Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay shaacisay majaladda Daily Telegraph ee England kasoo baxda David Moyes ayaa ku qanciyay Jamaahiirta Man United inuu bisha January sameyn doono saxiixayadii ugu waaweynaa kooxda mudooyinkii lasoo dhaafay. Leighton Baines, Ander Herrera iyo Ilkay Gundogan kuwas oo dhamaan diirada u saran kooxda Manchester United. Moyes ayaa sameeyay hal…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan markale idiin heynaa sadaasha laga bixiyay kulamada Premiershi-ka England ee la cayaari doono Talaadada iyo Arbacada waxaana xusid mudan in wareegii 14-aad ay kooxaha dalka England cayaari doonaan sidoo kalena koox walbo hadafkeeda wuxuu yahay inay guul hesho si ah kaalimaha sare ugu sii dhawaato, hadaba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Warar Hordhac ah oo laga helay Gudaha England ayaa tilmaamaya in weeraryahanka da’da yare e kooxda Real Madrid Alvaro Moratta uu heshiis hordhac ah la gaaray Kooxda Arsenal. Sida ay sheegtay Daily Express Moratta ayaa lix bilood oo amah ugu wareegi doona marka la gaaro bisha January kooxda Arsenal. Moratta…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha xulka Jarmalka Mesut Ozil ayaa jawaab dag dag ka bixiyay dhaliishii ay saxaafada usoo jeedisay todobaadkii hore madaama uusan soo bandhigin cayaar aanan la jecleesanin gaar ahaan kulankii Arsenal 2-0 ay uga badisay naadiga Marsiele madaama uu Ozil kulan rigoore qasaariyay, balse 24-jirkan oo ah cayaaryahanka ugu qaalisan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Man United ayaa ku guuleesan rabto loolanka loogu jiro xidiga khadka dhexe kaga cayaaro xulka Spain iyo naadiga Atletico Madrid Koke, laacibkan dhalinta yar ayaa saxaada Yurub heesto madaama uu soo bandhigaayo qaab cayaareed aad u wanaagsan sidaa darteed la yaab ma ahan in kooxda difaacaneyso Premiership-ka England inay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Hogaanka u haya Horyaaka Premier League ee Arsenal ayaa dalab u dirtay xidigii hore Ac Milan Alexandre Pato kaas oo haatan ku sugan Kooxda Corinthians‘ ee dalkiisa Brazil, inkastoo Gunners ay shaacisay iney xidigaan ku dooneyso aduun lacageed oo gaaraya £6.5 Million. Kooxda caasimada ka dhisan ayaa dooneysa iney hesho weeraryahano…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Aduunyada La Joogo Halqabsigeeda iyo barbardhigeeda ayaa noqday Lionel Messi waxaana wiil walba oo soo baxa loogu magac daraa Messi, balse xidigaan da’da yar ee reer Spain ee ka tirsan Malaga ayaa ah Wiil si wanaagsan ugu qaab eg Lionel Messi sida aad muuqalka ka daawan doonto. Waa Xidig da’ayr…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Anagoo tixgalineyno codsiga aqristayaasheena sharafta leh waxaana maantana idiin heynaa macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger iyo hantida uu heesto macluumaad ku saabsan, Wenger wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka kubada cagta ugu magaca dheer sidoo kalena hormariyay Premiership-ka England haatana waa tababaraha ugu cimriga dheer dhanka shaqada horyaalka Ingiriiska madaama uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha Man City Manuel Pellegrini ayaa raja wanaagsan ka qaba in Kompany uu ka qeyb qaato kulanka isbucaan ay la yeelan doonan West Brom ee ka tirsan horyaalka Premier League. Kompany ayaan soo xaadirin Man City tan iyo October 5, markaas oo ay City guul 3-1 ah ka gaartay Everton.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Saxixa ugu qaalisan Real Madrid iyo dunida Gareth Bale ayaa la xanuunsaday warka sheegaya in cadaadis la saaray macalinkiisii hore Andres Villas-Boas kaas oo badalkiisa la dalbaday kadib guuldaradii Man City ee isbuucii hore. Bale ayaa dhaliyay 26-gool hal xili ciyaareed oo uu kasoo hoos ciyaaray macalin Andres-Vilals Boas ka…