Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xili isbuucyadii lasoo dhaafay ay saxaafadda spain hadal hayeen in Lionel Messi uu isaga tagi doono Barcelona madama uusan wali wax heshiis cusub ah u saxiixin ayey haatan soo baxayaan warar rasmi ah oo sheegaya in Kooxda Bayern Munich ay dooneyso xidigaan heerka caalami ee xulka Argentina. Bayern Munich ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka Kooxda Bayer Munich Pep Guardiola ayaa sheegay in uu isaga leeyahay go’aan walba oo ku saabsan kooxda isla markaana uu xaq u leeyahay inuu Goal ku laadka u dhibo xidig walba oo ka tirsan Bayern. Robben ayaa ka biya diiday xili Guardiola uu ku amray in Rigoorada uu ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka Kooxda Barcelona Neymar JR Ayaa lasoo sheegay inuusan is tuurin isla markaana ay beegsadaan difaacyada kasoo hor jeedo sida uu ku waramay weeraryahankii hore koxda Madrid Predrag Mijatovic kaas oo mar soo noqday iskuduba ridaha ciyaaraha ee kooxda. Xidigaan reer Brazil ayaa lagu dhaliilay inuu yahay xidig istuur badan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Todobaadkan kulamo aad u xiiso badan ayaa qaarada Yurub laga cayaari doonaa kadib markii maal mihii aan kasoo gudubnay kooxaha reer Yurub ay ku mashquulnsanaayeen koobka horyaalada Yurub iyo Europa League, horyaalada ugu caansan qaarada Yurub ayaa dib loo amba qaadi doonaan Sabtiga iyo Axada, maxaa ka xiiso badan kulamada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulanka El-Clasico ayaa qabsaday saxaafadda caalamka iyadoo Sabtiga lagu wado inuu Camp Nou ka dhaco kulanka ugu xooga badan aduunyada ee dhex mara sanad walba laba jeer Camp Nou kulamada Horyaalka La Liga. Barcelona ayaa Camp Nou ku soori doonta Real Madrid xili kooxda Barcelon ay 25-dhibcood ku hogaamineyso La…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ka Hor Kulanka Sabtida ee El-Clasico ayaan ugu tala galnay in Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad ay saadaaliyaan cida adkaan karta kulanka ka dhici doona Camp Nou. Labadaan Kooxood ee reer Spain ayaa kulanka ay aduunyada wada sugayaan wada ciyaari doona iyadoo Xili Ciyaareedkaan ay u dheer tahay in laba wiil oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga da’da yar ee xulka Brazil Neymar JR ayaa ka hadlay waxa kala qabsan Kara Isaga iyo Pepe ka hor kulanka El-Clasico oo ay sabtida isaga hor imaan doonaan kulan ka dhici doona Camp Nou. 21-jirkaan heerka caalami ayaa safanaya kulankiisii ugu horeeyay El-Clasico wuxuuna sheegay iney u qorsheysan tahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka Cusub ee Kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa aaminsan in La joogo Xiligii Uu Cristiano Ronaldo noqon lahaa Xidiga ugu Wanaagsan Sanadkaan maadaama uu Tartan Kula Jiro Messi iyo Franck Ribery. ” Waa XIligii Ronaldo Uu Ka guuleysan Lahaa Messi Iyo Ribery” Ancelotti ayaa sidaas ka sheegay TV “…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Messi iyo Ronaldo labaduba makala liitaan waxayna kubada cagta ka dhigeen iskooro aan la gaari karin balse waa muhiim in isku bar bar dhig lagu sameeyo ka hor kulanka El Classico oo ay ku wada balansan yihiin Barcelona iyo Real Madrid. Messi ayaa Real Madrid labo jeer Champions League ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore kooxaha Real Madrid iyo Barcelona Luis Figo ayaa saadaal ka bixiyay natiijada ciyaarta maalita sabtida ah dhexmari doonta Real Madrid iyo Barcelona kulan ka tirsan horyaalka L Liga waana kulanka ugu xooga badan Aduunyada looguna magac daray [El-Clasico]. 40-jirkii hore xulka Portugal ayaa ciyaarta ku sadaaliyay iney ku…