Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League (Page 296)

Danny Sturridge “Liverpool Waa Koox Ka Fac Weyn Chelsea”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka England Danny Sturridge ayaa si toos u wareeraray kooxdiisii hore ee Chelsea wuxuuna xidigan weli ka careesan yahay fursadii uu ka waayay garoonka Stamford Bridge, tan iyo bilawgii sanadkan markii uu xidigan Liverpool usoo dhaqaaqay wuxuu kusoo baxay xidig shabaqa saaxiib la ah kana mid…

Arsenal Oo Lacago Farabadan Ku Dooneyso Antoine Griezmann Oo Garabka Kaga Cayaaro real Sociedad..

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare Arsene Wenger ayaa si gaar ah ugu kuur galay qaab cayaareedka iyo hormara uu sameynayo xidiga dhalinta yar ee lagu magacaabo Antoine Griezmann kana tirsan naadiga Real Sociedad, sida laga soo xigtay Sports Direct News macalin Wenger ayaa xidigan taageero weyn u ahaa sanado farabadan wuxuu doonayaa laacibkan reer…

Super Sunday: Falanqeynta Kulanka Xiisaha & Xamaasada Leh Ee Dhexmari Doona Man City vs Tottenham

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Wiilasha tababare Andrea Villas Boas waxaa saaran cadaadis xoogan madaama kooxdan wixii laga filaayay laga waayay gaar ahaan taageerayaasha Spurs ayaan jecleesan kooxdooda oo haatan ka mid noqotay naadiyada goolasha ugu yar dhaliyeen Premiership-ka, dhanka kale macalin Manuel Pelligrini isagana markii la joogo garoonkiisa Etihad si dagan ayuu kulan…

David Moyes: Robin Van Persie & Nimanja Vidic Ayaa Seegi Doona Kulanka Maanta Ee Gardiff City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

David Moyes ayaa shaaca ka qaaday inuusan qatar galin nafsada daafaca reer Serbia Nimanja Vidic kaas oo ay jug kasoo gaartay kulankii Arsenal laba todobaad ka horay, waxaana sidoo kale maqnaan doona RVP oo dhaawac ku seegay kulamadii Xulkiisa Holland. Warkaan ayaa soo baxay subaxnimadan madama Vidic uu wali la…

Super Frank Lampard Oo Wadadii Guusha Kusoo Celiyay Chelsea Xili Ay Dhaaftay West Ham United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Fran Lampard ayaa dhaliyay laba gool xili Chelsea ay kusoo laabatay wadadii guusha markii ay Upton Par Ku Garaaceen Kooxda West Ham. Chelsea ayaa bilowday bandhiga markii Super Frank Lampard uu dhaliyay gool rigoore ah kadib markii Oscar lag galay qalad daqiiqadii 21-aad ee ciyaarta. Lampard ayaa mar kale…

Olivier Giroud Oo Arsenal Ka Gudbiyay Southampton Una Sii Dheereeyay Dhibcaha Hogaanka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulankaan Dhexmaray Arsenal & Southampton ayaa la dib dhigay mudo 15-daqiiqo sida lagu soo muujiyay Shaashada Weyn ee garoonka Emirates inkastoo aan la shaacin sababaha rasmiga ah ee ciyaartaas loo hakiyay. Jack Wilshere ayaa u dhawaaday inuu dhaliyo goolka furitaanka kadib markii kubad aad u qurux badan oo ka dulqaaday…

Jose Mourinho Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida aan wada ognahay Jose Mourinho waa macalinka ugu magaca dheer caalamka sidoo kalena guusha saaxiib la ah madaama uu koobab badan ku guuleestay mudada uu macalinka yahay balse maanta waxaan idiin heynaa noloshiisa gaarka ah madaama aan inta badan dhinacaas diirada la saarin, Jose Mourinho oo ku caan baxay…

Everton & Liverpool Ay Waxba Iska Qaadi Waayay Xili Romelo Lukaku La Celin Waayay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Romelo Lukaku ayaa dhaliyay laba gool oo naxdin galiyay Liverpool qeybtii dambe inkastoo Sturridge oo badal kusoo galay ciyaarta uu natiijada ka dhigay barardhac 3-3 ah. Ciyaar waali ah ayaa lagu ciyaaray Goodison Park waxaana geesiga garoonka noqday wiilasha reer Belgium ee Mignolet oo ah goolhayaha Liverpool iyo Lukaku oo…

Sawiro: Boqorkii Gunners Thiery Henry Oo Tababar La Qaadanaya Kooxdiisii Hore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hayeeygii hore Arsenal Thiery Henry ayaa maanta ka qeyb qaatay tababarka Kooxda ka hor kulankooda Southampton wuxuuna halyeygaan noqonayaa mid ka mid ah xidigahii hore ee da’da noqday ee soo booqday garoonka Emirates. Robert Pires, Soll Cambpell iyo Xidigo kale ayaa horay u yimid xerada Arsenal ee London Cloney waxaana…

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga iyo Bogaga Hore Ee Warbaahinta Kubada Cagta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad waa barnaamijkii aan kusoo gudbin jirnay xanta Kubada Cagta iyo Waxyaabihii ugu dambeeyay ee ay qoreen wargeysyada caalamka ee ka faalooda arimaha Sportska. Juventus ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto weeraryahanka Kooxda Paris Saint German Jeremey Menez. Sida ay qortay: Tuttosport Lionel Messi…

Close