Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka Xulka Italy Cesare Prandelli ayaa soo magacaabay xidigahiisa uu kaga hortagayo xulalka Jarmalka iyo Nigeria inta lagu guda jiro bishaan November xili Marco Verratti laga reebay madama xidigaan da’da yar uu dhaawac kasoo gaaray kulankii kooxdiisa PSG ay ka gudubtay Nice. Sidoo kale Deniello De Rossi ayaa dib ugu soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
European Sports Media (ESM) oo ah urur ay ku mideesan yihiin Jaraa’idyada ugu caansan qaarada Yurub ayaa soo bandhigay 11-kii xidig ee ugu wanaagsanaa bishii October ee aan kasoo gudubnay waxaana cayaaryahan walbo lagu qiimeeyay wax qabadkii uu soo bandhigay bishii October ee dhawaan dhamaatay, waxaa naga xasuusin ah in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ac Milan ayaan xaaladeeda waxba iska badalin kadib markii ay guul gaari weysay lixdii kulan ee ugu dambeysay dhamaan tartamada oo dhan madama ay kulan caajis ah la barbaro la gasha kooxda Chievo Verona. Kabtanka Milan Ricardo Montolivo ayaa casaan la siiyay ciyaarta oo dhiman todoba daqiiqadood ka hor inta…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha da’da ah ee kooxda Juventus & Xulka Italy aya ka hadlay kasoo hayaamidii Ac Milan, Wiilka da’da yar ee xulka France Paul Pogba iyo Cida uu la doonayo iney ku guuleysato Ballon D’Or. Kubad sameeyahaan ayaa la hadlay Sky Sports Italia wuxuuna ka hadlay dood loo qabtay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa iyo Galabta la cayaarayaa kulamo badan oo ka tirsan horyaalada Qaarada Yurub, waxaana idiin soo gudbineynaa saacadaha Geeska Afrika Iyo Meelaha aad ka daawan kartaan, waxayna kooxaha isku arki doonaan sida hoos ku qoran Kulamada English Premier League Ee Galabta Iyo Maanta La Cayaari Doono 6:00 maqribnimo Aston…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Jira warar ka imaanaya gudaha dalka talyaaniga kuwaas oo qeexaya in Daafaca dambe ee Kooxda Lyon ee dalka faransiiska uu ku sugan yahay dalka talyaaniga si uu tijaabo caafimaad ugu maro. Sida ay cadeysay Sky Sports Italia Anthony Reveillere ayaa u duulay dalka talyaaniga gaar ahaan caasimada Roma waxaana lagu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca Xulka Azzurri iyo kooxda Juve Leanardo Bonucci ayaa dareensan in kulanka ay isbuucaan la yeelan doonaan kooxda Napoli uu yahay kulan sida Finalka oo kale ah. Juve ayaa martigalin doonta Napoli iyadoo la ogyahay in labadaan kooxood ay wadaagaan dhibco min 28-dhibcood ah iyagoo sadex dhibcood si wadajir ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha Xulka Brazil ayaan indhaha ka qabsan doonin waxqabadka Lieta Kaka Hadii uu xidigaan heerka caalami muujiyo qaab ciyaareed wanaagsan ka hor koobka Adunka ee Bisha June 2014 lagu qaban doono dalka Brazil 31-jirkaan dib ugu soo laabtay naadigiisa Milan ayaa ugu dambeysay inuu u ciyaaaro Brazil sanadkii 2012-ka kulan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeyga Roma Francesco Totti ayaa qarka u saaran in loo magacaabo inuu hogaamiyo 23-ka xidig ee xulka Azzuri kaga qeyb qaadanaya tartanka Koobka Aduunka ee 2014-ka lagu qaban doono Brazil. 37-jirkaan heerka caalami ayaa soo bandhigtay qaab ciyareed loo riyaaqo waxaana suuragal ah in Cesar Prandelli uu u xusho wiilashiisa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wixii la qar qariyaba maamulka AC Milan ayaa daaha ka rogeen in weeraryahankooda Stephen EL SHAARAWY ay bisha Janaayo iibin doonaan waxayna u bandhigeen kooxaha Arsenal, Chelsea iyo Man City inay xidigan iibsadaan, wargeska Corriere dello Sport ayaa soo xigtay xog laga helay maamulka sare ee Milan taasi oo sheegeyso…