Home » Archives by category » Horyaalada » Bundesliga (Page 5)

Podolski “Ma Jiro Qorshe Ay Jarmalka Ugu Tala Galeen Inay Cristiano Ronaldo Ku Raacaan”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xulka Jarmalka Lukas Podolski oo siweyn ugu hanqal taagayo kulanka adag ee dhex mari doono Germany Vs Portugal habeenka isniinta ayaa meesha ka saaray in xidigaha xulkiisa ay ku mashquuli doonaan qaabkii Cristiano Ronaldo kubada looga ilaalin lahaa wuxuuna Podolski sheegay in kulankan xiisaha badan ay diyaar garow adag…

Sir Ku Aadan Line Up-ka Jarmalka Oo La Helay Cayaarta Ay la Cayaari Doonaan Portugal

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare Joachim Low wuxuu ku dadaalay inuu saxaafada la wadaagin xogtiisa gaar ka ah ee ku aadan diyaar garowga ay ugu jiraan koobka aduuna balse saxaafada oo xeelado kala duwan adeegsaneyso ayaa heshay Line Up-ka uu tababaraha xulka Jarmalka lasoo shirtagi doono kulanka ay xulkan la cayaari doonaan dhigooda Portugal…

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Yurub Iyo Dhaq Dhaqaaqa Ay Wadaan Kooxaha Aduunka Ugu Caansan:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama dunida oo idil ay ka dhur sugeyso bilaabashada koobka aduunka oo ku beegan maalinta Khasmiista ah hadana kooxaha Yurub ugu caansan waxay wadaan dadaalo ay ku doonayaan inay soo xero galiyaan qaar ka mid ah xidigaha ay niyada ku hayaan ama ay la xariirayeen todobaadyadii ugu dambeeyay sidaa darteed…

Rasmi: Muller Iyo Lahm Oo Heshiis Cusub Bayern Munich U Saxiixeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska The Bild ee lagu tilmaamo midka ugu afka dheer dalka Jarmalka ayaa si rasmi ah u baahiyay labada xidig ee Bayern Munich ugu muhiimsan inay heshiis cusub qalinka ku duugeen, Thomas Muller iyo Philipp Lahm ayaa xaqiijiyay inay mustaqbalkooda cayaareed Munich ku dhameesan doonaan madaama ay ogolaadeen inay sanado…

Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono Marco Reus Oo La Shaaciyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borrusia Dortmund ayaa shaaca ka qaaday mudada rasmiga ah oo uu garoomada ka maqnaan doono wiilka reer Jarmal ee nasiibka u yeelan waayay inuu xulkiisa u raaco Brazil Marco Reus. 25-jirkaan ayaa dhaawac dhanka canqawga ah uu soo gaaray kulan saaxibtinimo oo ay xulkiisa la ciyaareen Armenia kulan kusoo idlaaday…

Ilkay Gundogan Oo Isbadal Weyn Ku Yimid Jirkiisa Kadib Dhawaacii Halista Ahaa Ee Asiibay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad qaabeeyaha naadiga B. Dortmund Ilkay Gundogan oo aan ka qayb qaadan doonin koobka aduunka kadib markii uu dhaawac halis ah dhanka dhabarka kasoo gaaray ayaa laga soo bandhigay sawiro muujinaayo in jirkiisa uu isbadal weyn ku yimid madaama xidigan mudo 11-bilood ah uusan kubada cayaaran muuqaal ahaan Ilkay cayil…

Rasmi: Mario Mandzukic Oo Sheegay Inuu Bayern Munich Boorsadiisa Ka Qaatay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka xulka Croatia Mario Mandzukic ayaa si rasmi ah u sheegay inuu kooxdiisa Bayern Munich ka tagay sidoo kalena uusan dib ugu soo laaban doonin garoonka Allianz Arena, weeraryahankan awooda badan ayaa mudo la hadal haayay inuusan ku qanacsaneyn ka mid ahaan shaha Bayern madaama uu uusan ku faraxsaneyn qaabka…

Xidigha Xulka Jarmalka Oo Soo Gaareen Dalka Brazil (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Magaalada Salvador ee dalka Brazil waxaa kasoo dageen xulka Jarmalka oo ka mid ah xulalka ugu tunk weyn ee koobka aduunka ka qayb qaadan doonaan, xidigaha xulkan waxaa horkacaayay macalin Joachim Low waxayna dagi doonaan magaalada Salvador oo xarun u noqon doonto xulkan matalaayo qaarada Yurub. Xidigaha xulka Jarmalka ayaa…

EA Sports  2014 FIFA World Cup OO Sadaal Dhameestiran Koobka Aduunka Ka Bixiyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

EA Sports  2014 FIFA World Cup oo sanad walbo sadaal ka bixiso cayaaraha aduunka markii ay bilaaban rabaan ayaa soo bandhigtay sadaashii kala duwaneed, waxaana xusid mudan in EA Sports  2014 FIFA World Cup ay xulka Jarmalka u sadaaliyeen hanashada koobka aduunka waxayna sheegeen in Jarmalka uu noqo doono xulkii…

Toni Kroos Oo Markale Man United Iska Diiday Balse Soo Dhaweeyay Dalabka Kooxda Spain Ugu Awooda Badan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha xulka Jarmalka Toni Kroos oo tirsanaayo maal maha uu Bayern Munich lasii joogi doono ayaa markale meesha ka saaray inuu kooxda Man United ku biiri doono wuxuuna xidigan sheegay in qorshihiisa aysan ku jirin inuu ka cayaaro garoonka Old Trafford balse xidigan tayada wanaagan ayaa soo dhaweeyay hadal…

Close