Home » Archives by category » Horyaalada » League 1 (Page 24)

Waa Kuwee 10-Ka Xidig Ee Ugu Baaska Wanaagsan Qaarada Yurub Xili Cayaareedkan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma sahlano in la agaasimo baas gool loo filan karo kaasi oo dhabarka ka jebin karo naadiga kaasoo horjeedo balse waxaa jiraan xidigo ku taqasuseen sida daafacyada kasoo horjeedaan loo qiyaamo sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka xidig ee xili cayaareedkan qaarada Yurub uu baaska wanaagsan, dabcan xidigahan inta badan…

Juan Mata Oo Diyaar U Ah In Uu Isaga Tago Chelsea Iyo Dalabyo Isdabajoog Ah Oo Durbaba Loo Soo Diray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kubad sameeyaha xooxda Chelsea juan mata ayaa lasoo warinayaa in uu isku diyaarinayao in uu  gabi ahanba faarujiyo Stamford bridge Bisaha January marka uu dib ufurmo suuqa ,isagoo in mudo ah kasoo ciyaarayay horyaalka Premier League.  Waxaa dhawaanahaan su aal la is ka waydiinayay halka uu ku danbayndoono mustaqbalka juan mata…

Kooxda PSG Oo Si Wanaagsan Uga Taxadareysa Soo Laabashada Thiago Silva

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinkii hore xulka faransiiska kaas oo haatan maamula Paris Saint Germain ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa ay si weyn uga taxadari doonto soo laabashada kabtankooda Thiago Silva kaas oo 6-isbuuc garoomada ka maqanaa. Daafacaan rug cadaaga ah ee Brazil u dhashay ayaa dhaawac uu kasoo gaaray kulankii kooxdiisa ay…

Arjen Robben Oo Ku Faraxsan In Lala Xiriiriyo Kooxda Paris Saint Germain

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garabka bidix ee xulka Holland iyo Kooxda Bayern Munich ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay in lala xiriiriyo kooxda difaacaneysa horyaalka faransiiska ee Paris Saint Germain balse uusan dooneyn inuu meelna uga dhaqaqo Allianza Arena . Warar hor leh oo ay qorayeen saxaafada Faransiiska iyo Jarmalka kuwaas oo…

Todobaadkan Iyo 11-Ka Naadi Ee Aduunka Ugu Wanaagsan: Yaa Top-Ka Hogaaminaayo Yaase Ka Baxay)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada aqristayaasheena sharafta leh qiimeynteenii taxanaha ahayd ee aan todobaad walbo idiin soo gudbino waxaana inta badan uga hadalnaa todobaad walbo 10-ka naadi ee ugu wanaagsan qaarada Yurub ayadoo qiimeyntan lagu saleeyo todobaad walbo kooxaha reer Yurub waxa u qabsoomay sidaa darteed waxaa naga xasuusin ah in naadiga hogaamineyso…

Zlatan Oo Ganaax Ka Bad Baaday Kadib Markii Lagu Eedeeyay Inuu Qori Ahaan U Isticmaalay Farihiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka reer Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa ka bad baaday ganaax culus oo ay dul dhigi rabeen gudiga anshaxa horyaalka France waxaana xidigan horey loogu eedeeyay inuu fartiisa qori ahaan u isticmaalay asigoo ku taagay taageerayaasha naadiga Toulouse bishii September ee aan kasoo gudubnay, xidigan ayaa gacantiisa qori ahaan ka dhigay…

Todobaadkan Iyo Kulamada Ugu Xiisaha Badan Qaarada Yurub: Barcelona Vs Real Madrid, Man City Vs Chelsea, Schalke Vs Dortmund, Monaco Vs Marsiele, FC Port Vs Lisbon

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Todobaadkan kulamo aad u xiiso badan ayaa qaarada Yurub laga cayaari doonaa kadib markii maal mihii aan kasoo gudubnay kooxaha reer Yurub ay ku mashquulnsanaayeen koobka horyaalada Yurub iyo Europa League, horyaalada ugu caansan qaarada Yurub ayaa dib loo amba qaadi doonaan Sabtiga iyo Axada, maxaa ka xiiso badan kulamada…

Patrice Evra Oo Ka Badbaaday Ganaax Ay Kusoo Rogi Lahayeen Xiriirka Dalka France

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca Bidix ee xulka France ayaa ka badbaaday ganaax laba kulan ah oo lagu soo rogi lahaa kadib markii uu aflagadeeyay daaficii hore xulka Franc Bixente Lizarazu. Xidiga Man United ayaa isbuucaan gudahiisa soo saaray warbixin uu wax kaga sheegayo Bixente Lizarazu taas oo quseysa koobkii Aduunke ee 2010 markaas oo qilaaf…

Video + Sawir: Zlatan Ibrahimovic Oo Dhaliyay Afar Goal Markiisii Labaad Kulankii Xalay Ee Anderletch

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

[Shabakadda Hiilkubad - France] Weeraryahanka Kooxda Paris Saint Germain Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyay 4-goal kulankii xalay Kooxdisa ay la ciyaartay kooxda reer Belgium ee Anderletch kulan ka tirsan koobka horyaalada Yurub kulan ka dhacay Brussels. Ibrahimovic ayaa dhaliyay Sadexledii ugu horeysay ee Champions League xili ciyaareedkaan markii 18-daqiiqo uu ku…

Waa Kuwee Kooxaha Yurub Ugu Caansan Balse Xili Cayaareedkan Fashil Ka Bixi Weysan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartamada kala duwan ee qaarada Yurub si habsami ku dheehan ayay ku socdaan kooxaha qaar safka hore ayay kaga jiran horyaalada kala duwan waxayna todobaad walbo gaaraan natiijooyin wax ku ah balse maanta waxaan idiin heynaa maqaal aan kaga hadleyno kooxaha Yurub ugu caansan balse hoos u dhaca ama fashil…

Close