Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League (Page 295)

11-Ka Xidig Ee U Cayaarto Naadiga Arsenal Iyo Qiimaha Ay Ku Fadhiyaan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa markale iyo maqaalkeenii aan kaga hadleenay kooxaha ugu awooda roon qaarada Yurub iyo cayaartooyda u joogaan qiimaha ay ku fadhiyaan, maantana waxaan wada gorfeen doonaa naadiga Arsenal iyo xidigaha ku sugan qiimaha ay Yurub ka joogaan, guud ahaan Gunners-ka waxaa u diwaan gashay 27-cayaaryahan oo lagu qiimeeyay 342.5-milyan oo…

Maxaa Kala Socotaa 12-ka Tababare Ee Koox Cusub Hogaaminayaan Champion-ka Xili Cayaareedkan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koobka horyaalada Yurub si rasmi ah ayaa caawa daaha looga qaadi doonaa waxaana xusid mudan in 32-naadi ee tartankan ka qayb qaadan doonaan 12-ka mid ah macalimiin cusub ayaa hogaankooda la wareegeen waxaa ugu horey naadiga Bayern Munich oo difaacaneyso tartankan waxaana tababare looga dhigay Pep Guardiola sidoo kale Real…

Faalo Ku Saabsan Man United Vs Bayer Leverkusen Iyo Saadaasha Laga Bixiyey

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

David Moyes Vs Sami Hyypia waa labo shaqsi oo Premiership-ka siweyn looga yaqaano balse caawa u bilaaban doono bog cusub oo ay koobka horyaalada Yurub ku yeelaan doonaan waayo labadan tababare caawo ay leylin doonaan markoodii ugu horeesay kulankan Champion-ka ka tirsan, David Moyes fursad weyn ayuu heestaa madaama uu…

Liverpool oo hogaanka horyaalka ku laabatay taakana loo dhigay .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Liverpool ayaa ku bilaabatay ciyaarteeda hab wanaagsan in kastoo kooxda Swansea la ciyaartay liverpool waxaana bilaawgii ciyaarta la cabiri karay cida guusha gaareysa maadaama naadiga casaanka ay ubaahnayd inay badiso guusheedii afraad ee horyaalka premier League-ga. Ciyaaarta oo socotay daqiiqadii 2-aad waxaa gool qurux badan ku daah furay laacibka kooxda…

Daawo Sawirada Rooney Oo Tababarka United Qaadanayo Isagoo Aysan Waxba Madaxa Ugu Xirneyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Laacibka ay Ku Tiirsan tahay Kooxda United Weyn Rooney ayaa la Sheegayaa inuu kasoo kabsaday Dhaawicii kasoo Gaaray Madaxa iyadoo laga Furay Difaacii Madaxa ugu Xirnaa. Jariirada Daily Mail ayaa soo qaaday Sawiro Muujinaya Rooney oo aysan waxna madaxa ugu Xirneyn oo Tababarka Kooxdiisa Ku jiro iyadoo la xasuusto…

Fernando Torres: Samuel Eto’o Maahan Cadawgeyga Xilligan Chelsea.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka kooxda Chelsea Fernando Torres ayaa weli ku adkeesanaya inuusan wax dhibaato ah ku qabin imaanshiyaha weeraryahanka cusub kooxda xagaagan Samuel Eto’o., isagoo xusay inuusan eto’ uusan aheyn cadawgiisa marka lajoogo kooxda ama wax dhibaato ah uusan ku qabinba. Laacibkii hore Kooxda Barcelona Eto’ ayaa hadda abuuray tartan xoogan oo…

Giroud: Waxaan Ubaahanahay Inaan Ku Guuleysto Abaal Marinta Golden Boot Xagaagan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gool dhaliyaha kooxda arsenal Giroud ayaaa aaminsan inuu awood u leeyahay inuu noqdo xagaagan laacibka ugu gool dhalinta badan horyaalka dalka ingiriiska Premier League waxaana uu shaaciyey inuu xiiseenaayo in loo magacaaabo abaalmarinta Golden Boot oo lasiiyo xiddiga ugu goolasha badan horyaalkaas. Giroud ayaa dhaliyey goolkii furitaanka kooxdiisa todobadkan markii…

Robin van Persie Oo Heshiis Uu Ku Kordhinayo Waqtigiisa U Saxiixaya Kooxda Manchester United.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester United weeraryahankeeda Robin van Persie ayaa qiray inuu rabi joogitaanka kooxda wax kabadan inta ka harsan qandaraaskiisa oo hadda ka harsan sedex sanaadood,waxaana uu xiiseenayaa inuu kooxda la qaaado koobab badan. Laacibkan dalka Holand ayaaan kooxda kula guuleystay koobka horyaalka ingiriiska markiisii ugu horeesay ee uu kusoo biiray markii…

Brendan Rodgers:Waxaan Nahay Koox Wanaagsan Xagaagan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha kooxda liverpool ayaa ku faanaya in kooxdiisu xagaaagan ay awoodi karto hanashada horyaalka dalka ingiriiska Premier league isagoona xusay in daafac adaga ay heestaan taasna ay suura galin karto inay xoojinyaan damacooda ku aadan qaadashada koobka horyaalka sanadka 2013-14 dalka ingiriiska. Wejiyada cusub kooxda liverpool mamadou Sakho iyo Tiago…

Ma Ogtahay In 4-Cayaaryahan Oo Kooxda Arsenal Horey Ugu Soo Cayaareen Ay Ku Guuleesteen Cayaaryahanka Ugu Wanaagsan Horyaalka England (Korso Aqoontaada Sports)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Akhristayaal Waa mark kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad Maalin kasta kala socotaan Hiilkubad.com marka ay Saacada Geeska Africa tahay 8:00 Subaxnimo, Haddaba Maanta waxaa Miiskaan Noo Saaran Qodobadaan Soo Socda: Ma ogtahay in 4-cayaaryahan oo kooxda Arsenal horey ugu soo cayaareen ay ku guuleesteen cayaaryahanka ugu wanaagsan…

Close