Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Munir El Haddadi ayaa mar kale kusoo bilaabanaya kulankaan isagoo weerarka kala kaashan doona Lionel Messi iyo Pedro Rodriguez, sidoo kale Andreas Iniesta ayaa dib ugu soo laabtay kooxda kaas oo seegay kulankii Villarreal. Sidoo kale Mascherano ayaa kusoo laabtay kooxda kadib markii uu ganaax ku seegay kulankii Villarreal halka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa diyaar u ah iney dhigeeda Manchester United kula dagaalanto saxiixa kubad sameeyaha kooxda As Roma Kevin Strootman marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January. Louis Van Gaal ayaa xidigaan aad u xushmeeya waxaana labada shaqsi ka dhaxeeya xiriir aad u wanaagsan, United ayaana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Warbaahinta Spain ayaa hurineysa dagaal curdun ah oo ka dhex jira madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez iyo weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo, iyadoo xidiga reer Portugal uu dhaleeceeyay siyaasadii suuqa kala iibsiga ee kooxdiisa Los Blancos. Warbaahinta England ayaa sidoo kale soo tabineysay warar xidiga dunida la xiriirinaya inuu dib…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha isku magaalada ah ee Real iyo Atltico ayaa caawa ku balansan garoonka Santieto Bernabue, iyadoo kulankaan uu yahay midkii sadexaad ee dhexmara xili ciyaareedkaan madama ay laba kulan oo Spanish Super Cup ah horay isku soo arkeen. Real Madrid 4-2 qasaaro ah ayey kala kulantay kooxda Real Sociedad kulankii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha Barcelona iyo Atletico Bilboa aya is qaban doona galabta waana kulankii sadexaad ee horyaalka La Liga inkastoo kulankaan uu yahay mid xiiso gaar ah leh marka loo eego labada kooxodo. Barcelona haatan waa hogaamiyayaasha horyaalka La Liga iyadoo kali ku ah waxeyna leedahay 6-dhibcood madama ay labadii kulan ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa si rasm ah saxaafada ugu sheegay in Lionel Messi uu kasoo muuqan doono kulanka ay Barcelona galabta la cayaari doonto naadiga Athletico Bilbao. Inkastoo Messi uuo todobaadkii hore xulkiisa dhaawac dhanka muruqa ah kaga maqnaa hadana xidigan ayaa kusoo kabtay mudadii todobaadka ahaa ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ka hor kulanka Madrid Derby tababare Diego Simeone ayaa saxaafada la hadlay wuxuuna aad ula dhacsan yahay amaanta ay usoo jeediyeen taageerayaasha Real Madrid inkastoo Atletico Madrid iyo Real Madrid uu xifaaltan ba’an ka dhaxeeyo hadana taageerayaasha Real ayaa amaan balaraan usoo jeediyeen macalinka reer Argentina iyo shaqada adag ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Arsene Wenger oo marwalbo jecel inuu gacanta kusoo dhigo xidigaha dhalinta yar ee kusoo bar baareen xarunta Le Massia oo ay leedahay kooxda Barcelona ayaa haatan damacsan inuu bisha Janaayo lasoo saxiixdo labada wiil ee xili cayaareedkan laga yaaban yahay Sergi Samper iyo Munir El Haddadi wuxuuna Wenger doonayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Barcelona ayaa xiraneysa maaliyada calanka Catalan kulanka ay gurigeeda ku ciyaareyso sabtida markii ugu horeysay taariikhda 115-sano kadib. Iyadoo Atltico Bilboa aysoo booqaneyso Camp Nou kooxda Bulgarana ayaa go’aansatay iney xiraneyso maaliyad Jaalahaa ah ee leh midabka guduudan taasoo aheyd maaliyadii ay banaanka ku ciyaareysa xili ciyaareedkii lasoo dhaafay, iyadoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inuu xisaabiyo kulanka ugu weyn kubada cagta caalamka ee El-Clasico waa ku waajib madama uu yahay kulanka ugu horeeya oo uu xiran doono maaliyada kooxda Barcelona tartan caalami ah. Luis Suarez ayaa dhowr jeer xirtay maaliyada Barcelona kulamo saaxiibtinimo, balse ganaaxiisa afarta bilood ah ee kubada cagta ayaa ku eg…