Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha Dortmund iyo Roma oo xili cayaareeda nagu soo fool leh ka qayb qaadan doonaan koobka horyaalada Yurub ayaa bilaabeen ina ka wada hadlaan qaabkii ay isku dhaafsan lahaayeen qaar ka mid ah xidigahooda labadan naadi oo xiriir wanaagsan ka dhaxeeyo ayaa kulan wada qaadan doonaan maal maha nagu soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Blues oo laga warqabo inay suuqa Yurub ka baadi goobeyso weeraryahan tayo wanaagsan ayaa haatan u weecatay sidii ay kusoo xero galin laheed xidiga ugu muhiimsan kooxda Inter Milan sidoo kalena mustaqbal wanaagsan ku leh kubada cagta Mauro Icardi, sida laga soo xigtay Fichajes.com kooxda Chelsea ayaa saraakiil u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeega naadiga Juventus Alessandro del Piero ayaa ka hadlay magacaabista Pippo Inzaghi oo si rasmi ah looga dhigay macalinka cusub ee kooxda AC Milan madaama labadan shaqsi ay waqti aad u wanaagsan kooxda Juve kusoo qaateen waayahooda ay dhalinta yaraayeen sidoo kalena ay saaxiibo aad isugu dhow yihiin hadana Del…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tartanka: FIFA World Cup 2014 Taariikhda/Saacada: June 15, 2014, 01:00 AM Habeenimo Goobta: Arena Amazônia, Manaus, Amazonas Garsooraha: B. Kuipers (Holland) Magaalada Manaus waa goobta ugu kulul ee cayaaraha aduunka lagu martigalinaayo madaama garoonkan caawo lagu cayaari doono uu yahay midka ugu kulul sidoo kalena laga wada sheegtay waxaa ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xaaska Uu Qabo Carlos Tevez Vanesa Mansilla ayaa aaminsan in Tevez uusan ku fashilmin kubadda cagta Maadaama Laga saaray Xulka Argentina. Xaaska Tevez ayaa tiri: ” Gebi ahaanba Waa wax laga xumaado in Tevez laga reebo Xulka Argentina ee cayaarayo koobka Adduunka, Sababtoo ah Wuu Ka fican yahay Lionel Messi…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Turkiga ka dhisan ee Galatasaray ayaa xaqiijisay in tababarahoodii reer talyaani Roberto Mancini uu shaqad aka tagay galabnimadaan. Macalinkaan reer Talyaani ayaa xilka Galatasaray qabtay September 2013, balse wuxuu ku fashilmay inuu kooxda u hogaamiyo ku guuleysiga horyaalka Turkiga markii uu kaalinta labaad geeyay, Fenerbahce ayaana ku guuleysatay horyaalka.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha Juvnetus Antonio Conte ayaa si shaqsi ah u weydiistay Alexis Sanchez inuu kusoo biiro kooxdiisa sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya gudaha talyaaniga. Weeraryahankaan reer Chile ayaa la hadal hayaa inuu ka hayaami doono Camp Nou xagaagan waxaana saxiixiisa isku haya kooxaha Juventus iyo Manchester United oo ka mid…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Juventus ayaa xaqiijisay in Andrea Pirlo uu saxiixay heshiis cusub kaas oo kooxda kusii heynaya labada sano ee soo socota xili la filayay inuu kooxda ka hayaamo marka uu dhamaado koobka Aduunka. Halyeeygaan reer Italy ayaa noqday dhaqaajiyaha xulka iyo Kooxda Juventus tan iyo markii uu kooxda kusoo biiray sanadii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama dunida oo idil ay ka dhur sugeyso bilaabashada koobka aduunka oo ku beegan maalinta Khasmiista ah hadana kooxaha Yurub ugu caansan waxay wadaan dadaalo ay ku doonayaan inay soo xero galiyaan qaar ka mid ah xidigaha ay niyada ku hayaan ama ay la xariirayeen todobaadyadii ugu dambeeyay sidaa darteed…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Inter Milan ayaa shaaca ka qaaday inay si toos ah ula wareegtay milkiyada weeraryahankeeda Mauro Icardi. Inter kaliya waxay hore u laheed 50% milkiyada weeraryahankan dhalinta yar balse haatan gabi ahaanba Inter xuquuqda xidigan si toos ah ayay kaga iibsatay naadiga Sampdoria oo horey u laheed kala bar milkiyada…