Home » Archives by category » Horyaalada » League 1 (Page 2)

Bollywood-ka Iyo Xiisaha Ay U Qabaan Tartanka Koobka Aduunka Ee Dalka Brazil Ka Socdo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qaar ka  mid ah jilaayaasha Bollwood-ka ugu caansan ayaa qarsan waayeen xiisaha ay u qaban tartanka koobka aduunka ee haatan dalka Brazil ka socdo, inkastoo qaarkood ay dalka Brazil ku sugan yihiin si ay tartankan u daawadaan hadana intooda badan waxay sheegeen inay magaalada Mumbai kala socon doonaan tartankan xiisaha…

Paris Saint Germain Oo Ku Hungowday Doonista Kubad Sameeyaha Chelsea Eden Hazard

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Paris Saint Germain ayaa garwaaqsatay in ay ku fashilantay doon doonista Eden Hazard kaas oo ay kooxdiisa Blues ku adkeysatay inuu sii joogo xidiga reer Belgium galbeedka magaalada London. 23-jirkaan ayaa Chelsea kusoo biiray 2012, isagoo kaga soo biiray kooxda faransiiska ka dhisan ee Lille, balse hormarka uu sameeyay ayaa…

10-ka Xidig Ee Ugu Mushaarka Badan Laacibiinta Koobka Aduunka Ka Qayb Qaadanaya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fifa 2014 World Cup waxaa isugu imaadeen laacibiinta aduunka ugu tayada wanaagsan sidoo kalena qaar badan sanadkan masoo xaadirin sida Ribery, Reus, Falcao, Walcott iyo kuwo kale madaama ay dhaawac ku seegeen sidaa darteed waxaa shaaca laga qaaday 10-ka laacib ee tarankan ka qayb qaadaneyso kuwooda caalamka ugu mushaarka badan,…

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Yurub Iyo Dhaq Dhaqaaqa Ay Wadaan Kooxaha Aduunka Ugu Caansan:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama dunida oo idil ay ka dhur sugeyso bilaabashada koobka aduunka oo ku beegan maalinta Khasmiista ah hadana kooxaha Yurub ugu caansan waxay wadaan dadaalo ay ku doonayaan inay soo xero galiyaan qaar ka mid ah xidigaha ay niyada ku hayaan ama ay la xariirayeen todobaadyadii ugu dambeeyay sidaa darteed…

As Monaco Oo Mudo Labo Maalmood Gudaheeda Ku Diiday Inay Lasoo Saxiixato Labo Xidig Oo Yurub Caan Ka Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga AS Monaco oo dhawaan kusoo baxday koow awood badan inta badana lasoo saxiixato xidigaha caalamka ugu wanaagsan madaama Bilyoneer reer Russia uu kooxdan iibsadan ayaa iska diiday saxiixa labo xidig oo qaarada Yurub laga tixgaliyo weliba Monaco labadan laacib si lacag la’aan ayay ku qaadan kartay madaama qandaraaskii ay…

Antonio Candreva Oo Ku Faraxsan In Lala Xiriiriyo Kooxda Paris Saint Germain

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka dhanka garabka ee kooxda SS Lazio Antonio Candreva ayaa shaaca ka qaaday iney farxad u tahay la xiriirinta lala xiriiriyay kooxda faransiiska ka dhisan ee PSG. Xidigaan reer Talyaani ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Lazio bishii October ee tagtay wuxuuna saxiixay heshiis gaaraya 2018. Si Kastaba PSG ayaa…

Halyee Theirry Henry Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray Maxaa Kala Socotaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyee Theirry Henry waa xidigii ugu wanaagsanaa ee ebid xirto maaliyada Arsenal sidoo kale waa weeraryahankii ugu wanaagsanaa ee Premiership-ka kasoo muuqday marka laga hadlaayo weeraryahanada ajaanibta ah ee horyaalka England soo mareen, sidaa darteed Henry waa shaqsi miisaan culus kubada cagta ku leh haka reebin inuu xulkiisa France lasoo…

RASMI: As Monaco Oo Ku Dhawaaqday In Leonardo Jardim Uu Yahay Tababaraheda Cusub + Video

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda faransiiska ka dhisan ee As Monaco ayaa magacowday tababaraheeda cusub iyadoo u magacowday Leonardo Jardim oo ah macalin u dhashay dalka Portugal wuxuuna kooxda sii heyn doonaa labada sano ee soo aadan. Macalinkaan heerka caalami ayaa shaqadiisa si toos ah u bilaabi doona 30-ka June markaas oo kooxda ay bilaabi…

Rasmi: Franck Ribery Oo Laga Saaray Liiska Xidigaha France Koobka Aduunka U Matali Doonaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta dalka France ayaa shaaca ka qaadeen in cayaaryahanka qaarada Yurub ugu wanaagsan Franck Ribery uusan ka qayb qaadan doonin koobka aduunka madaama uu kasoo kaban waayay dhaawac ka haayo dhanka dhabarka hoose sidaa darteed kubad sameeyahan nasiibka daran xagaagan shaashada ayuu ka daawan doonaa koobka aduunka oo…

PSG Oo Talaabadii Ugu Dambeysay U Qaadeysa Saxiixa Eden Hazard

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Paris Saint Germain ayaa ku warantay iney talaabadii ugu dambeysay u qaadeyso saxiixa garabka xulka Belgiumka iyo kooxda Chelsea Eden Hazard iyadoo soo bandhigtay aduun lacageed dhan £68 Malyan Oo Pound. Kooxda reer France taas oo 50 Malyan Oo Pound ku iibsatay David Luiz dhamaadkii bishii May ayaa hadana dooneysa iney…

Close