Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
35-jirka daafaca gadaale kooxda Man United kaga cayaaro Rio Ferdinand ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa hadafka ay xili cayaareedkan ka leedahay uu yahay mid iska cad sidoo kalena uu aaminsan yahay in United ay isku qaadi karto sanadkan dhamaan 4-koob oo ay u tartami doonto (Premiership-ka, FA Cup, Capital One…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca naadiga Chelsea Cahil ayaa ka diiday in laacibka isku kooxda yihiin Terry imuu u safan doono mar kale xlka qaranka ingiriiska taasna aysan hada jirin. Terry ayaa sanad kahor ku dhawaaqat inuu ka tagay ciyaaraha caalamiga ah xulka sedexda libaax markii aay hareeyeen eedaymo ku aadan cunsuriyad uu kula…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka kooxda arsenal Vermaelen ayaa doonaya inuu ka soo dhex muuqdo liiska kooxda arsenal ee ka Hortageesa naadiga West Bromwich Albion kulan ka tirsan koobka Capital One Cup dhamaadka bishan, iasagoona Taagerayaasha arsenal warqad furan u diray kadib saxiixii kooxda ay kula soo wareegtay Ozil oo Real Madrid ka Tirsanaa.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xili koox walba oo ka qeyb galeysa tartanka Xiisaha badan ee Champions League ay soo saartay tirada xidigaha kaga qeyb qaadanaya wareega groupyad ee xili ciyareedkaan ayaa liisaska koxaha Man United iyo Chelsea laga waayay laba xidig oo muhim ah. Xidiga reer Africa Michael Essien kaas oo xili ciyaareedki…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wiilka rikoorka orodka dunida heesta Usain ayaa ku celiyey inuu weli taaageero weyn u hayo kooxda horyaalka ingiriiska difaacaneysa manchester United , taageerayaasha kooxda yuu u sheegay inay garbaha ka istaagaan wiilka dhawaan gal ka ah. Bolt oo heysta orodka 100-ka miter ee sanadka aayaa qiray in fellain oo buuxin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Lescot ayaa hada diyaar u ah inuu sii joogo naadiga magaalada manchesr ka ciyarta isagoo diyaaar u ah inuu saxiixo heshiis waqti dheer si uu ciyaarihiisa ugu sii hayo garoonka Ethihad Stadium ee horyaalka Premier Leaguega. Daafaca dalka ingiriiska iyo kooxda manchester qandaraaskiisa xilligan ayaaa ku ekaan doona xagaaga soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca kooxd Chelsea David Luiz ayaa ka dhawaajiyey inuu iska diiday inuu biiro Barcelona intii uu furnaa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda maadaama ay barca xiiseeneysay laacibka. Barcelona warkeedaa horeyey ayaa ahaa inay dalab ku dooneyso daafaca reer Brazil xili ciyaareedkan, iyadoo taageerayaasha kooxda ku qanciyeyin lasoo saxiixan doonaan dafac adag…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester City oo ka mida naadiyada ingiriiska ayaa si weyn u xiiseeneysa inay iska reebka ceebtta ah inaysan awoodin ka talaabsiga Groupyada koobka horyaalada yurub iyadoo niyada ku heysa inay isku meel ku jirtaan kooxda difaacaneysa tartanka waa Bayer Munich. City oo suuqa ku lumisay lacago ka badan 100m ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wajiyada cusub kooxda ayaa kasoo muqanaya liiskan waxaana ay yihiin kuwa uu macalin Mourinho u doortay inuu soo magacaabo gaar ahaan labada wiil ee kala ah , Willian iyo Sameul Eto kuwaas oo ah laacibiinta xagaagan ay soo iibsatay naadiga Chelsae. Kooxda ayaa ku jirta Group E iyadoo ay kula…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa kooxda man United lasoo magacaabay liiskeeda ciyaartoyda u safan doonta koobka Horyaalada qaarada yurub CL iayadoo lagu soo daray saxiixa cusub ee kooxda Marouane Fellaini. Liiska United ka waxaa sidoo kale ka soo muuqday laacibiin baday uu ka mid yahay wiilka yar ee Wilfried Zaha,macalin David Moyes…