Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Blues ee ka dhisan galbeedka Magaalada London aya goolhayaha reer Czech Republic ee Peter Cech u ogolaaneysa inuu isaga tago kooxda kadib markii uu waayeelkaan 10-ka sano kasoo mid ahaa Chelsea uu ka cabsi qabo inuu waayo booskiisa joogtada ah. Wakiilka 32-jirkaan heerka caalami ayaa xaqiijiyay in Cech uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Garabka kooxda Real Madrid Angel Di Maria ayaa u muuqanaya mid ku biiraya kooxda Manchester United kadib koobka Aduunka iyadoo ay xiiseynayaan kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Xidigaan reer Argentina ayaa la hadal hayaa inuu ka tagayo kooxda Real Madrid kadib xili ciyaareed aan caadi aheyn oo uu ku qaatay Bernabue…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha kooxda Manchester United iyo Xulka Belgiumka Marouane Fellaini ayaan xaqiijin karin sii joogitaankiisa kooxda ku ciyaarta garoonka Old Trafford xagaagan. 26-jirkaan reer Belgium ayaa xili ciyaareedkii hore kusoo biiray United isagoo 27.5 Malyan Oo Pound kaga soo biiray inkastoo ay dib u dhigeen bandhigiisa fiican dhaawacyo iyo waqti la’aan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Man United ayaa u muuqatoinay ku guuleesan rabto loolanka loogu jiro laacibka xulka Colombia madaama ay miiska u saartay dhigeeda Fiorentina €40m, waxayna United saxiixa Juan Cuadrado kaga guuleesan rabtaa kooxaha Barcelona, Bayern Munich iyo Man City oo xidigan tayada wanaags ku raad joogeen, wararka ka imaanayo dalka Italy…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Reer Spain ee Barcelona ayaa rajo fiican ka qabto in ay dhameystriaan lasoo saxiixitaanka xidig kooxda Liverpool ee ganaaxa adag la dul dhigay Luiz Suarez 48 saac ee soo socota iyadoo labada naadi ay isku af garteen in Barcelona ay bixiso qiimaha lagu jabin karo heshiiska ciyaaryahanka uu kula…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
kooxda Manchester United ayaa soo bandhigtay nashaqada cusub ee funaanada Home-ka ah, iyadoo iala markiiba lagu soo shaaciyey websideyada adduuna ugu caansa, haddaba daawasho wacan. …
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Angel Di Maria ayaa hadda qadarinaayo inuu u wareegsado horyaalka ingiriiska, wuxuuna diiday dalabkii kaga imaaday kooxda Chelsea oo uu macalinka u yahay Jose Mouinho sida ay qortay Daily Express. Kooxda Chelsea ayaa kamid ah kooxo badan oo xiiseenayo xidigaan reer Argentina kuwaasoo ka kala dhisan horyaalada ugu caansan qaaradda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay xidiga khadka dhexe ka cayaaro Emre Can oo ay kala soo saxiixatay naadiga Bayer Leverkusen, 20-jirkan ayaa heshiis Liverpool la gaaray bilawgii bishii hore ee aan kasoo gudubnay balse maanta ayuu si rasmi ah garoonka Anfield usoo gaaray waxaana la…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii ay meel wanaagsan gaareen wadahalada Barcelona iyo Liverpool ee ku aadan iibka Luis Suarez ayey soo baxeen warar hoose oo tilmaamaya Shan xidig oo dhanka weerarka ah kuwaas oo Liverpool ay ku hilmaami karto Luis Suarez. Luis Suarez ayaa qabtay shaqo wanaagsan xili ciyaareedkii dhamaaday inkastoo kooxdiisa ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal ayaa talaabo hormar leh u qaaday saxiixa weeraryahanka kooxda Barcelona Alexis Sanchez kadib markii ay miiska saartay aduun lacageed oo gaaray 32 Malyan Oo Pound oo ay ku yeelaneyso milkiyada xidigaan. Wararka ka imaanaya waqooyiga London ayaa iclaaminaya in Arsene Wenger uu ku kalsoon yahay in Alexis Sanchez uu…