Home » Archives by category » Horyaalada » Serie A

Andrea Pirlo Oo Kasoo Kabanaya Dhaawacii Uu Qabay Diyaarna U Ah Kulanka Ac Milan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha da’da ah ee kooxda  Juventus Andrea Pirlo ayaa rajeynaya inuu dib ugu soo laabto kooxdiisa  isla markaana uu kasoo bogsoodo dhaawacii uu qabay. 35-jirkaan heerka caalami ayaa haatan daaweyn qaadan doona wuxuuna rajeynayaa inuu isbuuca soo aadan kasoo qeyb galo tababarka rasmiga ah, inkastoo uusan ka qeyb qaadan…

Alvaro Morata Oo Ku Dhaw Inuu Kasoo Muuqdo Kooxda Juventus

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saxiixa cusub ee kooxda Juventus Alvaro Morata ayaa rajeynaya inuu kulankiisa ugu horeeya kooxdiisa cusub kasoo muuqdo marka ay sabtida wajahaan kooxda Udinese kulanka labaad ee horyaalka Serie A-da. Morata ayaan kasoo muuqan kooxdiisa Juventus tan iyo markii uu bilowgii suuqa kala iibsiga ciyaartoyda uga yimid kooxda Real Madrid madama…

Carlos Tevez Muxuu ka Yiri Dhaawaca La Sheegay Inuu Soo Gaaray?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Juventus Carlos Tevez ayaa beeniyay wararka ay qoreen saxaafada talyaaniga ee ku aadan dhaawaciisa isagoo qiray inuu diyaar u yahay kulanka ay sabtida la ciyaari doonaan Udinese. Shalay ayey soo baxeen warar la xiriira dhaawaca xidigaan iyagoo daliil ka dhiganaya inuu isagoo dhutinaya ka baxay tababarkii Arbacadii ay kooxda…

Walter Sabatini Oo Ku Xumeeyay Man United: “Kevin Strootman Iib Maahan”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Agaasimaha kooxda As Roma Walter Sabatini ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa aysan diyaar u aheyn iney iska iibiso Kevin Strootman kaas oo mudo dheer bartilmaameed u ahaa kooxda Manchester United. Sida ay shaacinayeen warbixino badan oo ka imaanayay ingiriiska kooxda United ayaa ka war dhowreysa xaalada caafimaad ee xidigaan…

Milan Oo Tijaabineysa Awooda Fernando Torres Kulanka Parma

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka reer Spain Fernando Torres ayaa laga yabaa inuu safto kulankiisa ugu horeeya Milan marka ay kooxdaan ku ciyaarta Sansiro u safreyso garoonka Tradini ee kooxda Parma Axada, waxaana lala ciyaarsiin doonaa Kiezuke Honda iyo Jeremy Menez. Xidigii hore kooxaha Atletico Madrid, Liverpool & Chelsea ayaa laba sano oo amaah…

Juventus Oo Lacago Badan Kusoo Iibsaneysa Bisha January Juan Mata

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida ay ku waramayaan warbixino ka imaanaya dalka talyaaniga kooxda ka dhisan Turin ayaa dooneysa iney 24 Malyan Oo Pound kusoo xerogaliso kubad sameeyaha reer Spain iyo kooxda Man United Juan Mata. Xidigaan reer Spain ayaa kooxda Old Trafford ka dhisan kusoo biiray bishii January isagoo ku yimid 37 Malyan…

Diego Lopez: “Balotelli? Fernando Torres Ayaa Ka Fiican Saxiixa Cusub Ee Liverpool”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goolhayaha cusub ee kooxda Milan Diego Lopez kaas oo Real Madrid safka hore kaga jiray xili ciyaareedkii lasoo dhaafay ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeeya saxiixa cusub ee Milan Fernando Torres iyo saxiixa cusub ee kooxda Liverpool Mario Balotelli. Mario Balotelli ayaa 16 Malyan Oo Pound ugu biiray Liverpool xagaagan…

Fabio Capello: “Bayern & Blues Champions League Uga Cabso, Paul Pogba Waa Sida Ibrahimovic”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinkii hore kooxda Juventus Fabio Capello haatana maamula xulka qaranka Russia ayaa ka hadlay xili ciyaareedkaan sida xaalka yurub noqon doon isagoo Champions League u qoondeeyay midkood kooxaha Bayern Munich iyo Chelsea, sidoo kalana Paul Pogba ayuu la barbardhigay cunsuriga reer Sweden Zlatan Ibrahimovic. Capello oo la hadlayay Sky Sports…

 Wax Ka Ogaaw Xidigaha Kooxahooda Dagaal Iyo Xumaan Ay Ku Kala Tageen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii dhawaan Mehdi Benatia iy kooxdiisa Roma ay ku kala tageen xumaan sidoo kalena labada dhinac ay saxaafada si toos ah isaga weerareen waxaa daaha laga qaaday taariikh ahaan xidigaha kooxadooda qilaafka ay ku kala tageen ilaa haatana xiriir wanaagsan uusan ka dhaxeynin, weliba laacibintaas iyo kooxahdooda waxay kala…

Carlos Tevez Oo Lagu Daray Liiska Xidigaha Dhaawaca Kaga Maqan Juventus

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

War aan fiicneyn ayaa usoo yeeray kooxda Juventus kadib markii liiska xidigaha dhaawaca ah lagu daray weeraryahanka reer Argentina Carlos Tevez iyadoo kooxda ay horay kaga maqnaayeen labada xidig ee Arturo Vidal iyo Andrea Pirlo. Carlos Tevez ayaa ka baxay tababarka kooxda isagoo dhutinaya xili kooxdiisa ay tababar ku sameynayeen…

Page 1 of 106123Next ›Last »
Close