Home » Archives by category » Horyaalada » italian Serie A

Rasmi  Arturo Vidal Oo Laga Ganaaxay Mudo Labo Sano Ah Inuusan Gaari Wadi Karin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

28-jirka reer Chile  Arturo Vidal ayaa sameeyay fal laga naxay xiligii uu socday tartanka Copa America kadib markii uu shil la galay gaarigiisa raaxada Ferrari xili saq dhexe ah sidoo kalena Vidal wuxuu cabsanaa Aalkolo. Arturo Vidal ayaa ahaa ganaax suge sidoo kalena wuxuu muteesan karay ciqaab uu xabsi ku…

Gudoomiyaha Barcelona Josep Bartomeu Oo Xaqiijiyya In Kooxdiisa Aysan Xagaagan Pogba La Saxiixan Doonin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gudoomiyaha kooxda Barcelona Josep Bartomeu ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday in kooxdiisa aysan heshiis qarsoodi ah la gaarin naadiga Juventus sido kalena masuulkan ayaa xusay in Paul Pogba uusan xagaagan Camp Nou imaan doonin. Josep Bartomeu oo arinkan ka hadlaayo wuxuu yiri “Lama saxiixan doono Pogba xagaagan waa…

Kooxda Roma Oo Dadaal Xoogan Ugu Jirto Helitaanka Daafaca Chelsea Iska Fasixi Doonto Filipe Luis.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Roma ayaa si toos ah ula xariirtay dhigeeda Chelsea waxayna kala hadashay qaabkii looga iibin lahaa Filipe Luis. Daafaca reer Brazil ee garabka bidix ka cayaaro wuxuu ka mid yahay xidigaha Chelsea iska fasixi doonto xagaagan inkastoo uu mudo 12-bilood ah ku sugan yahay Stamford Bridge. Wargeska El Mundo…

Rasmi Juventus Oo Dhameestirtay Saxiixa Weeraryahanka Awooda Badan Simone Zaza

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday heshiis ay la gaartay weeraryahanka xulka Italy iyo naadiga Sassuolo Simone Zaza. Simone Zaza waxaa milkiyadiisa isla lahaayeen Juve iyo Sussoulo balse haatan Juve ayaa si toos ah milkiyadiisa ula wareegtay waxayna xuquuqda xidigan Juve kula wareegtay €18 million. Simone Zaza…

Warbixin: Liverpool Oo Fasaxday Dheeraad Ah Siisay Mario Balotelli kadib Markii Uu Geeriyooday Aabahii Soo Korsaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Liverpool ayaa fasax siisay weeraryahankeeda reer talyaani Super Mario Balotelli waxeyna u ogolaatay inuu seego wareega hore kulamada fasaxa ay kooxda aadi doonto dhawaan. Wiilkaan reer talyaani ayaan kusoo laaban tababarka kooxda Liverpool shalayto oo ay aheed maalintii ugu horeysay, ka hor kulamada fasaxa ah oo ay kooxda isugu…

Halyeey Andrea Pirlo Oo Macsalaameeyay Qaarada Yurub Iyo Koobabka Uu Xidigan Ku Guuleestay Waayahiisa Ciyaareed

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Andrea Pirlo si rasmi ah ayuu naadiga New York City ugu biiray wuxuuna macsalaameeyay gabi ahaanba qaarada Yurub. Andrea Pirlo waayihiisii cayaareed wuxuu inta badan kusoo qaatay sedexda naadig ee Serie A-da ugu caansan Inter Milan, AC Milan iyo Juventus. Tan iyo markii uu cayaaraha bilaabay wuxuu xidigan…

Warbixin: Juventus Oo Shaaca Ka Qaaday Qiimaha Ay Arturo Vidal Xagaagan Kaga Samri Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Agaasimaha kooxda Juventus Beppe Marotta ayaa ka naxsaday naadiga Real Madrid madaama uu shaaca ka qaaday qiimaha ay Arturo Vidal kaga samri karto. Qaar ka mid ah saxaafad Spain ayaa maalmo ka hor shaaciyeen in Vidal uu heshiiska shaqsiga ah la gaaray kooxda Real Madrid una soo dhaqaaqi doono garoonka…

Claudio Marchisio Oo La Xaqiijiyay Inuu Kooxdiisa Juventus Heshiis Cusub U Saxiixi Doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga xulka Italy khadka dhexe kaga cayaaro Claudio Marchisio waxay kooxdiisa Juventus ku abaal marin doontaa heshiis cusub madaama uu xili cayaareedkii dhawaa bandhig aad u sareeyo uu la yimid. Waxaa laga wadaa inay Juventus sida ugu dhaqsiyaha ugu badan ugu dhawaaqdo heshiiska cusub ee Claudio Marchisio laga saxiixi doono…

Xanta Suuqa: Kooxda Juventus Oo Dooneysa Iney Serie A-da Kusoo Celiso Flop-ka Chelsea Juan Cuadrado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda kubada cagta Juventus ayaa dooneysa iney lasoo saxiixato Juan Cuadrado oo haatan ku sugan kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska. Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya talyaaniga kooxda ka dhisan magaalada Turin waxey dooneysa iney Serie A-da dib ugu soo celiso Cuadrado waxeyna ku dooneysaa amaah hal sano ah. Agaasimaha…

Rasmi Inter Milan Oo Dhameestirtay Saxiixyada Labada Xidig Ee Kala Ah Montoyo Iyo Murrillo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Inter Milan ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay dhameestirtay saxiixyada xidigaha kala ah Montoyo iyo Murrillo. Inter Milan ayaa qoraal rasmi ah ku sheegtay in xidiga reer Colombia Jeison Murillo ay heshiis 4-sano ah la gaartay. Daafacan dhexe ee awooda badan Inter Milan wuxuu heshiis hordhac ah…

Page 1 of 56123Next ›Last »