Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha Liverpool iyo Barcelona ayaa gaaray heshiis ku aadan saxiixa Luiz Suarez xalay oo jimco aheyd sida uu hadda soo qoray Website-ka caanka ah ee Dailymail. Catalan TV ayaa kusoo waramaayo in labada koox ee Barcelona iyo Liverpool ay ku heshiiyeen £63million, wuxuuna qalinka ugu duugi Doonaa Shano Sano oo heshiis…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Atletico Madrid ayaa ilaashaneysa xidigaheeda muhiimka ah kadib markii ay heshiis cusub ka saxiixixeen kabtankooda Gabi Fernandez kaas oo kooxda kusii sugnaan doona ilaa July 2017. Gabi ayaa qeyb weyn ka qaatay kacdoonkii Diego Simeone ee xili ciyaareedkii lasoo dhaafay markaas oo kooxda ka dhisan Vincent Calderon ay ku guuleystay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka Kubada Cagta Aduunka FIFA ayaa ka hadlay warar ay saakay qoreen warbaahinta kubada cagta qaar kaas oo sheegayay in Fifa ay u ogolaatay Suarez inuu la tababaran karo kooxda Barcelona hadii uu ku biiro mudada ganaaxa. Madaxa gudiga Anshaxa xiriirka kubada cagta Aduunka Claudio Sulser ayaa shaaca ka qaaday in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda kubada cagta Valencia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday tababaraheeda cusub kadib markii ay shaqada ka raacdeeyeen Pizzi oo ahaa macalin reer Argentina kaas oo xilka kooxa hayay mudo 6-bilood ah. Nuno Espírito Santo oo horay goolhaye ugu ahaa kooxaha Deportivo iyo Porto kaas oo haata 40-jir ah ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in ciyaaryahan Nacho Fernandez uu saxiixay heshiis cusub ilaa iyo 6 sanno oo kale ah. Ciyaaryahanka Akademiga Real Madrid kasoo baxay ayaa kulankiisa ugu horeeyay Los Blancos u saftay 2011 kulan ay 6-3 kaga adkaadeen Valencia. Kooxda heysato Horyaalka Yurub ee Champions League ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Reer Spain ee Barcelona ayaa rajo fiican ka qabto in ay dhameystriaan lasoo saxiixitaanka xidig kooxda Liverpool ee ganaaxa adag la dul dhigay Luiz Suarez 48 saac ee soo socota iyadoo labada naadi ay isku af garteen in Barcelona ay bixiso qiimaha lagu jabin karo heshiiska ciyaaryahanka uu kula…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
maalmihii dambe wargeysyada kasoo baxa dalka Spain ayaa bilaabay inay iska qoraan warar aan la hubin ayagoo horey u qoray in Kroos uu biiray Real Madrid isla markaas uu saxiixay shan sano oo heshiis taasoo markii dambe uu beeniyey Kroos kadib shir jaraa;id oo uu qabtay. sidoo kale wargeysyada Spain…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Toni Kroos ayaa inkiray inuu heshiis la gaaray kooxda Spain ee Real Madrid, wuxuuna ku adkeystay inuusan weli mustaqbalkiisa wax go’aan ka gaareen ilaa uu koobka adduunka ka dhamaado. Warar laga helay Spain ayaa sheegay in xidiga Bayern Munich qadka dhexe ugu cayaaro uu heshiis €25 million ugu wareegay kooxda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyee Carlos Puyol oo dhawaan kooxda Barcelona macsalaameeyay ayaa siweyn maamulka kooxdiisa ugu booriyay inay lasoo saxiixdaan Luis Suarez oo siweyn loo hadal haya inuu Barcelona usoo dhaqaaqi doono, kabtan Puyol oo mustaqbalkiisa cayaareed oo dhan u hibeeyay garoonka Camp Nou ayaa ka hadlay arinka Suarez wuxuuna yiri “Luis Suarez…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Angel Di Maria ayaa hadda qadarinaayo inuu u wareegsado horyaalka ingiriiska, wuxuuna diiday dalabkii kaga imaaday kooxda Chelsea oo uu macalinka u yahay Jose Mouinho sida ay qortay Daily Express. Kooxda Chelsea ayaa kamid ah kooxo badan oo xiiseenayo xidigaan reer Argentina kuwaasoo ka kala dhisan horyaalada ugu caansan qaaradda…