Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Laacibka kooxda manchester van persie ayaa amaan u jeediyey sxbkiisa rooney markii xalay xidigaas uu soo bandhigay qaab ciyaareed loo riyaaqay koobka horyaalada yurub ee Champions league,waxa uu sheegay inuu rajo badan ka qabo in waqti badan ay isla sii ciyaaraan rooney. 27 heerka caalami ayaa dood saxaafada ay daabacday…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida uu sheegay wargeska Daily Express kooxda Arsenal ayaa isku diyaarineyso inay lasoo saxiixato horaanta sanadka cusub daafaca xulka Greece iyo naadiga Schalke Kyriakos Papadopoulos, xidigan dhalinta yar balse ah daafac awood badan ayaa xagaagan ku fashilmay inuu Premiership-ka usoo guuro kadib Liverpool OO ku guul dareesatay saxiixiisa balse…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Laacibka United Rooney oo Xalay Dhaliyey Goolkiisii 200 ee Manchester ayaa kadib markii 4-2 uga Adkaadeen Bayern Leverkuson ayaa laga Warqabay in Mustaqbalkiisa Old Trafford uu Mugdi ku jiray. Rooney ayaa Xalay 2 Gool u dhaliyey United Halna uu Valencia ku caawiyey guushii Taariikhiga aheyd ee Macalin Moyes uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa Mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad Maalin kasta kala Socotaan Hiilkubad.com saacada Geeska Africa marka ay tahay 8:00 Subaxnimo, Waxaana maanta Ma ogtahay aqristow in 4-goolhaye ay Premiership-ka gool ka dhaliyeen taariikh ahaan 20-sano ee ugu dambeesay waxayna goolhayeyaashaas kala yihiin: Peter Schmeichel (Everton 3–2 Aston…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Taariikhda: September 18, 2013 Saacada: 9:45 fiidnimo Garoonka: Stade Vélodrome — Marseille Garsoore: Olegário Manuel Benquerenca Macalin Arsene Wenger ayaa si fiican uga dharagsan inuu ku jiro qaybta dhimashada madaama kooxaha Guruubkan ku wada jiraan aysan kala liidanin sidoo kale ay ka kala socdaan horyaalada Yurub ugu caansan sidaa darteed…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Jose waxaan ka wada warqabnaa mudo 6-sano kadib inuu dib ugu soo laabtay garoonka Stamford Bridge, tababarahan waaya araga ah oo kooxdiisa Chelsea u diyaarinaayay kulanka adag oo ay la cayaari doonaan naadiga FC Basel kana tirsan koobka horyaalada Yurub ayaa amaan balaaran kala dul dhacay xidigahiisa dhalinta yar…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Laacibka kalsooni ka waayay macalin Jose Mourinho Juan Mata ayaa lagu wadaa inuu usoo dhaqaaqo Serie A-da dalka Talyaaniga marka la gaaro bisha Janaayo waxaana lasoo xariireen labada naadig ee ugu awooda badan dalka Talyaaniga Juventus iyo Napoli oo xiiseenayaan inay ka faa’iideestaan tayada uu leeyahay Mata, wargesyada dalka Talyaaniga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Manchester City oo Dafiicnimo ku bilowday Horyaalka England ayaa markaan guul muhiim ah ku Furtay Tartanka Ueafa Champions League, iyadoo ku badisay 0 -33 Viktoria Plzeň. Duufaanta Goolasha ee City waxaa Daaha ka qaaday weeraryahankeeda Nasiibka badan E. Džeko Daqiiqadii 48 qeubtii dambe ee Cayaarta sidaas Darteed City ayaa Hoggaanka Cayaarta ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Manchester United ayaa Kulan Adag la qaadatay Kooxda Bayern Leverkuson ee kasoo Jeeda Dalka Germany waxayna kusoo Idlaatay .4-2 . Kulankaan oo ahaa mid aad u Xiiso Badna Isha lagu haayey Macalinka United oo Markii ugu horeysay Uefa Champions League qabtay Kooxda Manchester United iyo Fellaini oo isna Kulankiisii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa markale iyo barnaamijkeenii taxanaha ahaa oo aan uga hadleenay hantida ay heestaan xidigaha aduunka ugu caansan, anagoo ku saleyneyno codsiga aqristayaasheena sharafta leh waxaan markana miiska inoo saaran oo aan falanqeyn doonaa hantida, mushaarka iyo daqliga soo galo kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerard kana mid ah xidigaha ugu magaca…