Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha xulka Scotland iyo kooxda Man United Darren Fletcher ayaa la filayaa inuu dib ugu soo laabto garoomada kadib xanuun uu ku maqnaa labo sanadood. Darren Fletcher ayaa saftay kaliya 13-kulan tan iyo bishii December ee 2011-ka waxaana wiilkaan reebay xanuun dhanka caloosha ah oo uu qabay. Kulan uu ciyaaro…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Hogaamiyayasha Premier League ayaa soo dhaweyn doona Jose Mourinho kulan ka dhicin doona Emirates, xili Gunners ay qorsheyneyso iney talabao wanaagsan u qaado kobka Capital One Cup [Carling Cup]. Arsenal ayaa rajo ka qabta iney Chelsea ka hesho guushii ugu horeysay mudo laba sano ah marka ay isku qaabilaan wareega…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sanad walbo waxaa la abaal mariyaa dhalinta da’dooda ka hooseyso 21-sano si niyada loogu dhiso sidaa darteed waxaa lasoo gaaran xiligii la abaal marin lahaa wiilasha wacdaraha ka dhigayaan horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub laga cayaaro sidaa darteed wargeska Tuttosport ee laga leeyahay dalka Talyaaniga sanad walbana abaal mariyo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Gerrado Tata Martino ayaa dib usoo celiyay siyaasada uu ku nasinaayo qaar ka mid ah xidigaha Barcelona ugu muhiimsan waxayna markaan seefta ku timid Gerard Pique oo inta badan si joogto ah ugu cayaarayay Barcelona, daafacan ayaa loo sheegay inuu iska nasto kulanka Barcelona la cayaari doonto caawo naadiga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wiilka 18-jirka ah ee u dhashay dalka Jarmalka Serge Gnabry ayaa lagu abaal mariyay heshiis waqtigiisa dheer yahay kadib markii xili cayaareedkan uu kulamo muhiim ah Arsenal u cayaraay sidoo kalena uu doorkiisa qaatay asigoo aad u dhalin yar, macalin Arsene Wenger ayaa heerka kowaad ee Gunners-ka xidigan usoo dalacsiiyay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
21-jirka xulka Jarmalka iyo naadiga Bayern Munich Mario Gotze oo haatan kasoo kabtay dhaawacii uu qabay sidoo kalena qaab cayaareed aad u wanaagsan soo bandhigaayay kulamadii ugu dambeesay oo uu kooxdiisa u cayaaray ayaa sheegay in weli uusan caafimaadkiisa taam ahayn sidoo kalena weli dib usoo ceshanin heerkiisii wanaagsanaa madaama…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Yaya Toure wuxuu ka mid yahay xidigaha caalamka ugu tayada wanaagsan sidoo kalena waa laacibka qaarada Afrika ay ku faanto xidigan u dhashay dalka Ivory Coast ayaa ka mid ah shaqsiyaadka fara ku tiriska ah ee Premiership-ka England ka kasbado malaayiinta lacagaha ah waxaana ku faanto kooxda Man City hadaba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo naadiga AS Roma ay todobaadkan guusheedii 9-aad oo xariir ah gaartay ayadoo oo uu ka maqan yahay kabtankeeda Francesco Totti hadana waxaa lagu soo waramaa in xidigan uu kasoo kaban rabo dhaawacii uu qabay sidoo kalena dhawaan garoomada dib loogu arki doono, xidigan ayaa dhaawac dhanka muruqa hoose ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga reer Brazil Ramirez ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegayo inuu bisha Janaayo u dhaqaaqi doono La Ligaha Spain kadib markii uu dalab ka helay kooxda Real Madrid, kubad bur buriyahan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay ka hoos cayaarida macalin Jose Mourinho sidoo kalena uu tixgalin doono…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca xulka Spain Sergio Ramos ayaa shaki weyn ku jiraa inuu arbacada safan karo kulanka Real Madrid la cayaari doonto naadiga Sevilla kana tirsan La Ligaha Spain, daafacan ayaa kasoo muuqdau kulankii El Classico balse qaybtii labaad ayaa la badalay kadib markii dhaawac uu kasoo gaaray dhanka muruqa hoose, xidigan…