Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League (Page 7)

Adnan Januzaj oo ka Cabsi Qaba in uu Ka Dhaqaaqo Manchester United.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida ay Qoraan Maanta Warbaahinta ingariiska Xidiga Manchester United Adnan Januzaj Ayaa ka Walwalsan in uu Waayo Booskiisa Kooxda United iyo Macalin Van Gaal. Dayarka Reer Belgian Ayaa Ciyaaray Kulankii Manchester United 4 iyo 0 kala Kulantay Kooxda Mk Dons Maalinta Talaadada 19 Sano Jirkan Ayaana Ka Walwalsan in la Waydiindoono…

Kooxda MK Dons Oo Calaamad Ka Dhigatay Afartii Gool Ee Ay Ku Xasuuqeen Man United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida lagu shaaciyay Bogga xiriirka bulshada ee twitter-ka kooxda heerka hoose ee MK Dons ayaa calaamad ka dhigatay numberka (4-aad) iyadoo ku dhajineysa funaanadeeda gacanta gacanta midig. Waa guushii ugu weyneyd taariikhda ay gaaraan, waxeyna kooxdaan 4-0 ku xasuuqday Manchester United kulan ka tirsan taranka Capital One Cup. Si Kastaba…

Arsenal Oo Kalsooni Ku Qabta Iney Dhameystiri Karto Saxiixa William Carvalho

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda ka dhisan waqooyiga London ayaa kalsooni ku qabta iney dhameystiri karto saxiixa burburiyaha kooxda Sporting Lisbon William Carvalho kadib markii ay 21.3 Malyan Oo Pound qorshe ah ula tagtay kooxdiisa. Gunners ayaa lala xiriirinayay xidigaan sadexdii isbuuc ee lasoo dhaafay inkastoo sidoo kale Manchester United iyana ay ku jirto…

Liverpool Oo Ku Dhaw Saxiixa Goolhaye Sergio Romero Xili Wakiilkiisa Uu England Yimid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goolhayaha xulka Argentina Sergio Romero ayaa kusii dhawaanaya ku biiritaanka kooxda Liverpool, kadib markii wakiilkiisa uu ka dagay dalka Ingiriiska sida ay sheegeen warbixino ka imaanaya gobolka Mereyside. Kooxda Reds lagu neynaaso ayaa saxiixa xidigaan ku dhameyneysa 1.6 Malyan Oo Pound, wuxuuna haatan ka tirsan yahay kooxda Sampdoria ee dalka…

Daley Blind Oo Caafimaad U Maraya Kooxda Manchester United (+ Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester United ayaa qarka u saaran iney ku dhawaaqdo saxiixa daafaca kooxda Ajax Amsterdam iyo Xulka Holland Daley Blind kadib markii jimcadii labada kooxood ay ku heshiiyeen qiimaha xidigaan heerka caalami. Manchester Untied waxey xidgiaan ku qaadaneysaa 13.8 Malyan Oo Pound, waxaana goor dhaw lasoo wariyay inuu ku sugan yahay…

Chelsea Oo Guul Xiiso Badan Ka Heshay Everton Kulan 9-gool Labada Dhinac Iska Dhaliyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Diego Costa wuxuu sii wataa dhalintiisa joogtada ah inkastoo horey loo baahiyay inuusan Blues u safan doonin todobaadkan hadana weeraryahankan awooda badan caafimaadkiisa in la isku haleen karo ayuu muujiyay wuxuuna kooxdiisa ka caawiyay inay guul taariikhi ah kuso gaarto garoonka Godison Park, kulankan wuxuu ka mid noqday kulamada ugu…

5-Arimood Oo Aan Ka Baranay Bar Bar Dhacii Ay Man United La Dhaafi Weesay Kooxda Burnley

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ilaa haatan macalin Luis Van Gaal kama helin EPL guul sidoo kalena macalinkan waaya araga ah kooxdiisa ma sal dhiganin, kadib saxiixa Angel Di Maria iyo soo laabashada Van Persie waxaa la islahaa Man United waxay awood ku maquunin doontaa kooxda Burnley balse midaas ma dhicin waxayna labadan koox ku…

Macalin Inzaghi “Jose Mourinho Ayaan Kala Hadlay Saxiixa Torres!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo macalin Jose Mourinho uu horey u sheegay inuusan la soconin qaabkii uu Fernando Torres ku aaday kooxda AC Milan hadana macalin Pippo Inzaghi aya arin kale ka dhawaajiyay madaama uu tababarahan dhalinta yar sheegay ka hor inta aysan Milan lasoo saxiixanin Torres inuu wax badan Mourinho arinkan kala hadlay…

Stoke Oo Man City Meel Fadhiiso Dhehday Una Saarisay Guul Daro Xanuun Badan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga reer Senegal Mame Biram Diouf ayaa kooxda Man City guuldaro xanuun badan dhabarka ugu saariyay garoonkeeda Etihad, inkastoo la wada filaayay in wiilasha macalin Manuel Pelligrini aysan u daahi doonin kooxda Stoke City hadana sheeko aan la fileyn ayay taageerayaasha Man City ka marqaati kaceen madaama City garoonkeeda ay…

DEG-DEG: Tababare Harry Redknapp Oo Xaqiijiyay in Loic Remy Uu Ku Biirayo Chelsea

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha kooxda Queen’s Park Rangers ayaa xaqiijiyay in weeraryahanka reer France Loic Remy uu ku biirayo Chelsea, kadib markii Jose Mourinho uu dalab u diray xidigaan heerka caalami. Loic Remy ayaa ku dhawaaday xagaagan inuu ku biiro Liverpool, inkastoo sida ay sheegtay kooxda Mereyside-ka ka dhisan wuxuu ku fashilmay caafimaadkii.…

Close