Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga dhalinta yar Raheem Sterling ayaa muran badan ka dhaliyay gudaha garoonka Anfield kadib markii uu diiday inuu kooxdiisa tababar la qaato sidoo kalena uu ka mid noqdo xidigaha macalin Rodgers uu Bariga fog safar cayaareed ugu wadan doono. Raheem Sterling qorshihiisa waa mid cad wuxuuna doonayaa inuu Liverpool ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska Metro ayaa sheegay in kooxda Man United ay qasnadeeda lacageed u furi doonto labo ka mid ah xidigaha xulka Jarmalka ugu muhiimsan. United waxay ugu tala gasahy inay £60m kula soo wareegto Bastian Schweinsteiger & Mario Gotze madaama labadan xidig ay diyaar u yihiin inay xagaagan Bayern Munich isaga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka kooxda Arsena Mikel Arteta ayaa ugu dambeyntii kooxdiisa heshiis cusub u saxiixay xili la hadal haayay laacibkan waaya araga ah inuu garoonka Emirates isaga hayaami doono. 33-jirkan bilawgii bishii hore ayuu aqbalay inuu heshiis 12-bilood ah Arsenal u saxiixo balse si rasmi ah uma dhaqan galin arinkaas oo abuurtay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska El Mundo Deportivo ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Chelsea ay haatan dhigeeda Arsenal kula soo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka dhalinta yar ee Barcelona ka tirsan Munir El Haddadi. Arsenal si joogto ah ayay ula xariirtaa weeraryahankan dhalinta yar iyo wakiilkiisa tan dhamaadkii xili cayaareedkii dhawaa waxayna…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka kooxda Man City Vincent Kompany ayaa kalsooni weyn ka muujiyay saxiixyada muhiimka ah ee xagaagan kooxdiisa sameyn karto. Vincent Kompany ayaa aamisan in kooxdiisa aysan ku dhici doonin sidii xagaagii hore oo kale madaama ay Man City saxiixyo badan sameesay balse ay badankooda ku qasaartay sida Mangala iyo Fernando…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester United ayaa ku guuleysatay saxiixa daafaca midig ee kooxda Torino Matteo Darmian kadib markii ay heshiis shaqsi ah la gaartay. Sida ay tilmaamayaan warbixino ka imaanaya Italy, United ayaa ugu cad-cad saxiixa 25-jirkaan heerka caalami ee ka tirsan kooxda Torino waxeyna United ku qaadaneysaa aduun dhan 12.7 Malyan Oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Liverpool ayaa fasax siisay weeraryahankeeda reer talyaani Super Mario Balotelli waxeyna u ogolaatay inuu seego wareega hore kulamada fasaxa ay kooxda aadi doonto dhawaan. Wiilkaan reer talyaani ayaan kusoo laaban tababarka kooxda Liverpool shalayto oo ay aheed maalintii ugu horeysay, ka hor kulamada fasaxa ah oo ay kooxda isugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Mesut Ozil ayaa doortay kooxdiisa riyada wuxuuna kasoo xushay xidigahii uu kasoo garab ciyaaray waayahiisa ciyaaraha kooxaha uu soo maray iyo xulka qaranka. Jaceylka uu u qabo Madrid ayuu xidigaan ku muujiyay madama uu kasoo xushay shan xidig xidigaha haatan ku sugan, balse waxaa jira laba xidig oo aan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Arsene Wenger iyo kooxdiisa xili cayaareedka cusub hami weyn ayay ka qabaan madaama ay kooxdan xili cayaareedkii dhawaa ku guuleestay FA Cup sidoo kalena ay kaalinta 3-aad EPL ka gashay. Gunners-ka dhawaan waxay la saxiixdeen goolhaye Petr Cech waxaana la sadaalinaa in xili cayaareedka dambe ay ka mid noqon…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca garabka midig ee kooxda Man United Rafael dheeri ayuu ku yahay kooxdiisa mana looga baahno garoonka Old Trafford. Sidaa darteed xidigan wakiilkiisa ayaa xariiro kala duwan la sameeyay qaar ka mid ah kooxaha Yurub waxaana haatan Rafeal miiska u saaran sedex dalab ee uu kala dooran doono. Daafaca reer…