Home » Archives by category » Horyaalada » Serie A (Page 4)

Wax Ka Ogaaw Taariikh Ahaan 10-Xidig Ee Ugu Qaalisan Kuwaas Oo Ay Kooxaha Serie A-da Iibsadeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka Talyaaniga wuxuu soo saaray xidigahii ugu wanaagsanaa ee ebid caalamka soo maro dabcan kooxaha horyaalkan ku loolamaan waxay taariikh u lahaan jireen inay lacago bada kusoo iibsadaan xidigaha ay dalbadaan inkastoo sanadihii ugu dambeeyay kooxaha Serie A-da hoos u dhac dhaqaale ku yimid hadana waa lagama maarmaan inaan xusno…

5-Cayaaryahan Oo Aan U Qalmin Inay Xulka Italy Kasii Mid Ahaadaan Kadib Fashilkii Koobka Aduunka.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Italy waa xulka labaad ee caalamka ugu guulaha badan marka laga reebo Brazil xulkan koobka aduunka 4-jeer ayay qaadeen sidoo kalena taariikh aan laso koobi karin ay tartankan ku leeyihiin balse labadii koob aduun ee ugu dambeesay (2010 iy 2014) waxay ku hareen wareega hore waana arin aysan qaadin…

Gonzalo Higuain Oo Ka Aamusan Wararka La Xiriirinaya Kooxda Barcelona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Napoli Gonzalo Higuain ayaa cadeeyay inuusan waxba ka ogeyn arimaha la xiriirinaya kooxda Barcelona ee horyaalka spain sida ay shaacisay Sportsmole. 26-jirkaan reer Argentina ayaa xili ciyaareedkii hore kooxda Napoli kaga soo biiray Real Madrid wuxuuna kooxda reer talyaani u sahlay iney ku guuleysato Coppa Italia isla markaana ay…

Maxay Tahay Sababta Uu Paul Pogba Chelsea Ku Dooran Doono?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Paul Pogba waa xidiga loogu doonista badan yahay qaarada Yurub waxayna kooxdiisa Juventus ka warqabtaa inaysan xidigan ceshan karin madaama ay kooxaha Yurub ugu dhaqaalaha badan ku raad joogaan saxiixiisa, xidigan dhalinta yar bilooyinkii ugu dambeeyay waxaa lala xariirinaayay saxiixiisa kooxaha Real Madrid, PSG, Chelsea, Man City, Man United iyo…

Giorgio Chiellini Oo Ka Hadlay Ganaaxa Luis Suarez La Dul Dhigay Hadaba Muxuu Ka Yiri?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhibane Giorgio Chiellini ayaa ka aamusi waayay ganaaxa la dul dhigay ninkii garabka ka qaniina Luis Suarez, daafaca xulka Italy ayaa saxaafada aduunka ka yaabiyay madaama uu sheegay in ganaaxa Luis Suarez la dul dhigay uu yahay mid laga bad badiyay sidoo kalena uu xad dhaaf yahay wuxuuna Chiellini yiri…

Kooxda Chelsea Oo Labada Manchester Kaga Adkaan Rabta Xidig Diirada U Saarnaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida uu shaaciyay wargeyska Il Messaggero ee kasoo baxa magaalada Roma daafaca reer Morocco iyo Kooxda As Roma Mehdi Benatia ayaa doorbidaya inuu ku biiro kooxda Chelsea intii uu ku biiri lahaa kooxaha Manchester City iyo Manchester United kuwaas oo si aad ah u doonayay xidigaan. Mehdi Benatia ayaa ku socda…

Alessandro Nesta Oo Tilmaamay Shaqsiga Ku Haboon Shaqada Xulka Talyaaniga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daaficii hore xulka Azzurri Alessandro Nesta ayaa shaaca ka qaaday in tababaraha haatan shaqada la’aanta ah ee Roberto Mancini uu yahay shaqsiga ku haboon shaqada xulka talyaaniga kadib is casilaadii Cesar Prandelli oo kusoo fashilmay koobka Aduunka ee haatan ka socda Brazil. Prandelli ayaa xaqiijiyay wax ka yar 24-saac markii…

Fabio Cannavaro Oo Diyaar U Ah Shaqada Tababaranimo Ee Xulka Talyaaniga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtankii iyo Daaficii hore xulka Azzurri Fabi Cannavaro ayaa qiray inuu diyaar u yahay shaqada tababaranimo ee xulka talyaaniga kadib markii Prandelli uu is casilay isla markaana Italy ay foolxumo kala soo laabatay Brazil. Fabio Cannavaro oo kabtan u ahaa xulkii Azzurri ee ku guulesytay koobkii Aduunka ee 2006 lagu…

Maxey Xirfadleyda Kubada Cagta Ka Dhaheen Qaniinyadii Luis Suarez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Luis Suarez ayaa dhexda ka taagan mashaqo markii uu qaniinay daafaca reer Talyaani Giorgio Chiellini ciyaar dhexmartay xulalka Uruguay iyo Italy taas oo kusoo dhamaatay 1-0 oo Uruguay ay guusha ku raacday. Si Kastaba halyeeyadii hore kubada cagta kuwaas oo haatan badankodoa saxaafada kuwada biiray ayaa ka hadlay bal sida…

Tababare Roberto Mancini Oo Beeniyay Inuu Qaban Doono Xulka Talyaaniga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Roberto Mancini ayaa loo badinayay inuu qaban doono xilka tababaranimo ee xulka Talayaniga kadib markii Prandelli uu xilka ka dagay kadib markii wiilashiisa ay awoodi waayeen iney u gudbaan wareega xiga ee koobka. Macalinkii hore Galtasaray ayaa haatan shaqo la’aan ah kadib markii uu ka tagay shaqada kooxda reer Turkey,…

Close