Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay xaqiijiyeen Xiriirka Kubada Cagta Talyaaniga (FICG) tababarahii hoe kooxda Juventus Antonio Conte ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka Azzurri. 45-jirkaan reer talyaani ayaa badali doona Cesar Prandelli oo shaqadaan isaga tagay kadib koobka Aduunka markaas oo xulka qaranka Italy ay si foolxumo ah kaga soo hareen tartankaas…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinkii hore ee kooxda Juventus Antonio Conte ayaa si rasmi ah loogu magacaabay tababaraha cusub ee xulka Italy wuxuuna badalay Cesar Prandelli oo jagada Italy iska dhiibay kadib markii uu koobka aduunka ku fashilmay. Xiriirka kubada cagta dalka Talyaaniga ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadeen inuu Conte hogaanka xulka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Rai Sport ayaa cadeeyay in Antonio Conte uu heshiis la gaaray xiriirka kubada cagta talyaaniga si uu u noqdo macalinka cusub ee xulka Azzurri. Tababarahii hore Juventus ayaa si ba’an loola xiriirinayay inuu qabto xilka tababaranimo ee xulka, kaas oo macalin la’aan ahaa tan iyo kasoo laabashadii koobka Aduunka markaas…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wararka ka imaanayo dalka Portugal ayaa sheegayo in kooxda Juventus ay ku dhaw dahay lasoo wareegida daafaca reer Brazil Luisao sidoo kalena kabtan u ah naadiga Benfica, xidigan waaya araga ah ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaaray kooxda Juventus waxaana lagu wadaa inuu magaala Turin usoo duulo maal maha nagu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wakiilka daafaca kooxda As Roma Mehdi Benatia ayaa si shaaca ka qaadan u beeniyay wararka xidigaan la xiriirinaya inuu 37.5 Malyan Oo Pound ugu biirayo kooxda Chelsea. Warbixino ka imaanaya gudaha Ingiriiska ayaa shaacinayay maalmihii ugu dambeeyay in kooxda Blues ay lacago badan kusoo xerogalineyso xiidgaan heerka caalami ee xulka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay warinayaan saxaafada Dalka talyaaniga madaxweynaha cusub ee xiriirka kubada cagta talyaaniga ayaa qiray iney la shaqeynayaan tababare Antonio Conte isla markaana ay u magacaabi doonaan macalinka xulka qaranka. Magaca macalinka loo dhiibayo xilka tababaranimo ee xulka talayaaniga waxaa si rasmi ah loo shaacin doonaa maalinimada Isniinta ah ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ac Milan ee dalka talyaaniga ayaa dhameystirtay saxiixa goolhayaha reer Spain Diego Lopez kaas oo Real Madrid kaga soo biiray si xor ah wuxuuna Milan sii joogi doonaa ilaa 2018. Goolhaye Diego Lopez ayaa ahaa dooqa koowaad ee Real Madrid xili ciyaareedkii lasoo dhaafay, balse mustaqbalkiisa Los Blancos waxaa mugdi…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arturo Vidal Iyo Angel Di Maria ayaa kusii jeedaan kooxda Man United madaama labadan xidig mustaqbalkooda uusan fadhinin sidoo kalena Sameil Eto’o isagana si lama filaan ah ayuu kooxda Liverpool ugu biiri rabaa dhanka kale kooxaha ugu caansan qaarada Yurub waxay wadaan dadaalo badan oo ay xidigo kula soo saxiixanayan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha reer Milan ayaa soo bandhigay xiisaha ay u qabaan burburiyaha Barcelona Alex Song, inkastoo xidigaan reer Cameroon uu doonayo dib ugu laabashada Ingiriiska. Xidigii hore Gunners ayaa laba sano oo xanuun ah ku qaatay garoonka Camp Nou isagoon helin tixgelintii iyo karaamadii uu ku heystay garoonka Emirates ee ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababarahii hore Juventus Antonio Conte ayaa kusii dhawaanaya inuu aqbalo shaqada tababaranimo ee xulka talyaaniga kadib markii uu lasoo xiriiray madaxweynaha cusub ee xiriirka kubada cagta talyaaniga Carlo Tavecchio. Xulka Azzurri ayaa ah tababare la’aan tan iyo markii uu Cesar Prandelli iska casilay xilkaan kadib koobkii Aduunka ee ay foolxumada…