Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League (Page 297)

Fernando Torres Oo Aan Weli Kasoo Kabanin Dhaawacii Uu Qabay Lana Xaqiijiyay Inuusan Safan Karin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka reer Spain Fernando Torres ayaa lagu rajo weynaa inuu kooxdiisa Chelsea u safto kulanka ay la cayaari doonto caawo fiidkii naadiga West Ham United balse nasiib daro xidigan weli kama soo kabanin dhaawacii sababay inuu seego kulamadii ay Chelsea la cayaartay labo todobaad ka hor kooxaha Schalke iyo West…

Hordhaca Everton vs Liverpool Kulan Qiimo Ugu Fadhiyo Labadan Naadi

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii labo todobaad lagu mashquulsanaa kulamada xulalka aduunka ay cayaarayeen waxaa dib loo amba qaadi doonaa Premiership-ka England balse todobaadkan kulankan ugu xiisaha badan wuxuu dhex mari doonaa labada naadi ee deriska ah Everton Vs Liverpool, ma ahan kulan sahlan waayo labadan koox xili cayaareedkan ujeedooyin isku mid ah…

Sawir Waayo Waayo: Arsene Wenger Iyo Maalmihiisii Uu Kubada Cagta Cayaari Jiray!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare Arsene Wenger wuxuu ku caan baxay leylinta naadiga Arsenal madaama uu mudo dheer ku sugan yahay waqooyiga magaalada London sidoo kale ninkan u dhashay dalka France wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka ugu saameynta balaaran kubada cagta waayo macalinimadiisa waa mid qoto dheer asigoo horey macalin ugu soo noqday kooxaha…

Line Up-ka Arsenal ay kaga hortagi doonto naadiga Southampton oo la helay iyo Walcott oo aan ku jirin!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare Arsene Wenger horey ayuu saxaafada ugu sheegay in Arsenal ay dib ugu soo laaban doonto wadada guusha kadib markii ay guuldaro kala kulmeen naadiga Man United labo todobaad ka hor taasi oo sababtay inay hogaanka Premiership-ka dhibcihii ay ku hayeen lasoo yareeyo, balse xaaladii kacsaneed Arsenal waxay kasoo gudubtay…

Theo Walcott Oo Mudo 3-bilood Kadib Arsenal Kasoo Muuqaan Doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa soo dhaweyn doonaan Theo Walcott oo mudo sedex bilood ku dhow garoomada dhaawac uga maqnaa waxaan xidigan lagu wadaa inuu kasoo muuqdo garoonka Emirates kulanka Arsenal martigalin doonto naadiga Southampton, 24-jirkan ayaa ku faraxsan inuu kasoo kabtay dhaawacii uu garoomada kaga maqnaa madaama bilihii aan kasoo…

Cazorla Oo Ka Hadlay Sida Uu Ugu Faraxsan Yahay Imaatinka Ozil Iyo Fashilkii Suarez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Santi Cazorla ayaa shaaca ka qaaday inuu aad ugu farxay heshiiskii uu macalin Arsene Wenger garoonka Emirates ku keenay Mesut Ozil wuxuuna xidiga reer Spain ka dhawaajiyay inuu ugu farxay imaatinka Ozil sida inuu yahay mid ka mid ah taageerayaasha Arsenal, asigoo ka hadlaayo qaabkii uu Ozil ku yimid Arsenal…

Lionel Messi: Uma Maleenaayo In Germany Laga Helaayo Xiddig Ka Fiican Ozil

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiddiga Adduunka Lionel Messi ayaa ka dhawaajiyey dareenka uu ka qabo iyo sida uu u arko xiddig cusub ee kooxda Arsenal iyo XUlka Qaranka Germany. Ma uusan qarsan xidiga xulka Argentina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi sida uu uladhac sanyahay laacibkii hore ee Real Madrid hadana uciyaara kooxda Arsenal ee…

Daawo Sawiro: Dhammaan Xidigaha Manchester United Iyo Xaasaskooda Oo Ka Qeyb Qaatay Xaflad Qado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mar kasta oo ay Manchester United Ku Guuleysato Koob ama Xiddig kamid ah uu abaal marin ku guuleysto waxaa caado u aheyd inay isku qaab usoo labistaan haddana ay qabsadaan xaflad. Sidaas si lamid ah ayey talaadadii lasoo dhafay sameeyeen kadib markii ay Hey’adda UNICEF Qado Sharaf ugu sameysay Garoonka…

Branden Rodgers Oo Ka Walwalsan Dhaawaca Sturridge Ka Hor Kulanka Mereyside Derby

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Liverpool ayaa dareemeysa cabsi xoogan ka hor kulanka ay sabtiga la ciyaari doonaan kooxda Everton kulanka darbiga ah ee Mereyside Derby. Macalinka Liverpool ayaa walwal ka muujinaya maqnaashaha weeraryahanka xulka England Sturridge kaas oo dhaawac yar uu kasoo gaaray kulankii Ay England guuldarada kasoo gaartay Jarmalka. Sturridge ayaan kasoo…

Leo Messi: Macquul Maahan In Dimitar Berbatov Uu Yimaado Barcelona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Xulka Argentina Leo Messi ayaa shaaca ka qaaday ineysan macquul aheyn in Berbatov uu kusoo biiro Barcelona isla markaaa uusan jaanis u heli doonin inuu yimaado Camp Nou. Warar ay qoreen saxaafada Spain ayaa sheegay in Tata Martino uu dalab u diray Berbatov madama Messi uu dhaawacmay isla markaana…

Close