Home » Archives by category » Horyaalada » League 1 (Page 22)

10-naadi Ee Ku Guuldareesteen inay taageerayaashooda Farxad Galiyaan Xili Cayaareedkan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

madaama xili cayaareedkan 2013/14 uu haatan meel xasaasi ah maraayo lana garan karo koox walbo halka uu xaalkeeda ku dambeyn doono waxaan idiin heyna 10-naadi oo ku guul dareesteen inay farxad galiyaan taageerayaashooda sidoo kalena niyad jab ku rideen maamulkooda ku tiir iyo tacab beeleen hadaba maxaa ka taqaan kooxaha…

Saacadaha Kulamada Maanta Laciyaaridoono Iyo Meelaha Aad Kadaawankarto.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulamada English Premier League ee maanta la cayaari doono: 4:30 galabnimo Manchester City Vs Tottenham Hotspur Live Super Sport 3 7:00 fiidnimo Cardiff City Vs Manchester United Live Super Sport 3 Kulamada La Ligaha Spain ee maanta la cayaari doono: 2:00 duhurnimo Levante Vs Villarreal 7:00 fiidnimo Rayo Vallecano Vs…

Ka Hor Abaal Marinta Ballon d’Or: Waa Kuwee 10-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Caalamka Xiligan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Abaal marinta FIFA Ballon d’Or waxaa la bixin doontaa bartamaha bisha Janaayo sidoo kalena FIFA waxay dhawaan soo bandhigtay 23-cayaaryahan oo u sharaxan abaal marintan qiimaha badan arintaas awgeed bixinta abaal marintan waxaa naga xigto mudo bil iyo bar waxaana maanta idiin heynaa 10-ka xidig ee xiligan cirka marayaan qaab…

Chelsea Oo Heshiis Hordhac Ah La Gaari Rabta Xidig Ka Tirsan Kooxda Paris Saint Germain

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Blues ayaa ku guuleesan rabto sidii ay gacanta ugu dhigi laheed kubad bur buriyaha xulka France iyo naadiga PSG Blaise Matiudi madaama xidigan uu go’aansaday inuu caasimada dalka France isaga tago, laacibkan oo sabab u ahaa xili cayaareedkii hore inay PSG ku guuleesato Ligue 1 France ayaa lagu wadaa…

Koox Laga Sameeyay Dhalinta Haatan Yurub Ugu Wanaagsan: Hadaba Yaa Ka Mid Ah?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub waxaa ka cayaaraan xidigo aad u dhalin yar kuwaas oo leh farsamo iyo tayo heer sare ah sidoo kalena lagu tilmaamo inay mustaqbalka inay kubada cagta magac iyo guulo ka gaari doonaan hadaba dhawaan waxaa lasoo saaray koox ka kooban 11-cayaaryahan kuwaas oo haatan…

Eric Abidal Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Eric Abidal wuxuu ka mid yahay xidigaha ugu wanaagsan ee kubada cagta kasoo muuqdeen gaar ahaan kuwa ka cayaaraan garabka bidix ee daafaca, xidigan haatan wuxuu kabtan u yahay naadiga AS Monaco oo uu kusoo biiray bilawgii xili cayaareedkan sidoo kalena kooxaha Lyon iyo Barcelona ayuu waqti wanaagsan kusoo qaatay,…

Arsenal Oo U Dhaqaaqday Soo Xero Galinta Weeraryahan Hore Oo Ka Tirsanaa Dariskooda Chelsea

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arsenal ayaa dooneysa iney xal u hesho weerarkeeda liita xagaagan kadib markii uu booskiisa kasoo bixi waayay Olivier Giroud oo ka tirsan xulka Faransiiska. Muuqaalka aan wanaagsaneen ee Giroud ayaa Wenger ku qasbay inuu dalab u diro Dzeko oo ka tirsan Man City Sidoo kalan wuxuu haatan doonayaa inuu Lille…

Zlatan Ibrahimovic Oo Ka Hadlay Hamigiisa Ballon D’Or & Cida Kaga Horeysa Abaalmarintaas

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Zlatan Ibrahimovic ayaa ka hadlay hamigiisa ku aadan abaalmarinta sanadlaha ah ee Fifa Ballon D’Or isagoo shaaca ka qaaday in Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Franck Ribery ay kaga horeeyaan abaalmarintaan. 32-jirkaan reer Sweden ayaa door wanaagsan ka qaadanaya haatan hormarka kooxda PSG oo uu ka tirsan yahay isagoo sanadkaan…

Todobaadkan iyo 8-naadi Ee Reer Yurub Kuwaas Oo Niyad Jabka Xoogan La Kulmeen…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa barnaamij aan kaga hadleeno kooxaha reer Yurub ee uu haatan hoos u dhaca xoogan heesto todobaad walbana ayagoon faraxsaneyn ay garoonka isaga baxaan, waxaa naga xasuusiin ah in todobaadkan ay liiska kusoo biirtay naadiga Man City oo guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Sunderland sidoo kale kooxda AC Milan…

Waa Kuwee 10-ka Laacib Oo Ay Xidigaha Aduunka Ka Cabsan Jireen Inay Garoon La Galaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan kubada cagta waxaa lagu raaxeestaa daawashada kubad sameeyayaasha ama weeraryahanada farsamada wanaagsan balse maanta waxaan idiin heynaa maqaal ku saabsan xidigaha laga cabsado in garoon lala galo kuwaaso oo ay shaqadoodu tahay inay kubada raacaan sidoo kalena jalaafaan xidigaha kasoo horjeedaan sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka laacib…

Close