Home » Archives by category » Horyaalada » Serie A (Page 2)

Juan Cuadrado Oo Qaboojiyay Dagaalka Suuqa Ee U Dhaxdeeya Liverpool & Manchester United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha ka dhisan dalka Ingiriiska ee Manchester United iyo Liverpool ayaa u muuqda kuwa waayay garabka reer Colombia iyo kooxda Fiorentina Juan Cuadrado kadib markii xidigaan heerka caalami uu ka dhawaajiyay inuu ku faraxsan yahay joogtiaanka horyaalka talyaaniga. 26-jirkaan ayaa qaab amaah ah ugu biiray Fiorentina isagoo kasoo hayaamay Udinese,…

Bollywood-ka Iyo Xiisaha Ay U Qabaan Tartanka Koobka Aduunka Ee Dalka Brazil Ka Socdo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qaar ka  mid ah jilaayaasha Bollwood-ka ugu caansan ayaa qarsan waayeen xiisaha ay u qaban tartanka koobka aduunka ee haatan dalka Brazil ka socdo, inkastoo qaarkood ay dalka Brazil ku sugan yihiin si ay tartankan u daawadaan hadana intooda badan waxay sheegeen inay magaalada Mumbai kala socon doonaan tartankan xiisaha…

Prandelli: ” Italy Waxay Xalay U Qalantay Inay Ka Badiso Costa Rica

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha Xulka Qaranka Italy Cesare Prandelli ayaa raali gelin ka bixiyey guuldaradii ay kala kulmeen dhigooda Costa Rica oo kusoo idlaaday 1-0, Laakin wuxuu ku adkeysatay Inaysan munaasib aheyn in la argagaxo. Guuldaradii kasoo gaartay Italy kulankii Costa Rica ayaa ciriir gelisay booskii ay ku laheyd Group D  taas badalkeeda waxaa xaqiijisay…

Barcelona & Sadex Koox Oo Ka Dhisan Ingiriisa Ayaa Ku Dgaaalamaya Saxiixa Gonzalo Higuain

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha Manchester United, Arsenal & Chelsea ayaa dhamaantood xiriir la sameeyay wakiilka weeraryahanka reer Argentina Gonzalo Higuain inkastoo dalabka kooxaha sadexda ah ee reer Ingiriis uu ka horeeyay mid ay gudbisay Barcelona kadib markii Higuain qudhiisa uu muujiyay inuu doonayo ka hayaamida horyaalka talyaaniga. 26-jirkii hore kooxda Real Madrid ayaa…

Man United Oo Hogaanka U Qabatay Loolanka Loogu Jiro Xidig ka Tirsan Juventus

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda ka dhisan dalka ingiriiska ayaa hogaanka u qabatay tartanka loogu jiro xidiga khadka dhexe ugu wanaagsan haatan qaarada yurub ee Paul Pogba kaas oo la filayo inuu xagaagan ka dhaqaajiyo koxda Torino ka dhisan. Da’yarkii hore Man United ayaa waqti fiican ku qaadanaya kooxda Juventus isagoo kula guuleystay laba…

Samuel Eto’o Oo Xiiseynaya Inuu Dib Ugu Laabto Horyaalka Talyaaniga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Samuel Eto’o ayaa ku waramay inuu xiiseynayo dib ugu laabashada horyaalka talyaaniga isagoo ku biiraya kooxda As Rom ee ka dhisan caasimada dalyaasi balse waxaa hakin kara arinta isfaham xaga mushaaraadka ah. Weeraryahankaan reer Cameroon ayaa qeyb ka ahaa wiilashii taariikhda ka dhigay horyaalka talyaaniga sanadii 2010 markas oo Inter…

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga & Xanta Wargeysyada Ka Faalooda Kubada Cagta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalin Wanaagsan dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee sida tooska ah ugu xiran Shabakada hiilkubad, waxaan idiin soo koobeynaa warbixinadii ugu hadal heynta badnaa maanta suuqa kala iibsiga iyo waxyaabihii ay qoreen wargeysyada ka faalooda arimaha ciyaara. Shabakadda Hiilkubad masuul kama ahan xaqiqda wararkaan, balse waxey leedahay turjumaada waxaana wararka kasoo…

Maxaa Ka Taqaan 15-Xidig Oo Ku Wanaagsan Kooxahooda Balse Ku Xun Xulalkooda?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartanka koobka aduunka haatan si wanaagsan ayuu kaga socdaa dalka Brazil waxaana la galay kulamadii qaybtii labaad sidaa darteed shabakada Transfermarkt ayaa shaaca ka qaaday 15-xidig oo ku wanaagsan kooxahooda balse aad u liitaan marka matalayaan xulalkooda waxaana lagu sameeyay daraasad gaar ah xidagan weliba waqabadkooda dhanka naadiyada iyo midka…

RASMI: Ac Milan Oo heerka Sare ee Kooxda Usoo Dalacsiisay Da’yarkooda Hachim Mastour

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida la rajeynayay Hachim Mastour ayaa saxiixay heshiiskii ugu horeeyay ee xirfadiisa kubada cagta kooxda Milan isagoo u dabaal dagay dhalashadiisa 16-aad. Kubad sameeyahaan da’da yar ayaa si habsami leh kaga soo baxay kooxda dhalinyarada ee Milan, balse markii ugu horeysay oo kooxda waaweyn looga Waco waxey aheyd xili ciyaareedkii…

Manchester United Oo Wali Xiiseyneysa Burburiyaha Inter Milan Freddy Guardin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tuttosport ayaa ku warantay in kooxda Manchester United ay diyaar u tahay iney Inter Milan kala xaajooto saxiixa burburiyaha reer Colomobia freddy Guardin kaas oo ay ku fashilmeen saxiixiisa bishii January ee sanadkaan. Kooxda Sansiro ka dhisan ayaa horay shaaca uga qaaday in xidigii hore Porto uu albaabka Milan kaga…

Close