Home » Archives by category » Horyaalada » La liga (Page 2)

RASMI: Goolhaye Claudio Bravo Oo Soo Gaaray Barcelona Si Uu Tijaabo Caafimaad U Maro (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtanka Xulka Chile Claudio Bravo ayaa soo gaaray kooxda Barcelona si uu maanta tijaabo caafimaad u maro una saxiixo heshiiska uu kooxda Barcelona kaga mid ahaanayo sanadaha soo aadan. Goolhayahaan ayaa noqonaya xidigii sadexaad ee ay Barcelona lasoo saxiixato xagaagan iyo goolhayihii labaad ee xagaagan ay lasoo saxiixato. Bravo ayaa…

Luiz Gustavo Oo Ku Biiri Doono Real Madrid Marka Uu Koobka Aduunka Soo Idlaado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad bur buriyaha xulka Brazil Luiz Gustavo ayaa lagu wadaa inuu kooxda Real Madrid si rasmi ah ugu biiro marka uu koobka aduunka soo idlaado, xidigan tayada wanaagsan ayaa dalabka kooxda reer Spain aqbalay sidoo kalena sheegay inay u tahay riyo u rumowday hadii uu garoonka Bernabue kasoo muuqdo, wararka…

RASMI: Barcelona Oo Aqbashay Dalabkii Ay Arsenal Kasoo Gudbisay Alexis Sanchez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Barcelona ayaa aqbashay dalab ay ka heshay kooxda Arsenal oo ahaa iney 40 Malyan Oo Euro ku dooneyso weeraryahanka reer Chile Alexis Sanchez sida ay fahantay il wareedka Goal.com ee caalamiga ah. Gunners ayaa haatan diyaarineysa saxiixa xidigaan waxaana la filayaa in lagu dhawaaqo heshiiskiisa 48-da saac ee soo…

Benzema Iyo Real Madrid Oo Si Rasmi Ah U Bilaabeen Wada Hadaladii Qandaraaska Loogu Kordhin Lahaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo Karem Benzema uu niyad jab xoogan ka qaaday in xulkiisa France ay koobka aduunka isaga haraan hadana xidigan ayaa wada xaajood rasmi ah la furay maamulka Real Madrid si uu qandaraas cusub kooxdiisa ugu saxiixo, Benzema heshiiska uu haatan Madrid ku joogo wuxuu ku egyahay sanada 2015 sidaa darteed…

Messi Vs Maradona Oo La Is Bar Bar Dhigay Kadib Markii Argentina Semi-Final Soo Gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mudo 24-sano kadib xulka Argentina wuxuu soo gaaray nus dhamaadka koobka aduunka sidoo kalena xulkan ka dhisan qaarada Koonfur Ameerika wuxuu qarka u saaran yahay inu Final u gudbo hadii ay dhigood Holland ka badiyaan, hadaba Lionel Messi ayaa sanadkan boorka iska jafay wuxuuna muujiyay inuusan ahayn laacib naadi oo…

Ronaldinho Oo Shaaciyay Shaqsigii 2003 Ka Hor Istaagay Inuu Ku Biiro Manchester United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester United ayaa u jirsatay 48-saacadood iney la saxiixato Ronaldinho sanadii 2003 balse sida uu shaaciyay xidigaan reer Brazil hal shaqsi ayaa ka hor istaagay inuu ku biiro kooxda United. Xidigaan reer Brazil ayaa heshiis la gaaray Manchester United isagoo ku sugan kooxda Paris Saint Germain waxaana afduubtay Sandro Rossell.…

Di Maria Oo Seegi Doono Inta Ka Dhiman Koobka Adduunka Kadib Dhaawac Soo Gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qareenka Xidigga Xulka Argentina Angel Di Maria ayaa xaqiijiyey inuu seegi doono inta ka dhiman koobka adduunka kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray dhanka Boodada ah Kulankii ay 1-0 Uga adkaadeen Belgium. Laacibka Kooxda Real Madrid  ayaa cayaarta laga saaray daqiiqadii 33 markaas oo uu dhaawac halis ah soo gaaray.…

Sir La Helay: Real Madrid Oo Dib Usoo Celisay Qorshihii Galatico Iyadoo Dooneysa 5-Xidig Oo Laga Dambeeyo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xog ku aadan qorshaha uu damacsan yahay gudoomiyaha kooxda Real Madrid Floretino Perez ayaa la helay wuxuuna masuulkan doonayaa inuu xagaagan lasoo saxiixdo qaar ka mid ah xidigaha aduunka ugu magaca dheer Mr. Perez waa shaqsigii ka hirgaliyay Madrid siyaasadii Glatico oo uu sanad walbo ku keeni jiray laacibiinta aduunka…

Halyeey Ronaldo Oo Ku Booriyay James Rodriguez Inuu Real Madrid Ku Biiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeegii hore ee xulka Brazil Ronaldo ayaa ku booriyay wiilka dahabiga ah James Rodriguez oo ay isku heestaan kooxaha Yurub ugu caansan inuu Real Madrid ku biiro, 22-jirkan wacdaraha ka dhigay koobka aduunka haatana 6-gool ka dhaliyay inkastoo xulkiisa Colombia wareega 8-aad ku hareen hadana waxaa loo sadaalinaa inuu qaadan…

Real Madrid Oo Mar Walba Xidig Muhiim Ah La Saxiixata Dhamaadka Tartamada Waaweyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa u dhaqan Real Madrid iney ka dukaameysato tartamad caalamiga ah iyo ciyaartoyda ku guuleysta abaalmarinta aduunka ugu wanaagsan marka dib loo eego tariikhdii hore. Kooxda ka dhisan Spain ee Real Madrid ayaa kentay garoonkeeda Bernabue magacyo waaweyn oo taariikho iyo dadaal dheeri ah ka sameeyay tartmada waaweyn  ee aduunka…

Close