Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League (Page 291)

Kabtan Kompany Oo La Xaqiijiyay Inuu Kulanka Manchester Derby Ka Qayb Qaadan Doono…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka naadiga Man City Manuel Pelligrini ayaa si rasmi ah  shaaca uga qaaday in daafaciisa waaya araga ah uu safan doono kulanka axada kooxdan martigalin doonto naadiga Man United, inkastoo Vincent Kompany dhaawanahay dhaawac dhanka muruqa ah ayuu la halgamaayay balse si lama filaan ah ayuu usoo kabtay wuxuuna macalin…

Carrick: Rooney Waa Xiddig Aan Laga Celin Karin Goolka,Cityna Wuu Ka Dhalin Doonaa.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Michael Carrick ayaa aaminsan inuu goolal badan dhalin doono laacibka kooxda weerarka uga ciyaara Manchester united Rooney kulanka Berby Manchester Maalinta berito ee horyaalka dalka ingiriiska,waxaana uu qiray in laacibkaan uu yahay ni awooda inuu u ciyaaro si kasta uu u baahanyahay. Xiddiga heerka caalami ee dalka ingiriiska Rooney aayaaa…

Jose Mourinho: Mata Waa Inuu Fahmaan Chelsea.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

tababaraha kooxda Chelsea ayaa shaaciyey in Juan mata uusan la qabsan weli qaab ciyaareedka kooxda Blueska waxaana uu sheegan inay yaartahay sida uu ugu faraxsanahaay bandhiga wiilka reer spain waayahaaan,waxaa macalin mourinho uu aaaminsan yhay inay muhiim tahay mata inuu fahmaa kooxda galbeedka ka ciyaarta. xiddiga heerka calami ee dalka…

Arsene Wenger “Ma Ila Aragteen Sida Uu Olivier Giroud U Wanaagsanaaday!”…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Arsene Wenger oo aan looga baranin inuu amaano weeraryahankiisa Olivier Giroud ayaa ka dhawaajiyay in haatan uu noqday xidigan sidii uu ka rabay madaama uu xili cayaareedkan kusoo baxay gool dhaliyaha kowaad oo ay Arsenal isku haleyso sidaa darteed Wenger ayaa aaminsan in Giroud uu hormar balaaran sameeyay wuxuuna…

David De Gae “Man United Waxay Wajihi Doontaa Manchester Derby Ayadoo Awood Ahaan Diyaarsan!”…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goolhayaha kooxda Man United David De Gae ayaa aaminsan in kooxdiisa ay ka diyaar garoow wanaagsan tahay dhigooda Man City ka hor Manchester Derby oo maalina axada lagu wada balansan yahay ayuu saxaafada la hadlay goolhayahan dhalinta yar wuxuuna sheegay in Man United niyad ahaan iyo qaab cayaareed ahaanba ay…

Victor Moses: Liverpool Ayaa Noqon Doonta Kooxda Horyaalka Sanadkaan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka garabka kooxda Liverpool Moses ayaa aaminsan in kooxdiisa cusub ee sida deynta uu ugu ciyaarayo Liverpool iany noqon karto kooxda horyaalnimda dalka ingiriiska xagaagan 2013-14, waxaana uu sheegay Redska inay aawoodo dagaalka premier Leaguega ka taagan ee ciyaarta maadaama ay tahay kooxda hogaanka. Liverpool ayaa fadhisa booska sare ee…

Jose Mourinho: Kama Helin Hab Ciyaaareedka Chelsea 2-dii Sano Ee Lasoo Dhaafay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin jose ayaaa I weyn u dhaleeceyey hab ciyaaareedka kooxdiisa uu tabaa barahaa u yahay ee Chelsea waxaana uu sheegay labadii kulan ee ugu dambeesy kooxda inay qasaartay taasna ay ka dhigantahay in kooxda ay ku jrto 10 kii sano ee aay ugu ciyaar xumeed waayaheeda ciyaareed naadi aahaaan. “Maanan…

Marouane Felllaini: “ Ronaldo Wuu Ka Qoomameyn Doonaa Heshiiska Uu Real U Saxiixay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fellaini ayaa Kooxdiisa Manchester United uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ugu Xaqiijiyeen inuu kasoo tago Everton kuna Soo biiro United Isagoo C. Ronaldo u sheegay inuu ka Shanleyn doono Jaaniska uu iska Khasaariyey Maadaama United ay usoo bandhigtay dalab ah inuu mar kale Old Traford Yimaado. Fellaini ayaa sheegay inuu…

Ma Ogtahay In Cayaaryahanka Kaliya Ee Hal Naadi Hat Trick U Dhaliyay Tartamada Premiership, Champions League iyo FA Cup Uu Yahay…..

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa Mar kale iyo barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aan kusoo qaadan qodobo taariikhi ah waxaad maalin kastana kala socotaan www.hiilkubad.com saacadda Geeska Africa Markay tahay 8:00 Subaxnimo, waxaana maanta Miiska Noo Saaran: Ma ogtahay aqristow in halyee John Barnes uu yahay cayaaryahanka kaliya ee asigoo 3-naadi oo kala duwan…

Kulamada Premiership-ka Ee Maanta La Cayaari Doon Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

2:45 duhurnimo Norwich City Vs Aston Villa Live Super Sport 3 5:00 galabnimo Liverpool Vs Southampton Live Super Sport 3 5:00 galabnimo Newcastle United Vs Hull City 5:00 galabnimo West Bromwich Albion Vs Sunderland 5:00 galabnimo West Ham United Vs Everton Live Super Sport 5 7:30 fiidnimo Chelsea Vs Fulham…

Close