Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Manchester United ayaan ka quusan doonin helitanaka burburiyaha xulka Chile iyo kooxda Juventus Arturo Vidal kaas oo aan la hubin inuu ka dhaqaaqi doono kooxdiisa kadib markii uu xalay kasoo muuqday kulankiisii ugu horeeyay horyaalka Serie A-da talyaaniga. Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya dalka ingiriiska kooxda United ilaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Barcelona ayaa ciyaareysa caawa booqashadii ugu horeysay xili ciyaareedkaan, iyadoo aadi doonta garoonka El Madrigal oo ay iska leedahay kooxda Villarreal. Barcelona kulankii hore guul ayey ku bilowday iyadoo 3-0 ku dhaaftay kooxda yar ee Elche kulan xiiso lahaa oo ka dhacay garoonka Camp Nou ee gobolka Catalunya, iyadoo Lionel…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda heysata horyaalka heerka labaad ayaa gurigeeda King Power Stadium ku martigalin doonta kooxda Arsenal, iyadoo kooxdaan ay hal dhibic soo aruursatay labadii kulan ee ay ciyaarta. Sidoo kale Gunners ayaa raadineysa guusheedii labaad ee xili ciyaareedka iyadoo kulankii ugu dambeeyay barbardhac ay qilqiil ku heshay ka keensatay kooxda Everton…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha kooxda Gunners Arsene Wenger ayaa difaacay mucaaradkisii ugu xumaa horyaalka Ingiriiska Sir Alex Ferguson, isagoo qiray in hoos u dhaca kooxda United ku yimid uusan masuul ka aheyn. Kadib barbardhacii Burnley ee shalay, kooxda Red Devils ayaa heshay kaliya laba dhibcood sadexdii kulan ee horyaalka Ingiriiska ay ciyaartay,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Liverpool ayaa galabta booqan doonta garoonka White Hart Line iyadoo maskaxda ku heysata guuldaradii kasoo gaartay todobaadkii hore kooxda Manchester City kulan ka dhacay Etihad Stadium, iyadoo lagu garaacay 3-1. Kooxda Tottenham ayaa hogaanka horyaalka heysay labadii kulan ee ugu horeysay horyaalka kadib markii ay laba guulood gaareen xili ciyaareedka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka dhawaajiyay inuusan kubada cagta u cayaarin siduu uu saaxiibo dheeri ah ku kasban lahaa wuxuuna sheegay in kubada cagta aysan laheyn saaxiib joogto ah. Sidoo kalena uu maalin walbo halgan ugu jiro inuu kubad wanaagsan soo bandhigo xidigan dhawaan loo doortay laacibka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha kooxda Man United Luis Van Gaal ayaa aad uga careesay xidigaha kooxdiisa inay qasaariyaan fursado badan sidaa darted macalinka reer Holland wuxuu ka dhawaajiyay in xalka Man United uu haatan ku jiro in kulamada kooxdan kusoo fool leh ay xidigaheeda fursadaha ay helaan goolal u badalaan wuxuuna yiri “waxaan aaminsanahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay Qoraan Maanta Warbaahinta ingariiska Xidiga Manchester United Adnan Januzaj Ayaa ka Walwalsan in uu Waayo Booskiisa Kooxda United iyo Macalin Van Gaal. Dayarka Reer Belgian Ayaa Ciyaaray Kulankii Manchester United 4 iyo 0 kala Kulantay Kooxda Mk Dons Maalinta Talaadada 19 Sano Jirkan Ayaana Ka Walwalsan in la Waydiindoono…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida lagu shaaciyay Bogga xiriirka bulshada ee twitter-ka kooxda heerka hoose ee MK Dons ayaa calaamad ka dhigatay numberka (4-aad) iyadoo ku dhajineysa funaanadeeda gacanta gacanta midig. Waa guushii ugu weyneyd taariikhda ay gaaraan, waxeyna kooxdaan 4-0 ku xasuuqday Manchester United kulan ka tirsan taranka Capital One Cup. Si Kastaba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda ka dhisan waqooyiga London ayaa kalsooni ku qabta iney dhameystiri karto saxiixa burburiyaha kooxda Sporting Lisbon William Carvalho kadib markii ay 21.3 Malyan Oo Pound qorshe ah ula tagtay kooxdiisa. Gunners ayaa lala xiriirinayay xidigaan sadexdii isbuuc ee lasoo dhaafay inkastoo sidoo kale Manchester United iyana ay ku jirto…