Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Barcelona ayaa si rasmi ah u sheegtay in daafaceeda Javier Mascherano uu garoomada ka maqnaan doono mudo 15-cisho ah kadib markii uu muruqa hoose dhaawac kasoo gaaray, xidigan waaya araga ah ayaa ku dhaawacmay kulankii Barcelona 4-1 ku xasuuqday naadiga Real Sociedad waxayna dhaqaatiirta Barcelona ay sheegeen in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Labada xidig ee khadka dhexe ka cayaarto Wesley Sneidjer iyo Nigel de Jong ayaa dib ugu soo laabteen xulka Holland madaama labadan xidig dhawaanahan u cayaarin xulkooda waxayna ka qayb qaadan doonaan kulamada isreeb reebka koobka aduunka ee xulka Holland la kala cayaari doonaan xulalka Hungar iyo Turkey. Sneidjer oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daqiiqado ka hor ayey kooxda Paris Saint Germain shaacisay inay heshiiska u kordhisay Laacibkeeda Ibrahomovic iyadoo qalinka ugu duugtay Heshiis gaaraya ilaa 2016. Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday in Zlatan Ibrahimovic uu qandaraaska u kordhiyay kooxda isagoo sannad kale ku daray qandaraaskiisa, waxaana uu Paris sii joogayaa ilaa iyo 2016.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa la cayaaraa dhowe kulan oo ka tirsan horyaalada Italia Iyo Spain iyadoo la xasuusta inay kulamadii labaad ee la cayaarayo asbuuc gudihiis, waxayna kooxaha isku arkayaan sidan hoos ku qoran: Kulamada wareega 2-aad ee Capital One Cup caawa la cayaari doono… 9:45 fiidnimo Aston Villa Vs Tottenham Hotspur…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka horyaalada Yurub si rasmi ah ayaa caawa daaha looga qaadi doonaa waxaana xusid mudan in 32-naadi ee tartankan ka qayb qaadan doonaan 12-ka mid ah macalimiin cusub ayaa hogaankooda la wareegeen waxaa ugu horey naadiga Bayern Munich oo difaacaneyso tartankan waxaana tababare looga dhigay Pep Guardiola sidoo kale Real…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inta badan shaqada ugu adag marka garoonka lagu jiro waxaa qabtaan daafacyada sidaa darteed waxaan idiin heynaa taariikh ahaan 15-ka daafac ee ilaa haatan taariikhda kubada laga sheekeeyo waxaan xusid mudan in qiimeyntan aysan ku jirin xidigaha haatan kubada cayaaran kuwaas oo tayadooda wanaagsan tahay, hadaba waa kuwaan hoos ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa maanta dib u bilaaban doono Horyaalada Yurub Maadaama lagu mashquulsanaaa kulamada isreebreebka Koobka Aduunka haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa dhammaan kulamada la cayaarayo ee horyaalada Yurub Kulamada Premiership-ka ee maanta la cayaari doono… 2:45 duhurnimo Manchester United Vs Crystal Palace Live Super Sport 3 5:00 galabnimo Aston Villa Vs…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka horyaalada Yurub todobaadka nagu soo fool leh ayaa si rasmi ah daaha looga furi doonaa waana tartanka ugu qiimaha badan caalamka madaama ay si joogto ah ugu soo muuqdaan xidigaha ugu wanaagsan caalamka sidaa darteed xili cayaareedkan 2013/14 waa mid ka xiiso badan kuwii aan kasoo gudubnay madaama kooxaha…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xili cayaareed walbo xidigo ayaa soo bandigaan qaab cayaareed aad u wanaagsan waxayna helaan sumcad iyo magac dhaxal u noqdo sidaa darteed waxaan idiin heynaa 15-ka cayaaryahan ee xili cayaareedkii hore 2012/13, waxaana xusid mudan in Lionel Messi oo ah laacibka ugu wanaagsan caalamka uu hor kacaayo xidigahan. Dhanka kale…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka Sweden iyo naadiga PSG Zlatan Ibrahimovic ayaa markale dib usoo nooleeyay qilaafkii kala dhaxeeyay macalin Pep Guardiola wuxuuna xidigan sheegay inuusan marnaba iloobi karin sidii uu tababarahan ula dhaqmay markii ay kooxda Barcelona ku wada sugnaayeen, xili cayaareedkii 2009/10 ayuu Zlatan naadiga Barcelona ku biiray wuxuuna markaas…