Home » Archives by category » Horyaalada » France League I

Rasmi Naadiga West Ham Oo La Saxiixatay Xidiga Reer France Dimitri Payet

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda West Ham United ayaa sameesay dadaalkeedii ugu weynaa xagaagan madaama ay gacanta kusoo dhigtay laacibka reer France Dimitri Payet. Kooxda West Ham ayaa Payet ka saxiixatay heshiis 5-sano ah asigoo aqbalay inuu Premiership-ka England mustaqbalkiisa cayaareed kasii wato. Naadiga Marseille ayaa dhankeeda xaqiijisay in xidigeeda Payet uu kooxda West…

Inter Milan Oo Saxiixa Kondogbia Ku Guuleesatay Xiliga Uu San Serio Imaan Doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Inter Milan ayaa kaga guuleesatay kooxda ay deriska yihiin AC Milan saxiixa xidiga reer France kuna wanaagsan khadka dhexe  Geoffrey Kondogbia. Warbixin cusub ayaa lagu sheegay in Inter Milan ay kubad bur buriyahan heshiiska shaqsiga ah la gaartay sidoo kalena ay diyaar la tahay inay Monaco ku wareejiso qiimaha…

Liverpool Oo Loo Ogolaaday Inay Wada Hadalo La Furi Karto Daafaca Monaco Aymen Abdennour.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska The Express ayaa sheegay in kooxda Liverpool ay haatan ku guuleesan rabto saxiixa daafaca naadiga AS Monaco Aymen Abdennour. Warbixintan ayaa lagu sheegay in Reds loo ogolaaday inay daafacan la hadli karto sidoo kalena ay kala heshiis karto arimo badan kuna qancin karto inuu xagaagan EPL usoo dhaqaaqo. L’Eqiupe…

12-Cayaaryahan Oo Aysan Kooxahooda Awoodin Inay Xagaagan Lumiyaan Dhibaatana Kala Kulmi Karaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama suuqa Yurub uu haatan furan yahay qaar ka mid ah kooxaha ugu caansan caalamka ayaa cabsi weyn qabaan madaama xidigahooda ugu muhiimsan dabagal lagu hayo. Hadaba waxaan idiin heynaa 12-cayaaryahan oo waxqbadkooda aad u sareeyo kuwaas oo kooxahooda awoodi karin ina lumiyaan. Hadii xidigahan ay kooxahadooda ka tagaan waxaa…

Zlatan Ibrahimovic Oo Beeniyay Inuu Xagaagan Kooxdiisa PSG Isaga Tagi Doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xulka Sweden iyo kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegay inuu xagaagan kooxdiisa isaga hayaami doono. Weeraryahankan awooda badan ayaa sheegay inuu Paris ku faraxsan yahay sidoo kalena uu iska fogeeyay kooxdiisii hore AC Milan inuu dib ugu laaban doono. Zlatan oo arinkan ka…

Lucas Moura Oo Shaaca Ka Qaaday Labada Xidig Ee Uu Jecel Yahay Inuu Wadadii Ay Mareen Qaado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha kooxda PSG Lucas Moura kana mid ah dhalinta qaarada Yurub ugu tayada wanaagsan ayaa shaaca ka qaaday xidigaha uu jecel yahay inuu ku deysado sidoo kalena uu maro wadadii ay mareen. Lucas Moura ayaa sheegay in yaraantiisa uu aad u jeclaan jiray kubadana u cayaari jiray sida halyee…

Kooxda Real Madrid Oo Qiimeynta UEFA Ugu Sareyso Inkastoo Barcelona Ku Guuleesatay Champion-ka!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qiimeynta kala sareynta kooxaha Yurub ee sanadlaha ah (UEFA’s coefficient rankings) ayaa si rasmi ah daaha looga qaaday. Waxaana qiimeyntan kaalinta kowaad kaga jirto kooxda Real Madrid oo dhamaan kooxaha reer Yurub ka dhibco sareyso qiimeyntan. Inkastoo kooxda Barcelona ay xili cayaareedkan koobka horyaalada Yurub ku guuleesatay hadana weli safka…

Sheeko Xiiso Badan Messi Oo Noqday Cayaaryahanka Aduunka Ugu Qiimaha Badan Iyo 25-ka Xidig Ee Kusoo Xigaan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday xidigaha aduunka ugu qiimaha badan xiligan la joogo waxaan xogtaan lagu saleeyay cayaartooyda xiligan lacagaha ay suuqa aduunka ka joogaan iyo hormarka ay sameeyeen. Xogtaan ayaa daaha laga qaaday xili xasaasi ah waxaana si rasmi ah loo sheegay in Lionel Messi uu yahay…

Kooxda Man United Oo Noqotay Naadiga Qiimaha Ugu Sareeyo Caalamka Ka Joogto Iyo Dhamaan Kooxaha Kusoo Xigaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Man United ayaa noqotay naadigii ugu horeeyay ee qiimo ahaan suuqa caalamka ka gaarto $1billion! Tani waxay ka dhigan kooxda garoonka Old Trafford ku cayaarto inaan loo dhawaan karin sidoo kalena qiimaha caalamka ka joogto uu yahay mid aad u sareeyo. Kooxda Bayern Munich ayaa noqotay naadiga labaad ee…

Kooxaha Real Madrid, Juventus & Manchester City Oo Ku Tartamaya Burburiye Heer Sare Ah Oo ka Tirsan As Monaco

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida uu ka dhawaajiyay wakiilkiisa burburiyaha kooxda Monaco  Geoffrey Kondogbia ayey ku dagalamayan kooxo dhowr ah oo ka dhisan qaarada yurub. 22-jirkaan reer France ayaa xili ciyaareed qurux badan ku qaatay kooxda Monaco ee horyaalka Faransiiska wuxuuna kaliya sanadii 2013 kaga yimid Sevilla waxaana soo baxayay warar hoose oo sheegaya…

Page 1 of 13123Next ›Last »