Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kusoo dhawaada qiimeynteenii todobaadlaha ahayd waxaana maanta idiin heynaa 25-ka naadi ee qaarada Yurub ugu wanaagsan waxaana qiimeyntan lagu saleeyay mudo todobaad ah wixii u qabsoomay kooxaha kala duwan ee qaarada Yurub ka dhisan. Hadaba qiimeyntan ayaa todobaadkan xiiso gaar ah leh, fadlan hoos kaga bogo 25-ka naadi ee ugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka horyaalada Yurub caawo ayuu si rasmi ah u bilaaban doonaa waana tartanka ugu qiimaha badan qaarada Yurub, dabcan laacib walbo wuxuu ku riyoodaa inuu sanad walbo tartankan kasoo muuqdo, xili cayaareedkan 2014/15 waxa Finalaha Champion-ka lagu qaban doonaa magaalada Berlin ee dalka Jarmalka gaar ahaan garoonka Olympic Stadium oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Da’yarka kooxda Paris Saint Germain & Xulka Azzurri Marco Verratti ayaa saxiixay heshiis cusub oo uu kooxda faransiiska ka dhisan kusii joogi doono ilaa 2019 sida ay ku dhawaaqday kooxda. 21-jirkaan heerka caalami ayaa kooxda PSG ku biiray sanadii 2012 isagoo kasoo hayaamay kooxda Pescara ee dalka talyaaniga, 88-kulan ayuu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama koobka horyaalada Yurub si rasmi ah habeen dambe u bilaaban doono waxaa daaha laga rogay xidigaha aan diyaarka weli u ahayn inay saftaan kulamada la cayaari doono habeenada Talaadada iyo Arbacada waxayna xidigahaas qabaan dhaawacyo kala duwan, sidaa darteed kooxaha Bayern Munic iyo Dortmund ayay heesataa dhibaatada ugu badan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka horyaalada Yurub habeen dambe ayuu si rasmi ah u bilaaban doonaa waxaana xili cayaareedkan 2014/15 siweyn ugu loolami doonaan tartankan qiimaha badan kooxaha ugu awooda roon qaarada Yurub sidaa darteed dadka wax sadaaliyo ayaa soo bandhigeen aragtidooda ku aadan kooxaha ku guuleesan karaan Champion-ka, dabcan waa fikrad ku saleesan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo xidigaha ugu badan ee tartanka Champions League ka qayb qaadanayaan ay kulamo badan cayaareen sidoo kalena waaya arag ku yihiin koobka Yurub hadana habeen dambe bilaabashada Champions League wuxuu qaas u noqon doonaa shaqsiyaad gaar ah oo markii ugu horeesay tartankan kasoo muuqan doonaan waxayna shaqsiyaadkan isugu jiraan cayaartooy…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda heerka koowaad ee dalka faransiiska usoo dalacday ee Metz ayaa ku dhawaaqday saxiixa xidigii hore kooxda Blues Florent Malouda iyadoo ku heshay si xor ah. Malouda ayaa bishii lasoo dhaafay isaga soo tagay kooxda Trabzonspor ee dalka turkiga isagoo haatan ka dagay garoonka Stade Saint-Symphorien oo ay ku ciyaarto…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Paris Saint Germain ayaa si taxadar leh u sugeysa xaalada dhaawac ee daafacayadooda David Luiz iyo Serge Aurier ka hor kulanka ay sabtida u safri doonaan kooxda Rennes kulan ka tirsan horyaalka faransiiska. Daafaca reer Brazil David Luiz ayaa dhaawac dhanka jilibka ah oo fudud uu kasoo gaaray kulankii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahankii hore ee xulka France Nicolas Anelka ayaa go’aansaday inuu mustaqbalkiisa cayaareed kasii wato horyaalka dala Hindiya oo dhawaanahan noqday horyaal soo jiito laacibiinta aduunka ugu caansan ee da’dooda horey usii badatay sidaa darteed ruug cadaa Anelka ayaa heshiis la gaaray naadiga FC Pune City ee ka dhisan gobolka Maharashtra…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka reer Sweden ayaa kaftan u badalay ficil uu maalmo ka hor kula kacay daafaca kooxda Bayern Munich iyo xulka Austria David Alaba, madaama Zlatan uu xusul ku dhuftay Alaba kulalnkii Austria iyo Sweden bar bar dhac ku kala baxeen isreeb reebkii Euro 2016 hadan garsoorihii kulankaas haayay wuxuu ku…