Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Pep Guardiola waxaa loo diiday inuu gaaro guushiisii labaad Bundesligaha Jarmalka waxaana taako u dhigtay naadiga Schalke balse kulankan waxaa markii ugu horeesay kasoo muuqday Xabi Alonso oo maalmo ka hor Bayern Munich ku biiray, kubad bur buriyaha reer Spain isla markiiba Line Up-ka Bayern ayuu kasoo muuqday asigoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Diego Costa wuxuu sii wataa dhalintiisa joogtada ah inkastoo horey loo baahiyay inuusan Blues u safan doonin todobaadkan hadana weeraryahankan awooda badan caafimaadkiisa in la isku haleen karo ayuu muujiyay wuxuuna kooxdiisa ka caawiyay inay guul taariikhi ah kuso gaarto garoonka Godison Park, kulankan wuxuu ka mid noqday kulamada ugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Juventus ayaa kulankeedii ugu horeeyay Serie A-da dalka Talyaaniga guul ku daah furtay balse kooxda uu macalin Allegri hogaamiyo bandhigii laga filaayay lagama helin madaama ay si dhib badan kaga badiyeen kooxda Chievo Verona waxayna Juve kulankan sedexda dhibcood ku qaadatay 1-0, weliba kooxda kooxda Chievo looga badiyay iyada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ilaa haatan macalin Luis Van Gaal kama helin EPL guul sidoo kalena macalinkan waaya araga ah kooxdiisa ma sal dhiganin, kadib saxiixa Angel Di Maria iyo soo laabashada Van Persie waxaa la islahaa Man United waxay awood ku maquunin doontaa kooxda Burnley balse midaas ma dhicin waxayna labadan koox ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo macalin Jose Mourinho uu horey u sheegay inuusan la soconin qaabkii uu Fernando Torres ku aaday kooxda AC Milan hadana macalin Pippo Inzaghi aya arin kale ka dhawaajiyay madaama uu tababarahan dhalinta yar sheegay ka hor inta aysan Milan lasoo saxiixanin Torres inuu wax badan Mourinho arinkan kala hadlay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga reer Senegal Mame Biram Diouf ayaa kooxda Man City guuldaro xanuun badan dhabarka ugu saariyay garoonkeeda Etihad, inkastoo la wada filaayay in wiilasha macalin Manuel Pelligrini aysan u daahi doonin kooxda Stoke City hadana sheeko aan la fileyn ayay taageerayaasha Man City ka marqaati kaceen madaama City garoonkeeda ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii Radamel Falcao ayaa lagu wadaa inuu kooxdiisa AS Monaco isaga tago ka hor inta uusan suuqa Yurub xirmin, weeraryahankan awooda badan ayaa laga reebay kulanka caawo kooxdiisa Monaco la cayaari doonto naadiga Lille, macalinka kooxda Monaco Leonardo Jardim ayaa saxaafada u sheegay in Falcao uusan caawo cayaarsiin doonin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha kooxda Queen’s Park Rangers ayaa xaqiijiyay in weeraryahanka reer France Loic Remy uu ku biirayo Chelsea, kadib markii Jose Mourinho uu dalab u diray xidigaan heerka caalami. Loic Remy ayaa ku dhawaaday xagaagan inuu ku biiro Liverpool, inkastoo sida ay sheegtay kooxda Mereyside-ka ka dhisan wuxuu ku fashilmay caafimaadkii.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Saxiixa cusub ee kooxda Bacary Sagna ayaa lagu soo bilaabay kulanka iyadoo Zabaleta uu keydka soo fariistay, halka Clichy isna kursiga la galiyay, Kolarov ayaana badalkiisa galay. Dhanka weerarkana Dzeko ayaa kursiga lagu soo bilaabay iyadoo Jovetic iyo Aguero ay iska kaashan doonaan, halka Fernando, Toure & Silva ay dhexda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Louis Van Gaal ayaa wali loo diidan yahay inuu gaaro guushii ugu horeysay horyaalka Premier League, kadib kulan barbardhac kusoo dhamaaday oo ka dhacay Turf Moor. Manchester United oo kaashanesa saxiixeeda cusub Angel Di Maria ayaa guul kasoo gaari waayay, inkastoo Di Maria iyo Juan Mata labaduba ay kuu biireen…