Home » Archives by category » Horyaalada » Bundesliga (Page 7)

Koox Laga Sameeyay Xidigaha Ugu Tayada Wanaagsan Ee Xagaagan Kooxaha Yurub Heshiis La Gaareen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub dhawaan ayay bilaaban doonaan waxayna kooxaha intooda badan gacanta kusoo dhigeen xidigaha ay aaminsan yihiin inay awood dheeraad ah kusoo kordhin karaan, sidaa darteed waxaan idiin heynaa macluumaad ku saabsan koox laga sameeyay xidigha ugu tayada wanaagsan ee ilaa haatan suuqa Yurub lagu…

Rasmi: Xidiga Kooxda Chelsea Oriol Romeu Oo Amaah Lagu Siiyay Naadiga Stuttgart

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

22-jirka khadka dhexe kaga cayaaro kooxda Chelsea Oriol Romeu ayaa loo ogolaaday inuu qaab amaah ahaan ah ugu biiro naadiga VFB Stuttgart wuxuuna Bundesligaha Jarmalka ku suganaan doonaa xidigan dhalinya yar 12-bilood ee nagu soo fool leh, laacibkan u dhashay dalka Spain xili cayaareedkii hore waxay Chelsea amaah ku siisay…

Wax Ka Baro Xidigaha Tayada Wanaagsan Laakiin Aanan Xiranin Maaliyada Xulalka Ay Kasoo Jeedaan Dal Ahaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koobkii aduunka ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyay dalka Brazil waxaa ka qayb qaateen inta badan laacibiinta aduunka ugu caansan sidoo kalena 32-xul ee tartankan ka qayb qaateen waxay horey usoo wateen min 23-cayaaryahan balse nasiib daro waxaa jiraan laacibiin aad u tayo wanaagsan kuwaaoo aan weli xiranin maaliyada xulalkooda…

Bayern Munich oo Doonyesa Iney Soo Xerogaliso Goolhaye Artur Boruc

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Bayern Munich ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay la xariirtay goolhaya reer Poland Artur Boruc kaasi oo ka tirsan kooxda Southampton wuxuuna xidigan kooxdiisa ka dalbaday inaysan fursadan qaaliga ah ka hor istaagin. Goolhaye Boruc ayaa diyaar u ah inuu mustaqbalkiisa cayaareed kasii wato garonka Allianza Arena…

Rasmi: Bayern Munich Oo Beenisay Inay Xiiseyneso Saxiixa Sami Khedira

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Warargesyada dalka Spain ayaa qoreen in kooxda Bayern Munich ay heshiis la gaari rabto Sami Khedira waxayna ka dhawaajiyeen in xili cayaareedka dambe ay Bayern kubad bur buriyahan si xor ah ku qaadan doonto balse maamulka Bayern ayaa si dhaqsi ah warkan  beeniyeen waxaana arinkan ka hadlay masuulka ugu sareeyo…

Wax Ka Baro Steven Gerarad Iyo Xidigaha Isaga La Mid Ah Oo Hal Naadi Mustaqbalkooda Cayaareed U Horeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhawaan kabtan Steven Gerard wuxuu aqbalay inuu kooxdiisa Liverpool u saxiixo heshiiskii ugu dambeeyay mustaqbalkiisa cayaareed tani ayaa ka dhigan in sanada 2016 uu Steven cayaaraha kusoo gaba gabeyn doono garoonka Anfield sidoo kale waa macquul inuu kubada cagta kusii waaro labo sano kadib, waxaa naga xasuusin ah in Gerard…

MARCA: Bayern Munich Oo Si Xor Ah Ku Dooneysa Sami Khedira

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Bayern Munich ayaa ku warantay iney weydiisatay Sami Khedira inuu hoos u dhigo arinta ku aadan heshiiskiisa Real Madrid isla markaana uu xili ciyaareedkaan kusii sugnaado Bernabue si ay Bayern xor ugu hesho xidigaan xili ciyaareedka xiga. Asal Turkigaan heysta dhalashada Jarmalka ayaa heshiiska uu ku joogo Real Madrid…

Warbixin: Marco Reus Oo Diiday Inuu Kooxdiisa Dortmund Heshiis Cusub U saxiixo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska ugu afka dheer dalka Jarmalka The Bild ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in Marco Reus uu kooxdiisa Dortmund ka diiday inuu heshiis cusub u saxiixo. Xidigan awooda badan ayaa kusii dhawaanayo ku biiritaanka kooxda Bayern Munich wuxuuna haatan niyada ka jebiyay maamulka Dortmund oo ku rajo weynaayeen…

10-Heshiis Oo Aan Filan Doono Inay Dhawaan Si Rasmi Ah U Hirgalaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha Yurub ugu caansan waxay dadaal xoogan ugu jiraan inay lasoo saxiixdaan laacibiinta ay aaminsan yihiin inay awood dheeraad ah kusoo kordhin karaan sida darteed waxaan idiin heynaa 10-heshiis oo haatan bilaaw iyo dhamaad isugu jiraan, waxaana lagu wadaa in heshiisyadan ay si rasmi ah u hirgaaan maal maha nagu…

Robert Lewandowski Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Robert Lewandowski 4-sano ka hor caalamka lagama aqoonin wuxuuna xiligaas ku sugnaa Bariga Yurub gaar ahaan dalka Poland balse weeraryahankan awooda badan mudo gaaban ayuu caalamka isku baray haatana waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay gool dhaliyaha ugu wanaagsan qaarada Yurub, waxaan maanta si gaar ah uga hadli doonaa hantida uu…

Close