Home » Archives by category » Horyaalada » Bundesliga (Page 6)

Rasmi: Goolhaye Pep Reina Oo Ku Biiray Naadiga Bayern Munich

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goolhayaha xulka Spain iyo kooxda Liverpool Pep Reina ayaa si rasmi ah ugu biiray naadiga Bayern Munich wuxuuna Reina mustaqbalkiisa cayaareed kasii wadan doonaa Bundesligaha Jarmalka, Reina ayaa qalinka ku duugay heshiis 3-sano ah waxayna Bayern ku iibsatay goolhayahan waaya araga ah 3-milyan oo euro ah. 31-jirkan ayaa ka aqbalay…

Kulamada Saaxiibtinimo Ee Maanta Iyo Caawo Kooxaha Yurub Cayaari Doonaan:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Kooxaha Yurub ugu caansan waxay diyaar garow adag ugu jiraan bilaabashada xili cayaareedka cusub 2014/15 sidaa darteed manta iyo caawo kulamo xiiso badan ayaa qaaradaha aduunka ka dhici doonaan fadlan hoos kaga bogo jadwalka kulamadan oo dhameestiran: 4:30 galabnimo Indonesia All Star Vs Juventus 4:30 galabnimo Werder Bremen Vs Hannover…

Wax Ka Baro Laacibiinta Aqoontooda Dhanka Waxbarashada Aadka U Sareyso (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan xirfadlayaasha kubada cagta waxay kasbadaan mushaar ama daqli aad u fara badan ayagoon laheen aqoon heer sare ah , balse maanta waxaan idiin heynaa xidigo fara ku tiris ah kuwaas oo aqoontooda dhanka cilmiga aad u sareyso sidoo kalena heestaan shahaado heer jaamacad ah. Dabcan laacibiintan waxay isugu…

Borrusia Dortmund Oo Niyad Jabisay Kooxaha Liverpool iyo Man United

Borrusia Dortmund Oo Niyad Jabisay Kooxaha Liverpool iyo Man United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borrusia Dortmund ayaa shaaca ka qaaday hadal aan u wanaagsaneen dhagaha kooxaha Liverpool iyo Manchester United kadib markii ay ka hadleen mustaqbalka Marco Reus. 25-jirkaan heerka caalami ee xulka Jarmalka ayaa mudo badan lala xiriirinayay kooxaha Liverpool iyo Man United, balse kooxda BVB ayaa hoos u dhigtay wararka xidigaan u…

Arjen Robben Oo Ka Hadlay Hadafkiisa Ku Aadan Xili Cayaareedkan 2014/15

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka ugu xawaaraha dheereeyo dhamaan xirfadlayaasha kubada cagta Arjen Robben ayaa si gaar ah uga hadlay yoolka uu hiigsan doono xili cayaareedkan 2014/15, xidigan tayada wanaagsan ayaa lagu wadaa inuu dhawaan tababarka kooxdiisa Bayern Munich dib ugu soo laabto kadib markii fasax dheeri ah la siiyay wuxuuna doonayaa inuu xili…

Koox Laga Sameeyay Xidigaha Ugu Tayada Wanaagsan Ee Xagaagan Kooxaha Yurub Heshiis La Gaareen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub dhawaan ayay bilaaban doonaan waxayna kooxaha intooda badan gacanta kusoo dhigeen xidigaha ay aaminsan yihiin inay awood dheeraad ah kusoo kordhin karaan, sidaa darteed waxaan idiin heynaa macluumaad ku saabsan koox laga sameeyay xidigha ugu tayada wanaagsan ee ilaa haatan suuqa Yurub lagu…

Rasmi: Xidiga Kooxda Chelsea Oriol Romeu Oo Amaah Lagu Siiyay Naadiga Stuttgart

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

22-jirka khadka dhexe kaga cayaaro kooxda Chelsea Oriol Romeu ayaa loo ogolaaday inuu qaab amaah ahaan ah ugu biiro naadiga VFB Stuttgart wuxuuna Bundesligaha Jarmalka ku suganaan doonaa xidigan dhalinya yar 12-bilood ee nagu soo fool leh, laacibkan u dhashay dalka Spain xili cayaareedkii hore waxay Chelsea amaah ku siisay…

Wax Ka Baro Xidigaha Tayada Wanaagsan Laakiin Aanan Xiranin Maaliyada Xulalka Ay Kasoo Jeedaan Dal Ahaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koobkii aduunka ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyay dalka Brazil waxaa ka qayb qaateen inta badan laacibiinta aduunka ugu caansan sidoo kalena 32-xul ee tartankan ka qayb qaateen waxay horey usoo wateen min 23-cayaaryahan balse nasiib daro waxaa jiraan laacibiin aad u tayo wanaagsan kuwaaoo aan weli xiranin maaliyada xulalkooda…

Bayern Munich oo Doonyesa Iney Soo Xerogaliso Goolhaye Artur Boruc

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Bayern Munich ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay la xariirtay goolhaya reer Poland Artur Boruc kaasi oo ka tirsan kooxda Southampton wuxuuna xidigan kooxdiisa ka dalbaday inaysan fursadan qaaliga ah ka hor istaagin. Goolhaye Boruc ayaa diyaar u ah inuu mustaqbalkiisa cayaareed kasii wato garonka Allianza Arena…

Rasmi: Bayern Munich Oo Beenisay Inay Xiiseyneso Saxiixa Sami Khedira

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Warargesyada dalka Spain ayaa qoreen in kooxda Bayern Munich ay heshiis la gaari rabto Sami Khedira waxayna ka dhawaajiyeen in xili cayaareedka dambe ay Bayern kubad bur buriyahan si xor ah ku qaadan doonto balse maamulka Bayern ayaa si dhaqsi ah warkan  beeniyeen waxaana arinkan ka hadlay masuulka ugu sareeyo…

Close