Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League (Page 290)

Arsenal Oo Laga Diiday Dalab Ay FA-ga Kaga Codsatay In Dib Loogu Dhigo Kulanka Manchester City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Arsene Wengera ayaa ku tilmaamay wax laga caroodo go’aankii ay FA-ka kaga diidee in Arsenal dib loogu dhigo ama maalmo dheerad ah la siiyo kulanka ay la cayaari doonto naadiga Man City, madaama Wenger loo sheegay inuu isku tashto sidoo kalena aysan FA-ga waxba ka badali doonin jadwalka u…

Barcelona Oo Soo Bandhigtay Liiska Daafacyada Ay Bisha Janaayo Soo Xero Galin Doonto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Barcelona ayaa soo bandhigtay baahida ay u qabto inay lasoo saxiixato daafac tayo wanaagsan saa darteed macalin Gerardo Tata Martino ayaa soo bandhigay 4-daafac oo ay kooxdiisa dooneyso balse hal daafac ayay Barcelona lasoo saxiixan doontaa inta lagu guda jiro bisha Janaayo oo ah xiliga uu suuqa Yurub dib…

Arsenal Oo Diyaar Oo Soo Bandhigtay Qiimaha Ay Ku Dooneyso Daafac Ka Tirsan Manchester City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Arsenal oo baahi weyn u qabto xidig ku wanaagsan daafaca garabka midig ayaa haatan u dhaaaqday sidii ay kula soo saxiixan laheed daafaca xulka England iyo naadiga Man Cty Micah Richards waxayna Gunners-ka ugu tala gashay inay xidigan tayada wanaagsan bisha Janaayo kala soo saxiixato £10M, sida laga soo…

Macalin Arsene Wenger Oo Dhaliilay Qaabka Loo Bixiyo Abaal Marinta Ballon d’Or

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

inkastoo tababare Arsene Wener uu ka mid yahay shaqsiyaadka kubada cagta ugu magaca dheer sidoo kalena coodkiisa uu meel dheer gaari karo ayaa siweyn u dhaliilay qaabka loo bixiyo abaal marinta aduunka ugu wanaagsan FIFA Ballon d’Or wuxuuna Wenger xusay in uusan haatan jirin cayaarayahan si gaar ah abaal marintaas…

Liverpool Oo Xaqiijisay Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono Daniel Sturridge

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xuka England iyo kooxda Liverpool Daniel Sturridge ayaa si rasi ah shaaca looga qaaday in mudo 8-todobaad ah uusan kooxdiisa Liverpool u cayaarin doonin madaama uu dhaawac halis ka qabo dhanka qoobkiisa midig sidaa darteed kooxa Reds ayaa ku tashan doonto in labada bilood ee nagu soo fool leh…

Man City Oo Ku Durdurisay Swansea & Chelsea Oo Kaalinta Labaad Soo Gashay Kadib Guushii Southampton

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester City ayaa iska sii wadata guulaha xiriirka ah ee ay ku gaareyso garoonka horyaalka Premier League iyadoo kooxdii ugu danbeysay ee dhibane u noqotay ay aheyd Swansea City oo ay 3-0 ugu awoodsheegteen. Kaliya sideed daqiiqo ayay ku qaadatay Man City inay hogaanka qabato markii Alvaro Negredo uu shabaqa dhex dhigay laad…

Chelsea oo 5-cayaaryahan fasixi doonto sidoo kalenaa 5-cayaaryahan lasoo saxiixan doonto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Jose Mourinho ayaa qirtay in xidigaha uu haatan heesto inuusan koobab badan ku qaadi karin sidaa darteed macalinka reer Portugal ayaa damacsan inuu kooxdiisa isku shaandheen xoogan ku sameeyo wuxuuna iska fasixi doonaa ugu yaraan 5-cayaaryahan sidoo kalena 5-xidig oo tayo wanaagsan ayuu soo iibsan doonaa bisha Janaayo ama…

Wax Walbo oo aad uga baahan tahay inaad ka ogaatid Isku aadka koobka aduunka oo lagu balansan yahay in la sameeyo Jimcada

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyntii dhacdadii taariikhiga ahayd ee la wada sugaayay ayaa loo wada fariisan doonaa madaama jimcada nagu soo fool leh oo ay taariikhdu tahay 6/12/2013 la sameyn doono isku aadka koobka aduunka, qorituurkan 4-sano mar ayaa la sameeyaa waxaana nasiib u yeesheen inay soo xaadiraan32-dal inkastoo duna ay ka kooban…

War Deg Deg Ah: Naaiga Fulham Oo Shaqada Ka Racadeesay Macalin Martin Jol!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

kooxda Fulham ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in macalinkeeda Martin Jol uu shaqadiisa waayay kadib markii tababarahan loo samray balse ugu dambeyntii waxay maamulka kooxdan garwaaqsadeen in Martin Jol waqti ku filan la siiyay haatana lasoo gaaray xiligii Fulham laga bad baadin lahaa sidii aysan dib ugu laabanin…

Hull City Oo Ka Naxsatay Liverpool Sidoo Kalena Ka Ciribtirtay Rajadii Ay Ka Qabay Inay Arsenal Soo Qabato

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Hull City ayaa markii ugu horeesay taariikh ahaan sedex dhibcood ka qaadatay dhigooda Liverpool kadib markii ay Hull kaga badisay Reds 3-1 sidoo kalena Liverpool rajadi ay ka qabtay inay Arsenal soo qabato ayaa meesha ka baxday madaama haatan hogaanka Premiership-ka looga haayo 7-dhibcood oo nadiif ah, kulankan kasoo…

Close