Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Saadaal Ay Sameeyeen Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad Ee Af-ka Soomaaliga Ku Qoran isla markaana ka faaloota arima kubada cagta ayey akhristayaashu ku saadaaliyeen in Kooxda Arsenal ay guul ka gaari karto Man United. Si La wada ogyahay Arsenal ayaa 14-kulan oo ay soo booqatay Old Trafford kaliya…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Blues ayaa cadaadis kala kulmeysa Man United iyo Real Madrid iyadoo dooneysa iney booska Ashley Cole galiso daafaca bidix ee kooxda Sevilla Alberto Moreno kaas oo qaab ciyaareed wanaagsan muujiyay xili ciyaareedkaan. Ashley Cole ayaa bisha soo aadan ee December noqon doona 33-jir waxaana sii idlaanaya awooda xidigii hore…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka Spain iyo Kooxda Manchester City ayaa aminsan in Lionel Messi uu caajis ku dareemayo sanadihii lasoo dhaafay Horyaalka La Liga oo uu xidigaan laftigiisa kasoo hayaamay. Inkastoo Lionel Messi uu raaxo ku dareemayo La Liga madama uu kooxda u dhaliyay in ka badan 300 Goal sidoo kalana ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad Sameeyaha Kooxda Arsenal iyo Xulka Jarmalka ayaa daba raacay hadalkii Rooney ee ahaa in Gunners ay is daalineyso isla markaana aysan awoodin iney ku guuleysato horyaalka Premier League xili Kooxda Arsene Wenger ay hogaanka horyaalka u fadhiso. Ozil Ayaa wajahaya Man United kulankiisii ugu horeeyay isagoo xiran Maaliyada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay soo afjartay heshiiska ay ku qaadan rabto Xidigga qadka dhexe ee Kooxda Real Madrid Xavi Alonso iyadoo kooxda Real Madrid ay dalbatay Xidiggii u buuxin lahaa booska uu baneenayo waxayna dalab rasmi ah u dirtay Laacibka Qadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Ilkay Gundogan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo qarsoodi ah kula jirto Kooxda Barcelona si ay uga soo qaadato Weeraryahankeeda Pedro Midaas oo noqoneysa Dalab Aad Loola yaabay. CaughtOffside ayaa qortay in 26 Jirkaan uu kooxdiisa usoo jeediyey codsi ku aadan in la fasaxo maadaama uu arkay in Macalinka Cusub…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal kaliya ma ahan naadiga Premiership-ka hogaamineyso sidoo kale waa kooxda ugu baask wanaagsan horyaalka England sidaa darteed kulanka Old Trafford lagu wada balansan yahay xidigaha Man United shaqo culus ayaa u taalo waxaana laga rabaa inay kubada la qeebsadaan naadi caadeesatay heesashada kubada todobaad walbo, Imaatinka Ozil, soo ifbaxida…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ka Hor Kulanka Man United iyo Arsenal waxaan jecelnahay inaan idin soo gudbino sawiro ka turjumaya 14-kulan oo ka dhacay Old Trafford 10-kii sano ee ugu dambeysay inkastoo Kooxda Gunners ay guul gaartay hal kulan oo qura waxeyna guushaas gaartay 17/09/06 markaas oo goal uu dhaliyay Adebayor looga badiyay kooxda Sir…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore Arsenal Dennis Bergkamp ayaa aaminsan in Gunners ay haatan u muuqato mid awood u leh sidii waqtigiisii uu halyeeygan ka ciyaari jiray afka hore ee Arsenal. Dennis Bergkamp ayaa haatan ah caawiyaha Ajex Amterdam wuxuuna xaqiijiyay in Mesut Ozil uu badalay naadiga qaabkeedii kaas oo ahaa mid aan lagu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maalinimada Axada ah waxaa Garoonka Old Trafford ka dhici doona kulan ay wada yeelan doonaan kooxaha uu xifaaltanka dheer ka dhaxeeyo ee Man United iyo Arsenal inkastoo kulankaan uu ka duwanaan doono kuwii sanadihii ugu dambeeyay madama Gunners ay markaan tahay kooxda hogaamineysa Horyaalka Premier League sidoo kalana Man United…