Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) ayaa si rasmi ah usoo bandhigeen xidigahii ugu wanaagsanaa koobka horyaalada Yurub oo dhawaan soo idlaaday tartankan oo ay ku guuleesatay naadiga Real Madrid ayaa loo xil gudi farsamo inay soo doortaan xidigahii ugu wanaagsanaa xili cayaareedkii 2013/14 waxayna gudigan si rasmi ah usoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca reer Brazil David Luiz ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladiisa iyo heshiiska ay la gaartay kooxda Paris Saint Germain, wuxuuna xidigaan soo jeediyay in ku biiritaanka PSG ay tahay mid sax ah isla markaana uu jecel yahay inuu nolol ka bilaabo horyaalka League 1-ka. Kooxda reer France ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Dhamaan xidigaha aduunka ugu caansan waxay xagaagan isugu tagi doonaan dalka Brazil madaama uu koobka aduunka si rasmi ah dalka Brazil uga bilaaban doono 12-ka bishan sidaa darteed waxaa jiraan xidigo dunida caan ka ah kuwaas oo koobka aduunka ka qayb qaadan doonaan balse magacyadooda suuqa Yurub lagu hadal haayo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka Uruguay oo 12-bilood oo qarow ah ku qaat caasimada dalka France ayaa sheegay inuu kooxda PSG baaqi kusii ahaan doono sido kalena uu ku faraxsan yahay ka mid ahaan shaha naadigan ku guuleesatay Ligue 1 xili cayaareedkii dhawaan dhamaaday balse Cavani ayaa xusay inuusan ku faraxsanaynka garab cayaarista…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cristiano Ronald kaliya sanadkan Lionel Messi iskooradiisa ma uusan jebin sidoo kalena abaal marinta laacibka aduunka kama qaadanin balse waxaa itaa sii dheer in haatan daaha laga rogay warbixin xasaasi ah oo sheegeyso xidigahaa aduunk ugu suuq geynta balaaran waxaana safkaan kaalinta 1-aad ka galay Cristiano Ronaldo oo loo aqoonsaday…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha xulka Belgium Eden Hazard haatana ka mid ah xidigaha loogu doonista badan yahay qaarada Yurub ayaa waxkama jiraan ku tilmaamay wararka sheegay inuu go’aansaday ku biirida kooxda PSG sidoo kalena uu xagaana Chelsea isaga hayaami doono xidigan tayada wanaagsan oo ka hadlaayo mustaqbalkiisa cayaareed wuxuu yiri ” ma…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka ugu awooda badan horyaalka France Zlatan Ibrahimovic sidoo kalena ah hogaamiyaha kooxda PSG ayaa ka hadlay sheekadan ku aadan in kooxdiisa ay heshiis rikoor ah kula soo wareegtay daafaca reer Brazil David Luiz. Zlatan oo inta badan hadal wanaagsan aan looga barinin ayaa ka hadlay imaanshaha Luiz wuxuuna yiri…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
[PARIS - FRANCE] Daafaca reer Brazil ee Kooxda Paris Saint Germai Marquinhos ayaa ka niyad jabsan kursiga keydka ee kooxdiisa isagoo ku fashilmay inuu noqdo dooqa koowaad ee macalin Laurent Blanc tiiyoo ay usii dheeratay inuu kooxda kusoo biiray David Luiz. Daaficii Hore Roma ayaa ku faraxsaneen nolosha Paris wuxuuna doorbidayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda reer France AS Monaco ayaa sheegtay inay xagaagan weeraryahankeeda Radamel Falcao iibin doonto inkastoo xidigan uu mudo 12-bilood oo qura uu naadiga Monaco ka tirsan yahay hadana kooxdan ayaa go’aansatay inay xagaagan lacago badan ku iibsato xidigan tayada wanaagsan, wargeska Daily Star ayaa daaha ka rogay in kooxda Monaco…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
David Luiz ayaa ku guulesystay tijaabadii caafimaad oo uu u maray kooxda PSG isagoo sidoo kale heshiis shaqsi ah la gaaray wuxuuna qiimo ahaan ku fadhiisan doonaan faransiiska 50 Malyan. Kooxda Blues ayaa website-keeda ku shaacisay jimcihii in heshiis ay kala gaareen iyada iyo PSG, “Kooxaha Chelsea & PSG ayaa…