Home » Archives by category » Horyaalada » League 1 (Page 5)

PSG Oo U Balan Qaaday Di Maria Mushaar Ka Badan Midka Uu Haatan Madrid Ugu Shaqeey!

PSG Oo U Balan Qaaday Di Maria Mushaar Ka Badan Midka Uu Haatan Madrid Ugu Shaqeey!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Paris Saint-Germain ayaa u muuqato inay soo afjari rabto soo xero galinta Angel Di Maria oo haatan ka mid ah xidigaha aduunka ugu tayada wanaagsan, laacibka reer Argentina kooxdiisa Real Madrid ayaa albaabada ka xiratay waxaana loo sheegay inuusan Madrid kasii mid ahaan doonin sidaa darteed xidigan iyo wakiikiisa waxay…

Manchester United & Liverpool Oo Heli Kara Saxiixa Edinson Cavani

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ayaa heli kara saxiixa weeraryahanka reer Uruguay iyo kooxda Paris Saint Germain Edinson Cavani sida ay tilmaamayaan warbixino ka imaanaya faransiiska. Kooxaha ku xifaaltama horyaalka Premier League ayaa si ba’an loola xiriirinayay helitaanka xidigaan heerka caalami iyadoo 27-jirkaan ay macquul tahay inuu ka tago kooxda…

Caqliga Xulka France: Yohan Cabaye Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad Qaabeeyaha Xulka France Iyo Kooxda PSG Yohan Cabaye wuxuu ka mid yahay xidigaha ugu tayada wanaagsan caalamka sidoo kalena laacibkan kubada cagta siweyn ayaa loogu qadariyaa madaama uu sanado badan wacdaro ka dhigan Premiership-ka England haatana wuxuu waqti wanaagsan la qaadanayaa kooxda PSG oo uu xili cayaareedkii hore Ligue…

Monaco Oo Real Madrid Ka Dalbatay In Sedex Xidig Midkood Heshiiska James Rodriguez Qayb Looga Dhigo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga AS Monaco oo dhawaan aqbashay inay dhigeeda Real Madrid ka iibiso wiilka dahabiga ah James Rodriguez ay haatan xujo culus hor dhigtay Madrid waxaana loo sheegay in heshiiska James uu dhameestirmi doono hadii sedex ka mid ah xidigaha Real Madrid midkood Monaco lagu wareejinaayo. Wargeska AS ayaa sheegay in…

Paris Saint Germain Oo Arsenal Ka Dulqaaday Saxiixa Daafaca Ivory Coast Serge Aurier

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jariiradaha maalinlaha ah ee  L’Equipe ayaa tabisay in Paris Saint Germain ay heshiis la gaartay kooxda Toulouse iyadoo kala heshiineysa saxixa da’yarka reer Ivory Coast Serge Aurier. PSG ayaa saxiixa xidigaan heerka caalami ee dhanka midig ee daafaca ku ciyaara ku garaacday Arsenal oo uu xidigaan taageero u yahay sida warbixinta…

War Bixin Muhiim: Abaal Marinada Lacageed Oo Ay Heleen 32-Xul Ee Koobka Aduunka Ka Qayb Qaateen:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi a dalka Brazil loogu soo gaba gabeeyay tartanka FIFA World Cup 2014 waxaana koobkan hantan xulka Jarmalka oo markii 4-aad taariikh ahaan ku guuleestay, sidaa darteed tartankan wuxuu socday 32-maalmood waxaana kasoo qayb galeen 32-xul sidaa darteed FIFA ayaa shaaca ka qaaday abaal marinada lacageed oo ay…

Angel Di Maria Oo Kusii Dhawaanayo Ku Biiritaanka Kooxda PSG

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii maamulada kooxaha Real Madrid iyo PSG ay kulan wada qaateen waxaa la sheegay in xidiga reer Argentina Angel Di Maria arinkiisa meel isla dhigeen sidaa darteed sida ugu dhaqsiyaha badan ayuu Di Maria caasimada dalka France ugu duuli doona si uu u dhameestiro heshiiska uu kooxda PSG kaga…

 Qaas: Real Madrid Oo Kooxda Monaco Kala Heshiisay Qiimaha James Rodriguez!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaneyso inay lasoo saxiixato xidiga laga daba dhacay James Rodriguez kadib markii Real ay kala heshiisay qiimaha laacibkan naadiga AS Monaco, wararka ayaa intaas ku daraayo in Real Madrid ay dhigeeda Monaco ku wareejin doonto €80m oo dhiganto (£63m), tani waxay fududeyn doontaa inuu sida…

Waa Kuwee Kooxaha Xidigahooda Koobka U Direen Kuwaas Oo Goolal Badan Tartankan Ka Dhaliyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii koobka aduunka ay haatan isugu soo hareen xulalka Jarmalka iyo Argentina oo axada nagu soo fool leh wada cayaari doonaan Finalaha koobka aduunka waxaa daaha laga qaaday kooxaha laacibiinta ugu badan tartankan usoo direen ee goolasha dhaliyeen, waxaa la yaab ah in ilaa haatan koobka aduunka laga dhaliyay…

PSG Oo Dalab 60 Malyan Oo Euro Ah Ka Gudbisay Angel Di Maria

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Paris Saint Germain ee ka dhisan dalka faransiiska ayaa diyaar u ah iney bixiso 60 Malyan Oo Pound iyadoo Real Madrid ka dooneysa garabkeeda reer Argentina Angel Di Maria. Mustaqbalka Angel Di Maria ee Real Madrid ayaa shaki ku jira madama kooxda Bernabue ka dhisan ay dooneyso iney iska iibiso…

Close