Home » Archives by category » Horyaalada (Page 5)

RASMI: Kooxda Brondby Oo Dhameystirtay Saxiixa Daafaca Liverpool Daniel Agger

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafacii Liverpool ahna kabtanka xulka Denmark Daniel Agger ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxdiisii hore Brondby ee ka dhisan dalkiisa hooyo isagoo ka tagay Liverpool kadib markii uu boos ka waayay safka hore ee kooxda. Daafacaan dhexe ayaa sanadii 2006 kusoo biiray kooxda Liverpool isagoo kaga yimid kooxda Borndby,…

Fernando Torres Oo Soo Gaaray Magaalada Milan Kana Hadlay Kusoo Biiritankiisa Ac Milan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fernando Torres ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Ac Milan kadib markii labada kooxood ay ku heshiiyeen in xidigaan laba sano amaah ah ugu ciyaaro Milan. Maanta ayuu ka dagay Italy, gaar ahaan magaalada Milan, iyadoo si qurux badan loo soo dhaweeyay wuxuuna ka hadlay kusoo biiritaankiis Milan. “Aad…

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Burnley vs Man United: Di Maria Oo Kusoo Bilowday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saxiixa cusub ee kooxda Manchester United ayaa nasiib u yeelan doona inuu kasoo muuqdo kulankiisa ugu horeeya kulanka goor dhaw bilaaban doona ee ay la ciyaari doonaan Burnley. Smallling ayaa dhaawac ku maqan, Johnny Evans ayaana booskiisa galay, iyadoo sidoo kale Antonio Valencia iyo Ashley Young ayaa sidoo kale labada…

DEG-DEG: Manchester United Oo Xaqiijisay Iney Ajax Kala Heshiisay Saxiixa Daley Blind

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo saakay saxaafada dalka Ingiriiska ay qorayeen in kooxda Manchester United ay heshiis la gaartay kooxda Ajax iyadoo kala heshiineysa saxixia Daley Blind oo daafaca kaga ciyaara, goor dhaw United ayaa bogeeda Facebook-ga ku xaqiijisay. United waxey aalada bulshada ay ku xariirto ee Facebook-ga soo dhigtay warar xaqiijinaya iney heshiis…

Radamel Falcao Oo Mushaarkiisa Dhimaya Si Uu Ugu Biiro Arsenal & Warar Kale Oo La Xiriira

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arsenal ayaa heshay war fiican maanta kadib markii Radamel Falcao uu ogolaaday inuu mushaarkiisa dhimo si uu ugu biiro kooxda ka dhisan waqooyiga London. Weeraryahankaan reer Colombia ayaa si ba’an loola xiriirnayaa kooxaha Arsenal, Real Madrid iyo Juventus, balse L’Equipe ayaa cadeysay in xidigaan uu diyaar u yahay inuu amaah…

Louis Van Gaal Oo Wali Aaminsan In Manchester United Ku Guuleysan Karto Horyaalka Ingiriiska

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Louis Van Gaal ayaa wali aaminsan in kooxdiisa cusub ee Manchester United ay ku guuleysan karto horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan xili uu wali raadinayo guushii ugu horeysay, madama labadii kulan ee ugu horeysay uu guuldaro kala kulmay Swansea City halka Sunderland uu barbaro la galay. “Waan noqon karnaa horyaalka Ingiriiska…

Xidigii Arsenal Ay ku Dooneysay £16m oo Bixitaan Dalbaday..

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Arsenal Ayaa Heshay Rajo ku Aadan Soo Qaadashada Xidiga Torino Alessio Cerci Maalmaha u Danbeeya ee Suuqa Kadib Markii Madaxweynaha Kooxda Reer Italy Urbano Cairo uu sheegay in uu Xidigan Yahay iib, Gunners Ayaa Aaminsan in Ay Suuqa kasoo Qaadato xidig Muhiim ah Maalmaha u Danbeeya ee Suuqa iyagoo…

Mesut Ozil: “Waxaan Ka Mid Ahay Xidigaha Ugu Wanaagsan Dunida, Balse La Ima Ciyaarsiiyo Booskeyga”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa ka hadlay naaquska ku yimid qaab ciyaareedkiisa tan iyo markii uu kusoo biiray kooxda Arsenal xili ciyaareedkii hore isagoo kaga yimid kooxda Real Madrid. Mesut Ozil ayaa xili ciyaareedkiisii ugu horeeyay kooxda u hogaamiyay iney ka baxdo abaar koob la’aan ah oo heysatay…

Barcelona Oo Soo Bandhigtay Numberka Uu Xiran Doono Douglas Pereira

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Barcelona ayaa lasoo saxiixatay daafaca midig ee xulka Brazil Douglas Pereira, kaas oo Camp Nou ku yimid 4 Malyan oo Euro oo ay raacsiisan tahay 1.5 Malyan Oo Euro oo ku xiran kulamada uu kooxda u ciyaaro. Douglas Pereira ayaa xiran doona numberka 16-aad oo lagu yaqaanay Sergio Busquets oo…

Hordhac Man City vs Stoke City: Difaacdayasha Horyaalka Oo Raadinaya Guushoodii Sadexaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Difaacdayaasah horyaalka Manchester City ayaa ku qaabili doona garoonkooda Etihad Stadium Dhigooda Stoke City kulankii sadexaad ee horyaalka Ingiriiska. Tababare Mark Hughes ayaa ka hor imaan doona kooxdiisii hore isagoo gacanta ku heysta hal dhibic oo qura labadii kulan ee lasoo ciyaaray, halka Manchester City ay dhibco ahaan wax ka…

Close