Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gudoomiyaha kooxda Barcelona Josep Bartomeu ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday in kooxdiisa aysan heshiis qarsoodi ah la gaarin naadiga Juventus sido kalena masuulkan ayaa xusay in Paul Pogba uusan xagaagan Camp Nou imaan doonin. Josep Bartomeu oo arinkan ka hadlaayo wuxuu yiri “Lama saxiixan doono Pogba xagaagan waa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska El Mundo Deportivo ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Chelsea ay haatan dhigeeda Arsenal kula soo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka dhalinta yar ee Barcelona ka tirsan Munir El Haddadi. Arsenal si joogto ah ayay ula xariirtaa weeraryahankan dhalinta yar iyo wakiilkiisa tan dhamaadkii xili cayaareedkii dhawaa waxayna…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Real Madrid dhibaato hor leh ayaa soo wajahday madaama goolhayaheeda Keylor Navas uu dhaawac soo gaaray. Madrid ayaa ku jah wareersan xaaladaha David De Gae oo weli arinkiisa meel u dhicin iyo Iker Casillas oo isagana dalbaday in la iska fasaxo madaama uu kooxda FC Porto heshiis la gaaray.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska Marca ayaa sheegay in macalin Rafeal Benitez uusan u baahneysn Asier Illarramendi wuxuuna maamulka Madrid u sheegay in xidigan la iska iibiyo. Laacibkan khadka dhexe ku wanaagsan xagaagan xaalkiisa ma fadhinin wuxuuna sugaayay inuu mar un macalina cusub ee Real Madrid hadlo si uu mustaqbalkiisa cayaareed meel ugu dhaco.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha waaya araga ah Iker Casillas ayaa xaqiijiyay inuu xagaagan kooxdiisa Real Madrid isaga hayaami doono madaama uu dalab wanaagsan ka heesto kooxda FC Porto. 34-jirkan wuxuu ku qanacsan yahay inuu horyaalka Portugal kasii wato mustaqbalkiisa cayaareed madaama kooxdiisa Real Madrid uu kalsooni buuxdo ka waayay. Sidoo kalena Iker Casillas…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ka carooday su’aalo laga weydiiyay xaalada uu Sergio Ramos ku sugan yahay xili uu xidigan wareysi bixinaayay. Cristiano Ronaldo marar badan ayuu saxaafada u sheegay inuusan ka war qabin dagaalka dhex yaalo Ramos iyo maamulka Real Madrid. Balse si lama filaan ah ayaa lagu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore Manchester United Phil Neville ayaa bilaabay nolosha caawiyenimo ee kooxda Valencia taas oo dhawaan loo magacaabay. Xidigii hore kooxaha United, Everton iyo Xulka England ayaa badalay Ian Cathro oo ku biiray kooxda Newcastle United. Kooxda Valencia oo xagaagan rajeyneysa iney ka ciyaarto koobka Horyaalada Yurub ayaa todobaadkii lasoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Barcelona oo xili cayaareedkii dhawaa taariikh lama iloobaan ah ka dhigtay qaarada Yurub ayaa dhawana bilaabi doonto inay diyaar garow adag u gasho xili cayaareedka cusub 2015/16. Kooxda uu hogaamiyo macalin Luis Enrique waxay safar cayaareed u aadi doonaan dalka Mareekana sidoo kalena qaybo ka mid ah qaarada Yurub…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo xulka Argentina tartanka Copa America laga qaaday hadana xulkan waxay noqdeen xulka aduunka ugu wanaagsan. Qiimeynta bilaha ee ugu dambeesay oo ay FIFA soo bandhigtay waxay Argentina la wareegtay kaalinta 1-aad ayadoo booska kala baxday xulka Jarmalka oo mudo 12-bilood ah xulalka aduunka hogaanka u hayeen. Xulka Jarmalka ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad qaabeeyaha reer Jarmal Toni Kroos ayaa qirtay in kooxdiisa ay xili cayaareedkii dhawaa gaabis ku dhameesatay sidoo kalena heerkii laga filaayay aysan gaarin Balse xidigan haatan nasiinada soo qaatay wuxuu ka dhawaajiyay in Real Madrid xili cayaareedka cusub ay koob walbo oo muhiim ah ku guuleesan doonto. Toni Kroos…