Home » Archives by category » Horyaalada » Serie A (Page 78)

Ma Ogtahay Akhristow In Kooxaha Juve, Torino Iyo Inter Milan Ay Heestaan Iskoorka Ah Inay Qaadeen 5-Horyaal Oo Xariir Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Waa Mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad maalin kasta saacada geska Africa markay tahay 8:00 Subaxnimo kala socotaan www.hiilkubad.com. waxaana miiska noo saaran qodobaan Ma ogtahay akhristow in kooxaha Juve, Torino iyo Inter Milan ay heestaan iskoorka ah inay qaadeen 5-horyaal oo xariir ah waxayna koox…

Dhamaan Kulamada La Cayaarayo ee Horyaalka Italia, Spain, Capital One, Germany Cup Saacadda Geeska Africa Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa caawa la cayaaraa dhowe kulan oo ka tirsan horyaalada Italia Iyo Spain iyadoo la xasuusta inay kulamadii labaad ee la cayaarayo asbuuc gudihiis, waxayna kooxaha isku arkayaan sidan hoos ku qoran: Kulamada wareega 2-aad ee Capital One Cup caawa la cayaari doono… 9:45 fiidnimo Aston Villa Vs Tottenham Hotspur…

Waxay Aheyd Wax la Filaayey: Mario Balotelli Oo Seddex Kulan La Dul Dhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii Mario Balotell uu rabshad sameeyay dhamaadkii kulankii Milan 2-1 guuldaro kala kulantay naadiga Napoli sidoo kalena kaarka cas loo taagay ayaa sababtay in gudiga anshaxa Serie A-da ay ganaax sedex kulan ah weeraryahankan dul dhigaan, waxaana falka uu sameeyay aad uga carooday macalin Allegri oo haatan wajihi doono…

Diego Milito Oo Ka Soo Kabtay Dhaawacii Uu Mudada garoomada Uga maqnaa….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waayeelka reer Argentina Diego Milito oo si wanaagsan uga soo kabtay dhaawacii uu mudada dheer garoomada uga maqnaa ayaa soo laba kacleen aan caadi ahayn sameeyay kadib markii uu goolal muhiim ah kooxdiisa Inter Milan u dhaliyay kulankii Inter 7-0 cagta ku marisay naadiga Sassuolo, weeraryahankan ayaa labo gool dhaliyay…

Claudio Marchisio Oo Dib Ugu Soo Laabtay Kooxda Uu U Ciyaaro Ee.…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii uu garoomada ka maqnaa mudo bil ah kubad sameeyaha xulka Italy Claudio Marchisio ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa Juventus waxaana xidigan lagu daray xidigaha maanta ka hortagi doonaan naadiga Verona, laacibkan ayaa ku faraxsan inuu dib usoo kabtay haatana awoodo markale inuu kooxdiisa kasoo muuqdo, soo laabashada…

Roma Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Xidigaha Kulanka Derbiga Ah Uga Qayb Qaadan Doonaan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Roma oo xili cayaareedkan Serie A-da waji wanaagsan ku bilaawday sidoo kalena uu damac xoogan kaga jiro inay ka guuleesato kooxda ay deriska yihiin SS Lazio ayaa shaaca ka qaaday xidigaha uga qayb qaadan doonaan Derby de Roma madaama kulankan uu yahay mid xasaasi ah macalin Garci ayaa u…

Ma Ogtahay In Sedex Halyee Oo U Dhalatay Dalka Talyaaniga Ay Min 9-Gool Wadarta Guud Ee Goolasha Ka Dhaliyeen Cayaaryaha Aduunka Taariikh?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa Mar kale iyo barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad maalin kasta kala Socotaan hiilkubad.com saacada geeska Africa marka ay tahay 8:00 Suabxnimo, Maantana waxaan kusoo qaadaneynaa Qodobadaan: Ma ogtahay in aqristow in labo cayaaryahan oo u dhalatay dalka Argentina ay ku guuleesteen abaal marinta xidiga ugu wanaagsan bisha Premiership-ka…

Kulamada La Cayaarayo ee Horyaalada Yurub Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulamada Premiership-ka ee maanta la cayaari doono: 3:30 galabnimo Arsenal v Stoke City Live Super Sport 3 3:30 galabnimo Crystal Palace v Swansea City Live Super Sport 5 6:00 maqribnimo Man City v Man Utd Live Super Sport 3 6:00 maqribnimo Cardiff City v Tottenham Live Super Sport 5 Kulamada…

The BIG Sunday: Man City Vs Man United, Milan Vs Napoli, Roma Vs Lazio, PSG Vs Monaco, Ajax Vs PSV!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

The Big Sunday ma ahan maalin sahlan waayo dhamaan kulamada ugu adag ee qaarada Yurub laga cayaaro ayaa halmar isku soo beegmeyn sidaa darteed horyaalada Yurub ugu xiisaha badan caawo indhaha ayaa lagu wada heyn doonaa waayo Man City Vs Man City dhinac ayay ku wada dagaalami doonaan AC Milan…

Faalo Ku Saabsan AC Milan Vs Napoli Kulan Aad U Xiiso Badan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Milan ayaa caawo gali doonto tijaabadii ugu adkeed tan iyo markii uu xili cayaareedkan bilaawday dabcan macalin Allegri kuma qanacsano in xiligan uu kusoo beegmay kulanka uu Napoli la cayaari doono waayo inta badan xidigahiisa dhaawac ayay kaga maqan yihiin balse Milan ayaa isku kalsoon madaama garoonka San Serio laga…

Close