambeeyey la qaadanaya maal qabeenka dalka indonisia Erik Tohir waxaana laba aaminsanyahay in la is…

Arsenal Oo Dooneyso In Tababare Antonio Conte Ay Macalin Ka Dhigato Xili Cayaareedka Dambe…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo aan la hubin in tababare Arsene Wenger uu heshiis cusub Arsenal u saxiixi doono waxay kooxdan la xariirtay macalinka kooxda Juventus hogaamiyo Antonio Conte, tababarahan dhalinta yar ayaa kusoo baxay macalin tayo wanaagsan kadib markii uu Juve ka dhigay kooxda ugu awooda badan Seriea A-da sidaa darteed Gunners-ka ayaa…

Mario Balotelli iyo hantida uu leeyahay maxaa kala socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa markale iyo barnaamijkeenii aan kaga hadleenay xidigaha aduunka ugu caansan iyo mushaarka soo galo daqliga ay helaan iyo hantida guud oo ay leeyihiin markana waa miiska inoo saaran oo aan falan qeyn doonaa Super Mario Balotelli madaama qof ka mid ah akhristayaasheena sharafta leh uu naga soo codsaday. Hadaba…

10-ka Xidig Ee Ugu Mushaarka Badan Serie A-da Xili Cayaareedkan 2013/14 (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Akhristyaaasheena Sharafta leh waxaan Maanta Idiin soo gudbineynaa Tobanka Xidig ee ugu mushaarka Badan Horyaalka Serie A-da oo ka mid ah horyaalada ugu xiisaha badan caalamka, sida aan ka wada warqabno laacibiin farabadan ayaa usoo shaqo tagtay horyaalkan xiisaha badan waxayna ku shaqeeyaan malaayiin lacago ah balse waxaan si…

11-Ka Xidig Ee Naadiga AC Milan Iyo Qiimaha Ay Ku Fadhiyaan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anagoo tixgalineyno codsiga akhristayaasheena sharafta leh maantana waxaan gorfeyn doonaa qiimaha guud oo ay ku fadhiyaan 11-ka xidig ee ku tashato naadiga AC Milan, ka hor inta aanan si toos ah u qiimeynin xidigahaas waxaan idin kaga hormari doonaa warbixin kooban oo ku saabsan xidigaha guud ee Milan. Guud ahaan…

Juventus Iyo Napoli Oo Isku Heestaan Saxiixa Juan Mata…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka kalsooni ka waayay macalin Jose Mourinho Juan Mata ayaa lagu wadaa inuu usoo dhaqaaqo Serie A-da dalka Talyaaniga marka la gaaro bisha Janaayo waxaana lasoo xariireen labada naadig ee ugu awooda badan dalka Talyaaniga Juventus iyo Napoli oo xiiseenayaan inay ka faa’iideestaan tayada uu leeyahay Mata, wargesyada dalka Talyaaniga…

Garoonka Oo Dhinac Laga Xiro Iyo 15 Kun Euro Ayaa Lagu Ganaaxay Inter Milan Kadib Markii….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulankii Sabtidii ee Juventus iyo Inter Milan ayaa waxaa la sheegayaa in Taageerayaasha Inter Milan ay kula dhaqaaqeen Kuwa Juventus Cunsuriyad taas badalkeedana Inter Milan ayay qasab ku tahay in kulankooda soo socda ee Serie A ee ay ku ciyaarayaan garoonkooda inay qeyb ka mid ah garoonka faaruq ka dhigaan,…

Close